Sool seeking the aid of ethiopia - 2008 - Flashbacks

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Sool seeking the aid of ethiopia - 2008 - Flashbacks

Post by Siciid85 »

Wefti Balaaran oo ka Socda Hogaanka Isimada Gobolada SSCayn oo Saaka u Baxay Dhinaca Ethiopia.......

Buuhoodle February 12, 2008

Weftigan isimada ah ee ka socda Dhulka SSCayn ayaa saaka safar ugu kicitimada Dhinaca Dalka Ethiopia gaar ahaa Gobolka Ismaamulka Soomaalida Ethiopia,Isimadan oo ay Weheliyaan Cuqaal ka socda isla Gobolada SSCayn ayaa saaka aad looga hadal hayaa Safarkooda Deg.Buuhoodle e Gobolka Cayn

Isimo iyo Cuqaal ka soo jeeda Dhulka Sool,Sanaag iyo Cayn ayaa saaka Safar ugu kicitimay Gobolka Ismaamulka Soomaalida Dalka Ethiopia,Isimadan iyo Cuqaashan ayaa la sheegayaa in ay casuumad ka heleen Dawlada Ismaamulka Soomaalida Dalka Ethiopia,ma jirto cid Shaacisay sababaha ay xiligan uga heleen Casuumada madaxda Ismaamulka Soomaalida Ethiopia.

Dhulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia iyo Gobolada SSCayn ayaa waxaa ka dhexeeya xiriir soo jireen ah oo qota dheer ,iyada oo Madaxda Maamulka Somalida Ethiopiana ay safaro ku yimaadaan Dhulka SSCayn isla markaasina kulamo la qaataan Madaxda Dhaqanka ,wax-garadka iyo Siyaasiinta Dhulka SSCayn.

Ma jiro war cadaynaya in safarka Isimada iyo Cuqaasha SSCayn ku aadeen Dhulka Ismaamulka Soomaalida Ethiopia in ay uga sii gudbi Doonaan dhinac Caasimada Ethiopia iyo dawlada Dhexe ee Federaalka Ethiopia,Waxaase dadku saadaalinayaan in aanu safarka Isimada iyo Cuqaashu ku ekaan doonin Dawlada Ismaamulka Soomaalida Ethiopia oo keliya ee laga yaabo in ay hore ugu sii gudbaan Dawlada Dhexe ee Federaalka Ethiopia.

Cabdulaahi Yare

Xargaga Online

Buuhoodle-Cayn

Wafti issimo Ah Oo Ay Hogaaminyaan Garaad Jaamac iyo Garaad C\laahi Garaad Soofe Oo U Kacay Gobolka Wardheer Ee Itoobiya

Waxaa ka anbabaxay Gobolladda SSC Wafti balaadhan oo ay hogaaminayaan İssimadda Kala ah Garaad Jaamac ,Garaad C\laahi Garaad Soofe, Boqor C\laahi, Suldaan Siciid İyo Garaad Saleebaan Buraale ,waftigan oo ka helay Casuumad dawladda İtoobiya ayaa waxaa lagu wadaa in ay kawdaa hadlaan arrimaha nabad galyada.

Ergooyinka ay hogaaminyaan issimadani ayaa waxa ay gaadhayaan 100 xubnood waxaana ay halkaasi kula kulmi doonaan magaalada Qaloocan ee gobolka wardheer mas,uuliyiinta dawladda ee itoobiya ee deegaankaasi.

Xubno ku dhaw dhaw İssimada ayaa waxa ay sheegeen in ay odayaashu doonayaan in İtoobiya ay aad isu soo waraystaan gaar ahaan arrimaha nabad galyada oo aanay noqon dadka deegaanka iyo dawlada İtoobiya kuwo had iyo jeer warar qaldan loo kala qaado.

waxyaalaha kale ee ay odayaashu kala hadlayaan mas,uuliyiinta itoobiya ayaa lagu sheegay sidii wax looga qaban lahaa deeganada ay degaan qabaa,ilka *********** ee ku jira gudaha ismaamulka Soomaalida itoobiya sidii loo xoojin lhaa nabad galyada, dawladda itoobiya ayaa muddooyinkii ugu danbeeyey waday horumar dhinaca arrimaha bulshada oo ay ka qabanaysa deegaanka Marqaan weyne , halkaas oo ay ka qoday ceel biyo laga helay, waxa kale oo dhawaan xadhiga laga jaray dugsi hoose dhexe.

Boocame Online News

Boocame@hotmaill.com

Itoobiya Oo M/weyne Gen. Cadde Ku Amartay Inuusan Isu Soo Sharaxin Puntland Mark

(Addis Ababa}10.2-8
"Wada hadalo Addis Ababa uga socday Madaxweynaha Puntland Gen. Cadde Muuse iyo Saraakiil sare oo Itoobiyaana ayaa la soo weriyay inay qarka u saran yihiin kala tag ka kadib markii ay isku fahmi waayeen hindisayaal la xidhiidhay inuu baneeyo kursiga Madaxtooyada Puntland .

Saraakiisha sare ee Itoobiya ayaa Cadde Muusse u sheegay inay Puntland halis ku tahay amaanka Itoobiya iyagoo si gaara u xusay in hub ay dagaalyahanada Jabhada ********iya kala degaan Dekadda Boosaaso lagu weeraro Itoobiya.

Sarkaal sare oo ka tirsan Saraakiisha la kulmay Madaxweyne Cadde ayaa warbixin uu siiyay Waaxda arrimaha dibada ee Itoobiya wuxuu ku sheegay inay Cadde Muusse isku fahmi waayeen wada hadaladii ay la yeesheen uuna ka biyo diiday hindisahii la xidhiidhay inuusan mar kale isu sharaxin hogaanka Puntland.

Madaxweyne Cadde Muusse ayaa Saraakiisha Madaxtooyadiisa qaar ka tirsan u sheegay inay Itoobiya ay ku qasbayso inuu wareejiyo Puntland taasna ay muhiim tahay inay la socdaan.

wada hadalada labad dhinac ayaa u muuqdo kuwa fashil qarka u saran hadii uusan madaxweyne yuusuf ku guuleeysan Xalinta khilaafka u dhaxeeya.

Widhwidh Online News Desk..Media Center
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Sool seeking the aid of ethiopia - 2008 - Flashbacks

Post by udun »

Bogus information as ussual. It was actually Ethiopia who is keeping that filth militia and made it clear to all of the traditional elders that it is they who brought them in. It is the Ethiopians who have warned to all of the politicians in PL that they should not dare to advance their army to Sool. They are basically pursuing their long term interest of dividing Somalia and creating a Bantu-lands where Ethiopia is the kingbin that is making all of the decisions.

END Of the Story.
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Sool seeking the aid of ethiopia - 2008 - Flashbacks

Post by malakumod »

udun wrote:Bogus information as ussual. It was actually Ethiopia who is keeping that filth militia and made it clear to all of the traditional elders that it is they who brought them in. It is the Ethiopians who have warned to all of the politicians in PL that they should not dare to advance their army to Sool. They are basically pursuing their long term interest of dividing Somalia and creating a Bantu-lands where Ethiopia is the kingbin that is making all of the decisions.
END Of the Story.
like you beloved bugland
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Sool seeking the aid of ethiopia - 2008 - Flashbacks

Post by udun »

malakumod wrote:

But at least it is not a fiction. :som: :up:
ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: Sool seeking the aid of ethiopia - 2008 - Flashbacks

Post by ModerateMuslim »

utterly disgusting. these treacherous garaads need to be liquidated, just like back in the days when the mad-mullah and dervish were around :up:

may god bless the heroes of somalia - the dervish - and forgive their shortcomings.
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Sool seeking the aid of ethiopia - 2008 - Flashbacks

Post by malakumod »

udun wrote:
malakumod wrote:
udun wrote:Bogus information as ussual. It was actually Ethiopia who is keeping that filth militia and made it clear to all of the traditional elders that it is they who brought them in. It is the Ethiopians who have warned to all of the politicians in PL that they should not dare to advance their army to Sool. They are basically pursuing their long term interest of dividing Somalia and creating a Bantu-lands where Ethiopia is the kingbin that is making all of the decisions.
END Of the Story.
like you beloved bugland
But at least it is not a fiction. :som: :up:
sure oo maxaad bugland ku leedahay horta wa iga su'aal ee :lol: :lol: :lol:
nacas foqol nacas
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Sool seeking the aid of ethiopia - 2008 - Flashbacks

Post by udun »

malakumod wrote:
udun wrote:
malakumod wrote: like you beloved bugland
But at least it is not a fiction. :som: :up:
sure oo maxaad bugland ku leedahay horta wa iga su'aal ee :lol: :lol: :lol:
nacas foqol nacas
Many things and I am not full cuqdad. At least, I know where my godob lies unlike some who are in the business of "Aabow ka yar iga qabo oo ka weyn igusoo daa". You will never find mine and my kinds' complaints that PL did not do this, PL is not doing something for me, and when it is obvious who is behind this predicament that we found ourselves. If you can do something, go and do it and prove it. Otherwise, shut up and stop complaining as if you are widows whose livestock were taken away and who are at the sametime helpless.
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Sool seeking the aid of ethiopia - 2008 - Flashbacks

Post by malakumod »

[

[/quote]
here you go sxb you have no substance caqlina iska ba daa. i asked a simple question war bugland maxaad ku qabtaa baan ku idhi. and you answer is 'many things'. loool
ok maxaa ku mid ah. maxay bugland dadka iyo dhulkaaga doona u qabtay?. maxaa faa'ido ah oo puntland kugu jira, maxay ku soo wadaa, dhulku is laascaanood uun ma aha, meelaha kale maxay kale ka qabtay, xagee bey ka taliysaa?. the answer to all those questions is ansolutely nothing or no where. marka maxaad bugland ku qabta oo aan ahaan hambada faroole uu ina cali shire iyo saxiibtii ku cunaan garowe.
adeer anigu puntland u ma baahni, cid alaale cid anaan iska celin garina ma jirto. laakin adigu cidna iskama celin gartii lagana amaaan helimaayo. adeer wax runta ku sheega baad u bahantahay but your luck this a public forum. motherfucker orod oo ceerigaabodii aad 1990kii ka soo caraarta iyo xudunta sacad yoniis (of all people) kugu gorfadhiyo ku noqo hadaa xiniyo haysiid hadii kale iska aamu
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Sool seeking the aid of ethiopia - 2008 - Flashbacks

Post by udun »

malakumod wrote: here you go sxb you have no substance caqlina iska ba daa. i asked a simple question war bugland maxaad ku qabtaa baan ku idhi. and you answer is 'many things'. loool

Ninka soo raacay Isaaq oo gabdhihiisa lagu hor fuulaa waa adi, haddana baroortiisii laga fadhiyi la' yahay. Ceerigaabo iyo Xudunna raggayga iyo xiniinyahaygaan ku joogaa sidaadana meel walba kama guurin. Ninkay Solomod iyo Reer Yusuf gumaysatay waa adi. Ninka isimadiisu ugu tagayeen Gaashaamo iyo meelo ka fog fog SNM oo ku baryoomatayayeen si uu nabad u helo waa adi. Jagada Inna Cali Shirena waa taad u waalatay oo aad u barooranaysay, haddaad weydey dee meel walba ka barooro. waa tan garaada ku sheegaagina maanta ku warwareegaya Tukaraq - Buurawadal iyo dal Ugaadhyahan oo waayey meel ay aadaan.
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Sool seeking the aid of ethiopia - 2008 - Flashbacks

Post by abdalla11 »

waryaada, allow udun in your private room and meeshaas isku karbaasha instead of in public :down:
User avatar
1nemansquad
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11434
Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
Location: Over here and over there

Re: Sool seeking the aid of ethiopia - 2008 - Flashbacks

Post by 1nemansquad »

this visit to wardheer region by the Isins of SSC has nothing to do with bending over for Amxaaro's like the rest of Somali politicians are doing but development and security of the hawd so that Ethio's aren't used against us in the future by the Idoor's or anyone else for that matter.
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Sool seeking the aid of ethiopia - 2008 - Flashbacks

Post by malakumod »

udun wrote:
malakumod wrote: here you go sxb you have no substance caqlina iska ba daa. i asked a simple question war bugland maxaad ku qabtaa baan ku idhi. and you answer is 'many things'. loool
ok maxaa ku mid ah. maxay bugland dadka iyo dhulkaaga doona u qabtay?. maxaa faa'ido ah oo puntland kugu jira, maxay ku soo wadaa, dhulku is laascaanood uun ma aha, meelaha kale maxay kale ka qabtay, xagee bey ka taliysaa?. the answer to all those questions is ansolutely nothing or no where. marka maxaad bugland ku qabta oo aan ahaan hambada faroole uu ina cali shire iyo saxiibtii ku cunaan garowe.
adeer anigu puntland u ma baahni, cid alaale cid anaan iska celin garina ma jirto. laakin adigu cidna iskama celin gartii lagana amaaan helimaayo. adeer wax runta ku sheega baad u bahantahay but your luck this a public forum. motherfucker orod oo ceerigaabodii aad 1990kii ka soo caraarta iyo xudunta sacad yoniis (of all people) kugu gorfadhiyo ku noqo hadaa xiniyo haysiid hadii kale iska aamu
Ninka soo raacay Isaaq oo gabdhihiisa lagu hor fuulaa waa adi, haddana baroortiisii laga fadhiyi la' yahay. Ceerigaabo iyo Xudunna raggayga iyo xiniinyahaygaan ku joogaa sidaadana meel walba kama guurin. Ninkay Solomod iyo Reer Yusuf gumaysatay waa adi. Ninka isimadiisu ugu tagayeen Gaashaamo iyo meelo ka fog fog SNM oo ku baryoomatayayeen si uu nabad u helo waa adi. Jagada Inna Cali Shirena waa taad u waalatay oo aad u barooranaysay, haddaad weydey dee meel walba ka barooro. waa tan garaada ku sheegaagina maanta ku warwareegaya Tukaraq - Buurawadal iyo dal Ugaadhyahan oo waayey meel ay aadaan.
baroodtu orgiga ka weyn, sxb hore baan ku sheegay xununka ku haya markiiba waan gartay. all wanted to do it is to bring out to open and you have done that. from now onwards your on my ignore list.
p.s by the way qoloda aad imooday ma ihi, hooyadaa iyo cuqdad ku buucda ba wase. your blinded by hatred for your own kind and that is why we should all ignore you.

Oo maad is sheegtid ninkaad tahay illeen adaa bilaabay reero la caayo e? Ma kalsoonidaa kaa maqan?

Cuqdad? War aniga rag kalaanu meeshan ku wada hadli jirney, ninka intuu kasoo baqay aniga i daba dhigtay waa adi. Adkayso marka Khaniis ibnu Khaniis.
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Sool seeking the aid of ethiopia - 2008 - Flashbacks

Post by malakumod »

^^^^^ far iyo meeshii bugta baa is og. adeer adigaa dad iska caaye. your on my ignore list this my last reply to u bro, dadka xanuunsanaya lama hadlo. take care bro ilahay hagu caafiyo: amiin amiin

P.S adeer reerka aan ahay mid la qariyo ma aha. :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”