{Galkacyo}26-05-10 Wararka ka imanya Caasimada G.Mudug ayaa sheegaya in dhaawacyadii shacabka ka soo gaadhay dagaaladii Ethopia iyo SNMta ku soo qaadeen cayne in laga soo wado Gaalkacyo loogana diyaar garoobey. Waraka ayaa intaas ku daraya in saacadihii ugu danbeeyey heegan buuxa lagalayey Shaqaalaha Isbitaalka weyn ee
Waxaa Saacadihii ugu danbeeyey heegan buuxa lagalayey Shaqaalaha Isbitaalka weyn ee magaalada Gaalkacyo kadib markii Dhaawacyo badan oo laga soo daabulayo gobolada SSC gaar ahaan gobolka Cayn la sheegey in loo soo wado magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Dhaawacyadan oo mudo saacado ah loo diyaar garoobeyey ayaa sida uu qorshuhu ahaa waxay ahayd in Xalay la keeno magaalada,laakiin Roobab mahiigaan ah oo ka da'ay gobolka mudug ayaa sababay in uu dhaawacyaadaasi dib u dhac,Shaqaalaha Isbitaalka guud ee Gaalkacyo oo wata gawaarida gurmadka deg dega ah ayaa saacado badan oo xalay & saaka ah waxay sugayaan dhaawacyadaas.
Maamulka cusub ee dhawaan loo magacaabay caafimaadka gobolka Mudug & qaarkamid ah madaxda gobolka Mudug ayaa dhaawacyadan inay soo kaxeeyaan u diyaar garoobey waxayna kusugan yihiin meel gaalkacyo u jirta 20-Km,waxaana ay sheegeen in wadadu ku xirantay Dhaawacyada.
Galkacyo Soomaliya
http://www.radiowidhwidh.com/html/modul ... e&sid=1571
Wounded SSC shacab being brought to Galkacyo
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 897 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 50 Replies
- 4153 Views
-
Last post by cyanide
-
- 1 Replies
- 1063 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 19 Replies
- 3151 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 6 Replies
- 510 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 319 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 6 Replies
- 911 Views
-
Last post by Shift
-
- 1 Replies
- 628 Views
-
Last post by cheifaqilbari
-
- 35 Replies
- 4414 Views
-
Last post by eliteSomali
-
- 0 Replies
- 295 Views
-
Last post by grandpakhalif
