Warshada Kaluunka Laasqorey iyo Shirkii Turkiga

The region of Maakhir coast and its environs. Maakhir forum discusses current events, economic development and Somali Unity.

Moderator: Junior Moderators

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Warshada Kaluunka Laasqorey iyo Shirkii Turkiga

Post by oldenglish »

Shirkii 3-Da Maalmood ka socday DalkaTurkiga Caasimadiisa ayaa Looga Hadlayay Arimaha Somaliya Waliba Ganacsiga Kobaciisa oo aad Muhiimada Loo Siiyay Walow Shirku ahaa Laba qaybood oo Mid Siyaasada Somaloya Lagu Lafa Gurayay Midna Ganacsada Aduunka iyo kuwa Somaliya ay isla Meel dhigayeen qaabkee Loo Maal Gashan lahaa Ganacsiga Somaliya.



Image


Ganacsada Waa Wayn ayaa Shirkaasi Joogtay oo qaarkood dalka ka Dhoofay iyo kuwa Dibada dalka Shirka Uga soo qayb Galay



Dadka aadka loo Xusay waxa ka mid ah Dadaalkooda Warshada Kalluunka Soo Saarta ee Laasqoray oo uu Shirka Goob Joog uga ahaa Maareeyaha Warshada kalluunka C/raxmaan Maxamed C/laahi Kaasi oo Kulamo Qota dheer la Yeeshay Masuuliyiintii Shirkaasi lagu Casumay.















Dr Faroole Maareeye C/raxmaan



Ganacsatadii Ajaanibka ahayd ee Shirka Joogtay ayaa xusay inay la Dhacsanyihiin maal Gashiga Somaliya Gaar ahaan Khayraadka Badda iyo Kobcinta Kalluumaysiga waxana ay Amaanee Maamulka Warshada oo ku Dhiiri Galiyeen inay Dadaalkooda sii wadaan.



Warar ayaa sheegaya in Warshada Kalluunka ay Kalluunkeeda Qandaraas balaadhan la Galeen Shirado Ganacsi oo badan kuwaasi oo Shirka Joogay.



Qobada laysla soo qaaday waxa ka mid ahaa:



1- Dhisida Wadooyinka iyo Garoomada Diyaaradaha.



2- Soo Saarka Kalluunka.



3- Maal Gashiga Gudaha Dalka Somaliya



Warshada Laasqoray ee Kalluunka Soo saartay ayaa Waxa Maal Gashaday Ganacsado Somaliyeed kuwaasi oo dhexda u xidhay inay Kobciyaan Wax Soo Saarka Dalka Hooyo
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Maakhir”