News Update: Puntland Sents Wafdgii To Widhwidh
Moderator: Moderators
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
News Update: Puntland Sents Wafdgii To Widhwidh
Wafdigii Puntland oo Widhwidh ku dhow.
Widhwidh:(Allpuntland)-Wafdi sare oo kasocda Dawlada Puntland oo uu hogaaminayo gudoomiye xigeenka Baarlamaanka Dawlada Puntland ayna ku weheliyaan wasiiro & madax kale oo xalay ka baxay magaalada Gaalkacyo ayaa waxay maanta gudaha u galeen qeybo kamid ah gobolka Cayn.
Wafdigan ayaa waxay intooda badani kasoo jeedaan gobolka Cayn ayaa waxay goordhaw gaareen Tuulooyin kaabiga ku haya degmada WidhWidh ee gobolka Cayn halkaas oo ay kulamo xasaasi ah ka bilaabeen,waxayna sheegeen in ay goordhow tagayaan magaalada WidhWidh si ay bal uga qeybqaataan dejinta colaad halkaas ka taagan.
Wasiirka Kaluumaysiga & Kheyraadka badda ee Puntland Maxamed Faarax Aadan ayaa warbaahinta u sheegey inay gaalkacyo xalayba kasoo laabteen,wuxuuna intaas kudaray in ujeedada ugu muhiimsan ee ay halkaas u tagayaan ay tahay soo qaadida dhaawacyo halis ah oo gaalkacyo loo daabuli doono.
"Xalay Gaalkacyo ayaanu tagnay,isla markiiba waanu kasoo laabanay,halkaas waxaanu ku kulanay madax badan oo reer Puntland ah & Siyaasiyiin gobolka Mudug kasoo jeeda,waxaanu sidoo kale is aragnay Takhaatiir halkaas kusugan,ujeedadayada ugu muhiimsanayd waxay ahayd in aanu Dhaawacyo yaala WidhWidh & Buuhoodle usoo daabulno dhanka gaalkacyo"Ayu yiri Wasiirka Kaluumaysiga ee Dawlada Puntland.
Sidoo kale Wasiirku wuxuu beeniyey in ciidamo ka tirsna kuwa Puntland & kuwa Soomaaliland ay isku hofadhiyaan degmada WidhWidh ee gobolka Cayn,waxana uu sheegey in malayshiyo Beeleedyo kasoo jeeda gobolada SSC & ciidanka Soomaaliland oo ay shacabku neceen ay halkaas ku dagaalameen imikana ay halkaas gaari doonaan si aysan mardanbe dhibaato u dhicin.
Cabdiqani Xayir
Allpuntland

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: News Update: Puntland Sents Wafdgii To Widhwidh
Shiidh fowqal shiidh ! dhawacoogi baa meesha ku khaayisay , wiig ka dib bayna dhabayacadii usoo gurmatay , waxaasa ku odhanaya marka dambe na dad nool baynu nahay .
War moderators ka meeshan baan sheegaya , inaga saara hartidan qudhunka ah , ama halkooda aynu ugu tagno oo aynu bashta ka soo saarno
War moderators ka meeshan baan sheegaya , inaga saara hartidan qudhunka ah , ama halkooda aynu ugu tagno oo aynu bashta ka soo saarno
Re: News Update: Puntland Sents Wafdgii To Widhwidh
bull shid: war orod oo mesha nacasnimada kala tagSomalian_Boqor wrote:Wafdigii Puntland oo Widhwidh ku dhow.
Widhwidh:(Allpuntland)-Wafdi sare oo kasocda Dawlada Puntland oo uu hogaaminayo gudoomiye xigeenka Baarlamaanka Dawlada Puntland ayna ku weheliyaan wasiiro & madax kale oo xalay ka baxay magaalada Gaalkacyo ayaa waxay maanta gudaha u galeen qeybo kamid ah gobolka Cayn.
Wafdigan ayaa waxay intooda badani kasoo jeedaan gobolka Cayn ayaa waxay goordhaw gaareen Tuulooyin kaabiga ku haya degmada WidhWidh ee gobolka Cayn halkaas oo ay kulamo xasaasi ah ka bilaabeen,waxayna sheegeen in ay goordhow tagayaan magaalada WidhWidh si ay bal uga qeybqaataan dejinta colaad halkaas ka taagan.
Wasiirka Kaluumaysiga & Kheyraadka badda ee Puntland Maxamed Faarax Aadan ayaa warbaahinta u sheegey inay gaalkacyo xalayba kasoo laabteen,wuxuuna intaas kudaray in ujeedada ugu muhiimsan ee ay halkaas u tagayaan ay tahay soo qaadida dhaawacyo halis ah oo gaalkacyo loo daabuli doono.
"Xalay Gaalkacyo ayaanu tagnay,isla markiiba waanu kasoo laabanay,halkaas waxaanu ku kulanay madax badan oo reer Puntland ah & Siyaasiyiin gobolka Mudug kasoo jeeda,waxaanu sidoo kale is aragnay Takhaatiir halkaas kusugan,ujeedadayada ugu muhiimsanayd waxay ahayd in aanu Dhaawacyo yaala WidhWidh & Buuhoodle usoo daabulno dhanka gaalkacyo"Ayu yiri Wasiirka Kaluumaysiga ee Dawlada Puntland.
Sidoo kale Wasiirku wuxuu beeniyey in ciidamo ka tirsna kuwa Puntland & kuwa Soomaaliland ay isku hofadhiyaan degmada WidhWidh ee gobolka Cayn,waxana uu sheegey in malayshiyo Beeleedyo kasoo jeeda gobolada SSC & ciidanka Soomaaliland oo ay shacabku neceen ay halkaas ku dagaalameen imikana ay halkaas gaari doonaan si aysan mardanbe dhibaato u dhicin.
Cabdiqani Xayir
Allpuntland
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: News Update: Puntland Sents Wafdgii To Widhwidh
SahanGalbeed wrote:wiig ka dib bayna dhabayacadii usoo gurmatay
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: News Update: Puntland Sents Wafdgii To Widhwidh
Baalkabood , hooyada wase wax kasta miyaad iska dafiraysa ?
War xaqiiq ah weeye , dhawaacagi baa ku khaayisay meesha , halkaanad anaga inoo laydhinaysa , hooyada daciifka ka wase .Maxaad haddana yeeli ? ma majeertenka ku soo gurmaday baad ku qaadi ?
Caku aqli qurjile
War xaqiiq ah weeye , dhawaacagi baa ku khaayisay meesha , halkaanad anaga inoo laydhinaysa , hooyada daciifka ka wase .Maxaad haddana yeeli ? ma majeertenka ku soo gurmaday baad ku qaadi ?
Caku aqli qurjile
Re: News Update: Puntland Sents Wafdgii To Widhwidh
waad iska caytameysaaye adigu ee meesha waxba ku ma hasyid. ee iska nefis will yar oo abti looyahay baad tahayeSahanGalbeed wrote:Baalkabood , hooyada wase wax kasta miyaad iska dafiraysa ?
War xaqiiq ah weeye , dhawaacagi baa ku khaayisay meesha , halkaanad anaga inoo laydhinaysa , hooyada daciifka ka wase .Maxaad haddana yeeli ? ma majeertenka ku soo gurmaday baad ku qaadi ?
Caku aqli qurjile
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: News Update: Puntland Sents Wafdgii To Widhwidh
Waad iga badisay walle , okay waan kaaga baxay 
Re: News Update: Puntland Sents Wafdgii To Widhwidh
WAR HEEDHEE KAN SAHAN GALBEED LA YIDHAA MIYUU CABSAN YAHAY, WAR NINKAN HOOYOOYINKA CAAYAYA WAA MAXAY DEE?? WAR IIDOOR IS QABTA DEE... OO DHIIGIIBAA IDINKU KACAYOO MARKAASAAD CAYTANTEENE... WAR NINKA QABTA OO KINIIN SIIYA...
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: News Update: Puntland Sents Wafdgii To Widhwidh
Wager , ninka hore baan la hadlay e , raali ahow
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 757 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 0 Replies
- 873 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 7 Replies
- 932 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 1 Replies
- 513 Views
-
Last post by Isseayaanle
-
- 1 Replies
- 529 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 5 Replies
- 755 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 451 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 311 Views
-
Last post by Shilka Jr.
-
- 12 Replies
- 851 Views
-
Last post by original dervish