UCID get big welcome in Gabiley Region

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

UCID get big welcome in Gabiley Region

Post by Siciid85 »

Weftiga Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Maanta Si Layaab Leh Loogu Soo Dhaweeyey KALA-BAYDH Iyo WAJAALE + SAWIRO


Wajaale (Oodweynenews)- Weftiga ballaadhan ee uu hogaaminayo Gudoomiyaha xisbiga mcaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa saaka si layaab leh loogu soo dhaweeyey magaalooyinka Kalabaydh iyo Wajaaale ee ka hoos yimaada gobolka gabiley.


Weftiga xisbiga UCID oo saaka ka ambabaxay magaalada Gabiley oo ay xalay u hoydeen, ayaa waxa ay ku horayeen Kalabaydh oo si diiran loogu soo dhaweeyey, iyaga oo uga sii gudbay magaalada Wajaale oo uu ku eekaa safarka weftigu.



Soo dhawayn balaadhan ka dib gudoomiyuhu wuxuu kala hadlay dadwaynaha reer Wajaale barxada hore ee xafiiska guud ee dagmadaas wajaale ee xisbiga UCID, isaga si weyn uga mahadceliyey dadweynaha Wajaale sida cajiibka ah ee ay u soo dhaweeyeen, isla markanaa waxa uu ku adkeeyey inay marka la gaadho xilliga doorashada inay u codeeyaan xisbiga UCID, oo uu ku tilmaamay xisbiga keliya ee wadi karaya Somaliland, isla markaana gaadhsiin karaya horumar wax-ku-ool ah.


Waxa kale oo uu Gudoomiyuhu dadweynaha reer Wajaale ku booriyey inay qaataan kaadhadhka codaynta, isla mar ahaantaana ay ilaashaadan oo ay yihiin kaadhadhkii aqoobsiga.



Waxaa iyaguna halkaas dadweynaha kala hadlay masuuliyiin kale oo ka tirsan xisbiga UCID, kuwaas oo ka dhaawiyey in xisbiga UCID ay ka go’an tahay inuu u hagar-baxo horumarinta Somaliland haddii ku guulaysto doorashada madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa.


Weftiga uu hogaaminayo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, waxaa la filayaa inay caawa dib ugu soo noqdaan caasimada Somaliland, ka dib marka ay u soo dhamaadaan hawlaha xisbi ee ay u tegeen Wajaale.

Oodweynenews.com/Hargeysa Office


Image


Image



Image



Image



Image


Image


Image
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32729
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: UCID get big welcome in Gabiley Region

Post by Khalid Ali »

its actually wajaale and kalabaydh which comes under gabiley , ucid seems to have lots of supporters in wajaaale and kala baydh well done eng faisal cali waraabe :up: :sland:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: UCID get big welcome in Gabiley Region

Post by Siciid85 »

Well deegmaada Wajaale and kalabaydh are both part of Gabiley region, indeed well done UCID it seems they are gaining more supporters day by day. :sland: :up:
User avatar
*Nobleman*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6864
Joined: Wed Jul 13, 2005 2:49 pm
Location: United- Not arrogant, just better

Re: UCID get big welcome in Gabiley Region

Post by *Nobleman* »

I noticed the actual town of Gabiley are all kulmiye supporters.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: UCID get big welcome in Gabiley Region

Post by Siciid85 »

Nobleman, things could change though people in somaliland change alliance to a party like i change my t-shirt everyday. :lol: but true most of gabiley town is kulmiye supporters while UCID and UDUB have strong representation in places such as Deegmaada Wajaale and Kalabaydh.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: UCID get big welcome in Gabiley Region

Post by SahanGalbeed »

:up: :lol:

Waxana la yidha "campaigning" ! Faysal Cali Warabe is telling the locals everywhere he goes " I'm counting on your vote come election day !"

Daaroodka Puntland doorashooyin odeyaal qol isku xidhay ka wada tashanayaan bay kaaga dhigaan "going on the road to get the people's approval "
Fuckin hypocrites , dooros are no good :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: UCID get big welcome in Gabiley Region

Post by Siciid85 »

Sahangalbeed, :lol: dooros don't like elections or getting off the chair in the case of siad bare or A.Y.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: UCID get big welcome in Gabiley Region

Post by SahanGalbeed »

Waa khiyaamo socda . Waxaad arkaysa niman intey land cruiser ku dhacaan meelaha soo war-wareega ...xagee ? :lol:
Oday dhaqameed baa ninka jagada qabsan doona sii kala xaliya .
Bal beenta ay ummada u sheegayan day. Reerka u ka dhashay iyo inta laaluush ah oo u odayaasha u kala qabin doono bay wuxu ba ku xidhantahay .
Markaasey ku odhanayaan " Doorasho ayaynu qabanay "
Khiyaamo socda weeye daroodku :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: UCID get big welcome in Gabiley Region

Post by Siciid85 »

SahanGalbeed wrote:Waa khiyaamo socda . Waxaad arkaysa niman intey land cruiser ku dhacaan meelaha soo war-wareega ...xagee ? :lol:
Oday dhaqameed baa ninka jagada qabsan doona sii kala xaliya .
Bal beenta ay ummada u sheegayan day. Reerka u ka dhashay iyo inta laaluush ah oo u odayaasha u kala qabin doono bay wuxu ba ku xidhantahay .
Markaasey ku odhanayaan " Doorasho ayaynu qabanay "
Khiyaamo socda weeye daroodku :lol:



walle been maad sheegiin. :lol:
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: UCID get big welcome in Gabiley Region

Post by paidmonk »

Siciid85 wrote:Sahangalbeed, :lol: dooros don't like elections or getting off the chair in the case of siad bare or A.Y.
Siciidoow, why are you throwing stones from your glass house? :mrgreen: .. :|

This is Africa, Riyaale has shown he loves the kuursi just as much as any dictator in the continent.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: UCID get big welcome in Gabiley Region

Post by Murax »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: @ the way Paidmonk is intently following the Somaliland election
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: UCID get big welcome in Gabiley Region

Post by Siciid85 »

Paidmonk, we already know there is not many Isaaq dictators or warlords they are mostly good politicians who are based on justice and democracy but maybe it's time isaaq played the dirty game. :up:
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: UCID get big welcome in Gabiley Region

Post by paidmonk »

I was referring to Riyaale; that man is as democratic as al-Saud.

But this time I think you'll agree; the conflicts in Cayn will be used to decree an election cancellation this June. Only America holds elections during war. If Riyaale gets another year till June 2011, it will mean that his total time served would be 9 years since May 2002; this would exceed the maximum 8 year service allowed in any country, officially moving his status from president to dictator. Technically he should not even be eligible to compete after 8 years of service but he's tampered enough with the system that this can be dismissed. I'll laugh quietly if he gets 21 years in office lol.

I think this round is on me, you can chill, I've done all the thinking here for us all. :)
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: UCID get big welcome in Gabiley Region

Post by Siciid85 »

Paidmonk, I don't think riyaale will cancel any elections since he knows the corrupted former koomiishiiyan have been changed and alot of outsiders are observing the elections so his out of excuses not to mention the old voting cards have been changed to a modern 1's from europe and the sever has been fixed, if his party loses he will be changed as the party leader he won't run no more and properly will retire from politics, then he will be remebered the great Riyoole president of somaliland. :up: :sland:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”