Guddoomiyihii Olalaha Ee Xisbiga UDUB, C. Hindi - Wounded

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Guddoomiyihii Olalaha Ee Xisbiga UDUB, C. Hindi - Wounded

Post by Siciid85 »

Guddoomiyihii Olalaha Ee Xisbiga UDUB, Cismaan Hindi Oo La Dhaawacay.






Hargeysa (Ramaas) May 26, 2010 - Guddoomiyaha Olalaha Doorashada Madaxtooyada ee Xisbiga UDUB Cismaan Cabdillaahi Cigaal ayaa gacan laga jabiyey, isla markaana dhaawacyo kale la soo gaadhsiiyey, kadib markii ay weerar ku soo qaadeen koox dhalinyaro ah oo la sheegay inuu hogaaminayey sarkaal ka tirsan Xisbiga UDUB oo ay dhex martay xurguf ka dhalatay lacag la siinaayey Muraaqibiinta Xisbiga UDUB u joogay goobaha kaadhadhka lagu badalayay.



Xafiiska Olalaha Doorashada Madaxtooyada ee UDUB oo manta subixii hore uu gacan ka hadalkani ka bilowday ayaa markii uu cabaar dagaal ka gacanta ahi socday waxa la isku adeegsaday rasaas oo labada dhinac-ba waxa ay ku qalabaysnaayeen Baastoolado.



Ma jiro war rasmi ah oo Xisbiga UDUB ay ka soo saareen falka lagu dhaawacay Guddoomiyaha olalaha ee UDUB, hase yeeshee mar aanu isku dayday in aanu khadka talefoonka kula xidhiidho Cismaan Cabdillaahi Cigaal ayaanay noo suurto gelin Mobile-kiisa gacanta oo xidhaa awgeed.



Ramaasnews/office

Hargeysa/Somaliland
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Guddoomiyihii Olalaha Ee Xisbiga UDUB, C. Hindi - Wounde

Post by ToughGong »

That Hindi fellow always seems to be invoved in some type of ruckus
First time I met im I actualy though he wa a real Hindi

Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”