somaliland party 18 may qatar pics

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

somaliland party 18 may qatar pics

Post by Khalid Ali »

Dabaaldeg balaadhan oo jaaliyada Qatar ay ku xustay maalinta 18ka May


SDWO (Qatar 23/05/2010) Xuska sanad guurada 19 aad ee 18 May oo aad looga dabaal dagay lagana xusay wadanka Qatar ayaa bulshada reer Somaliland ee kunool wadanka Qadar ay si heer sare ah u soo abaabuleen ,una agaasimeen xaflad balaadhan oo lagusoo bandhigay heeso wadani ah iyo qudbado aad u qiimo badan ,oo lagaga hadlaayay halgankii loo somaray qaranimada Somaliland ,iyo lasoo noqoshadii madaxbanaaninda gooni isu taaga Somaliland


Image

Waxaa halkaasi ka hadlay aqoonyahano badan oo reer Somaliland ah, halkaas oo ay ku qaadaa dhigeen kuna lafo gureen horumarka Somaliland ku talaabsatay intii ay la soo noqotay dawladnimadeedii. Waxa kale oo ay halkaa kaga hadleen dhibaatooyinkii ay u soo mareen halgamayaashii SNM iyo sida geesinimada leh ee ay ku xaqiijiyeen himiladii ay ku taamayeen

Image

Waxay xafladani ay kaga duwanayd kuwii hore iyada oo agaasimkeedu ahaa mid aad u heersareeyay, isla markaana Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Labada guddoomiye ee Xisbiyada Mucaaridka ahiba ay halkaa uga soo direen hambalyo ay ku tahniyadaynayeen jaaliyadda reer Doha; farxad gelisay dadka reer Somaliland eek u dhaqan dalkan Qatar.

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: somaliland party 18 may qatar pics

Post by abdikarim86 »

landers everywhere :up: :D :sland:
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: somaliland party 18 may qatar pics

Post by abdikarim86 »



emporior what is the name of this song
User avatar
AbrahamXirsi
Posts: 136
Joined: Wed May 05, 2010 7:09 pm

Re: somaliland party 18 may qatar pics

Post by AbrahamXirsi »

:up: :sland:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: somaliland party 18 may qatar pics

Post by Khalid Ali »

abdikarim86 wrote:

emporior what is the name of this song

I dunnow the name of the song its a new song made for somaliland. U like my video :up: :sland: :D
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”