Halkee Marayaa qaban qabada Shirka Leicester.SHIRWEYNAHA MIDAYNTA , QURBAJOOGTA IYO HORUMARINTA, DEEGAANADA BEESHA SADE
Jimce, May 28, 2010 illaa Axad, May 30, 2010
Leicester Coliseum
98-100,Melton Road
Leicester LE4 5EB
SHIRWEYNAHA MIDAYNTA
QURBAJOOGTA IYO HORUMARINTA
DEEGAANADA BEESHA SADE
Halkee Buu Marayaa Qabanqaabada Shirwaynahii Leicester ka Dhici Lahaa 28-30 May 2010?Waxaan dhamaan lala socodsiinaynaa bulshada reer Sade ee ku nool aduunka dhinacyadiisa in shirwaynihii gogol xaarka u ahaa habkii maamul loogu samayn lahaa deegaanada beesha Sade.
Runtii waxaa ka furmi doona hadii Eebe idmo 28/05/10 shir kaas oo looga hadli doona dhamaan habkii wax loogu qaban lahaa bulshada laguna raadin lahaa midnimada qurba joogta beesha Sade.
Hadaba waxaan idinka codsanaynaa hadaan nahay bahda qabanqaabada shirka inaad nagala soo qayb gashaan shirka adinkoo mahadsan intiina awooda inta kalena waxay kala socondoonaan websityada iyo idaacadaha.
Waxaan idiin sheegaynaa inay jiri doonaan maalmaha shirku socdo odayaal iyo dad badan oo bulshada ku dhex leh magac oo aan ku soo xiri doono Taleefoon.
Mahadsanidiin
Maxamed Xaashi viva galgaduudland
