ISAAQ AND BUUHOODLE OBSESSION

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

ISAAQ AND BUUHOODLE OBSESSION

Post by JeyR »

WAR ISAAQOW BUUHOODLE KAALAYA WAA LAYDINKA SUGAYAAYE, HADII KALE DEE MAGAALADA FARAHA KA QAADA OO HADAL HAYNTEEDEA JOOJIYA. HORTA DEE BAHASHA FULANIMADA LA YIDHAA WAA CUDUR XUN, WAXA MARKAAD AWOOD U WAYDO AFKA KAMA QAADID ILEEN, 19 SANO BAAD MAAMUL SHEEGAYSEENE BAL HADII CIIDAMO AWOOD LEH HAYSAAN KEENA BUUHOODLE. SAA SAA INOO BALAN AH, HADII KALE DEE AAMUSA, XABASHIDIINA AAD KU SOO DABAGABAN LAHAYDNA DEE MEESHAANU MARINAY WAAD ARAGTEEN, MARKAA IIDOOR AMA AAMUS AMA GOOBTA KAALAY........
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: ISAAQ AND BUUHOODLE OBSESSION

Post by Khalid Ali »

JeyR wrote:WAR ISAAQOW BUUHOODLE KAALAYA WAA LAYDINKA SUGAYAAYE, HADII KALE DEE MAGAALADA FARAHA KA QAADA OO HADAL HAYNTEEDEA JOOJIYA. HORTA DEE BAHASHA FULANIMADA LA YIDHAA WAA CUDUR XUN, WAXA MARKAAD AWOOD U WAYDO AFKA KAMA QAADID ILEEN, 19 SANO BAAD MAAMUL SHEEGAYSEENE BAL HADII CIIDAMO AWOOD LEH HAYSAAN KEENA BUUHOODLE. SAA SAA INOO BALAN AH, HADII KALE DEE AAMUSA, XABASHIDIINA AAD KU SOO DABAGABAN LAHAYDNA DEE MEESHAANU MARINAY WAAD ARAGTEEN, MARKAA IIDOOR AMA AAMUS AMA GOOBTA KAALAY........
waligay ma arkin nin leh kalay gurigeyga qabso :lol: :|
JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

Re: ISAAQ AND BUUHOODLE OBSESSION

Post by JeyR »

KHAALID ALI... DEE MEESHA FAANKIINII BAA BATAY MARKAA AMA KAALAYA AMA DEE HADAL YANTA JOOJIYA.. SABABTA AAN U LEEYAHAY KAALAYA WAXAAN OGAHAY INAAN BUUHOODLE CIDNA QABSAN KARIN...
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: ISAAQ AND BUUHOODLE OBSESSION

Post by Khalid Ali »

JeyR wrote:KHAALID ALI... DEE MEESHA FAANKIINII BAA BATAY MARKAA AMA KAALAYA AMA DEE HADAL YANTA JOOJIYA.. SABABTA AAN U LEEYAHAY KAALAYA WAXAAN OGAHAY INAAN BUUHOODLE CIDNA QABSAN KARIN...
soonaga joogna buhoodle :mrgreen:
JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

Re: ISAAQ AND BUUHOODLE OBSESSION

Post by JeyR »

HAHA KHALID FUNY... SOMALILAND ARMY IN BUUHOODLE??? OR IIDOOR?? NOOOOOOOOO WAY.... MAY BE CIVILIANS...
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: ISAAQ AND BUUHOODLE OBSESSION

Post by Khalid Ali »

Col Axmed Maxamed (Dalbac) oo gaadhay degmada Buuhoodle,iyo xaaladii ugu danbeysey ee Buuhoodle.
Warkii 26-May-2010 iyo Qormadii: NEWS
Col Axmed Maxamed Aadan Guul(Dalbac) iyo ciidan uu wato ayaa shalay gaadhay degmada Buuhooodle,isagoo ay weheliyaan ciidan aan sidaas u badnayn iyo gawaadhida tiknikada loo yaqaan,wuxuuna shirar la leeyahay odayaasha iyo waxgaradka magaaladaas,iyagoo ka wada hadlaya sidii loo qaboojin lahaa xaalada amaan ee deegankaas,isla markaana loo wada hadli lahaa.


Imaanshaha Dalbac ee Buuhoodle ayaan wax isbedel ah magaalada ku samayn,iyada oo ay halkaas horay ugu sugnaayeen qar ka mid ah madaxda hogaanka SSC,sida Xagla-toosiye iyo kuwo kaleba,waxaase magaalada weli ka maqan boqolaal dadkii magaalada degenaa ah,kuwaasoo u qaxay tuulooyinka ku xeeran magaalada.

Waxaa sidoo kale iyaguna ku sugan magaalada wafti ka yimid dhinaca Garoowe oo ay ka mid yihiin wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan maamulka Puntland,kuwaasoo asal ahaan ka soo jeeda degmada Buuhoodle,waxayna xalay wareejiyaan qoryihii itoobiyaanka laga qabsaday badankoodii,iyadoo ay weheliyaan odayaasha degmada.

Taliyaha Qaybta Bilayska magaalada Buuhoodle ee Somaliland Cabdikariim Ismaaciil ayaa noo sheegay in xaaladu hada ka soo raynayso,wuxuuna noo sheegay in ciidamo badan oo ka mid ah Itoobiyaankii ay durba guureen.

" Nabada magaaladu hada waa ka soo raynaysaa, arimaha ay u yimaadeen Buuhoodle ayaa ugu weyneyd arimha doorashadii ka dhacaysey Itoobiya,doorashadiina waa u dhamaatay hada,markaa inay dhamaan ciidamadooda la baxaan baan filaynaa,iyagana maanta ayaan ka filaynaa inay soo wareejiyaan gawaadhidii ay haysteen"sidaas waxaa yidhi Taliyaha Qaybta Bilayska magaalada Buuhoodle ee Somaliland Cabdikariim Ismaaciil oo aan la xidhiidhnay isaga oo ku sugan degmada Buuhoodle.

Dhanka Itoobiyaanka ayaan ilaa iyo hada qaadin talaabo fiican oo aanay weli sii dayn gawaadhidii iyo waxyaabihii kale ee ay dadka ka qabsadeen,arintaas oo ay balan qaadeen inay fulin doonaan.

Waxaa dhamaan dadka reer Buuhoodle isha ku hayaan talaabada ay qaadaan ciidanka itoobiyaanka ah,oo 8 qori loo keenay,meesha hal qori la waayey.

Dhanka kale waxaa sida ay noo xaqiijiyeen dad xog ogaal ahi wadahadal khadka taleefoonka ah yeeshay shakhsiyaad ka mid ah hogaanka SSC iyo saraakiisha iyo madaxda Somaliland,iyaga oo ka wada hadlay in colaad ka dhacda deegaanka Widhwidh la baajiyo,oo arimaha deegaankaasna lagu xaliyo si nabadeed.

Ilaa iyo hada ma cada waxa laga wada hadlay,iyada oo la xaqiijiyey inay jiraan dhaqdhaqaaqyo nadabeed oo ay odayaal labada dhinac u kala dab qaadayaan.
JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

Re: ISAAQ AND BUUHOODLE OBSESSION

Post by JeyR »

KHALID THAT IS OLD NEWS.... YOU GUYS JUST CHANGE THE DATE, AND THAT IS WHAT IIDOR TELLS EACH OTHER WHEN IT COMES TO BUUOODLE....LIE LIE.. THAT NEWS IS ALMOST YEAR OLD, YOU GUYS JUST CHANGE THE DATE EH.... NICE TRY....
CHECK HERE THE OLD NEWS, MOLUKUMOD COUGHT YOU THAT ONE EARILER... SHAME ON YOU
CHECK HERE: http://www.togaherer.com/2009/10/28/cii ... buuhoodle/
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: ISAAQ AND BUUHOODLE OBSESSION

Post by Khalid Ali »

JeyR wrote:KHALID THAT IS OLD NEWS.... YOU GUYS JUST CHANGE THE DATE, AND THAT IS WHAT IIDOR TELLS EACH OTHER WHEN IT COMES TO BUUOODLE....LIE LIE.. THAT NEWS IS ALMOST YEAR OLD, YOU GUYS JUST CHANGE THE DATE EH.... NICE TRY....
CHECK HERE THE OLD NEWS, MOLUKUMOD COUGHT YOU THAT ONE EARILER... SHAME ON YOU
CHECK HERE: http://www.togaherer.com/2009/10/28/cii ... buuhoodle/

Thats not old news read it back then ssc may jirin it says puntland ba joogtay buhoodle somaliland baa joogtay and ssc ba joogtay ,
read it www.afnugaal.com right now u will see it your self. maybe the pics are old but the story is right my friend
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: ISAAQ AND BUUHOODLE OBSESSION

Post by Samatr »

jeyr
I'll be going to Buuhoodle next time I'm visiting the motherland and there's nothing you can do about it. :lol:


kulligiin cuqdada iska saara, dadku na waa dadkii dhulkii na waa dhulkii with that said don't believe every propaganda that's written by Somali websites, the people back home waa wada walaalo and this is nothing but a minor skirmish.
JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

Re: ISAAQ AND BUUHOODLE OBSESSION

Post by JeyR »

SAMATAR I WILL WELCOMING YOU...LOL... YOU COULD VISIT BUUHOODLE ANYONE COULD....
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: ISAAQ AND BUUHOODLE OBSESSION

Post by Samatr »

Qofna ka ma xigtid is all I am saying,
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: ISAAQ AND BUUHOODLE OBSESSION

Post by malakumod »

this is pointlees
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”