Next Speaker: Shariif Hassan
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Next Speaker: Shariif Hassan
Looks like everything is in place for Shariif Hassan to get his seat back as Speaker.
I don't know how that changes anything, but looks like all the pieces are in place for him to become speaker again

-
ModerateMuslim
- SomaliNet Super

- Posts: 6252
- Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm
Re: Next Speaker: Shariif Hassan
man, this clown isn't as smart as i thought him to be. he went through all that intrigue just for a lousy and worthless speaker position?
damn, guess he isn't a jew after all.
damn, guess he isn't a jew after all.
- Somali_Boqor
- SomaliNetizen

- Posts: 319
- Joined: Fri Jan 08, 2010 6:16 am
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Next Speaker: Shariif Hassan
yea makes no sense, what does Speaker do, that he doesn't do now?Somali-Star wrote:man, this clown isn't as smart as i thought him to be. he went through all that intrigue just for a lousy and worthless speaker position?![]()
damn, guess he isn't a jew after all.
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: Next Speaker: Shariif Hassan
i know its not good 2 say shytt bout the honor of a man but he should try 2 manage his fam instead of somalia 
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Next Speaker: Shariif Hassan
Dude seems to actually know more about politics, then most of the guys there currentlyciyaal_warta wrote:i know its not good 2 say shytt bout the honor of a man but he should try 2 manage his fam instead of somalia
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: Next Speaker: Shariif Hassan
Shirib wrote:Dude seems to actually know more about politics, then most of the guys there currentlyciyaal_warta wrote:i know its not good 2 say shytt bout the honor of a man but he should try 2 manage his fam instead of somalia
abaa the guy only knows how 2 steal the funding money of the government
-
xoogSADE14
- SomaliNet Super

- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Next Speaker: Shariif Hassan
Ciyaal_Warta
Xaarantu weey soo baxdaa sxb.
Shirib
Shariif really pimped young shariif.
Xaarantu weey soo baxdaa sxb.
Shirib
Shariif really pimped young shariif.
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Next Speaker: Shariif Hassan
xoogsade,
the thing I don't get is, what does this move do for him. Why would he even want this position?
the thing I don't get is, what does this move do for him. Why would he even want this position?
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: Next Speaker: Shariif Hassan
xoogSADE14 wrote:Ciyaal_Warta
Xaarantu weey soo baxdaa sxb.
.
true
i have alrdy seen the xaraan in his fam...i know his kids
-
xoogSADE14
- SomaliNet Super

- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Next Speaker: Shariif Hassan
Shirib
He knows Shariif and his government are on the way out but the new speaker will be there till the end of the new administration that will be created beginning of next year. Its all about self preservation.
Warta
Somali weligeed taas baran meeyso.

AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Next Speaker: Shariif Hassan
Shariif Xasan oo xiriir la bilaabay hogaamiyaha Xisbul islaam Xasan Dahir Aweys (Xog dhab ah)
Warar lagu kalsoonaan karo oo ay shabakada Xusuus heshay ayaa sheegaya in xiriir telefoon uu ka dhex bilawday todobaadkan Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Xasan Dahir Aweys hogaamiyaha Xisbul islaam.
Shariif Xasan oo iska casilay xilka wasiirka maaliyada isuna soo sharxay xilka gudoomiyanimada barlamaanka ayaa xiriirka cusub ee uu la sameeyey Xasan Dahir lagu micneeyey mid uu doonayo inuu ku jabiyo madaxweynaha Soomaliya Shariif Shikh Axmed.
Shariif Xasan ayaa damaciisa waxaa uu yahay sida dadka siyaasada u kuurgala ay sheegayaan inuu beesha caalamka ku xiro Xasan Dahir marku uu gudoomiyaha brlamaanka noqdo kadibna uu isku dayo inuu ka gado si looga dhigo maddaxweyne Xasan Dahir.
Shariif Xasan iyo Xasan Dahir waxaa ay isku jiil ku ahaayeen Asmara laakin markii shirkii Jabuuti ayeey is qabteen oo uu ka soo waday Shariif Shiikh Axmed , laakin damaca hada ku jira Sharif Xasan lama oga inu noqon doono mid toosa maadama Xasan Dahir uu safka hore kaga jiro liiska argagaxisada ee Mareykanka uu heysto.
Shariif Xasan oo lagu tilmaamo nin bartay gadgadinta siyaasada Soomaliya xili walbana ka cayaara dhankeeda xun ayaa hada halis ku ah sida muuqata taagerayaashi Shariif ee dawladda ka soo galay dhankii Maxaakimta , waxaana markaan ay siyaasadiisu tahay inuu miiska soo saaro Xasan Dahir iyo kooxdiisa sida Cumar Iimaan , Axmed Madoobe , iyo Seeraar.
Shariif Xasan waa nin aan waxba qorin waxna aqrin sida taarikhdiisa lagu hayo laakin dad aad u odoroosay waxaa ay ku sifeeyeen nin ka dhisan maskaxda iyo Odoloojiyada oo waxuu rabo socodsiin kara , inkastoo dadka qaar ay burjigiisa siyaasadeed meela kale cusjiyaan hadana gunaanadka waa nin waxa uu u bareero gada.

- abdalla11
- SomaliNet Super

- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Next Speaker: Shariif Hassan
'Calaacal meeshaan uma imaanin lakiin ninkii Cabdullahi ahaa sii xun buu iigalay'
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Next Speaker: Shariif Hassan
Shariif Xasan Shiikh Aadan oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya
Jimco, May 28, 2010(HOL): Doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa daqiiqado ka hor soo gebagebowday, waxaana ku guuleystay Xildhibaan Shariif Xasan Shiikh Aadan oo doorashadan ka hor ahaa Wasiirkii Maaliyadda iyo Ra’iisal Wasaare ku xigeen.
Xildhibaan Shariif Xasan Shiikh Aadan oo ay la tartamayeen 4 XIldhibaan oo kale ayaan wuxuu doorashada ku guuleystay isla wareeggii koowaad, waxayna tartamayaasha u kala heleen codadka sidan:
Shariif Xasan Shiikh Aadan 217
Cabdi Xaashi C/llaahi 143
Cabdi Kaafi Macaallin Xasan 012
Axmed C/llaahi Fanax 010
C/llaahi Shiikh Ismaaciil 004
Xildhibaannada doorashadan soo xaadiray oo gaarayay 388 mudane ayaa wuxuu Shariif Xasan u baahnaa in uu helo 258 mudane, waxaase u sahlay in uu wareeggii koowaad guuleysto Xildhibaan Cabdi Xaashi C/llaahi oo ku soo xigay oo ka tanaasulay doorashada wareegga labaad.
Markii lagu dhawaaqay in Shariif Xasan uu ku guuleystay doorashadii guddoomiyenimada Baarlamaanka, isla markiiba waa la dhaariyay, wuxuuna Guddoomiyihii KMG ahaa Xaaji Shukri uu kala wareegay xilkii guddoomiyenimada Baarlamaanka ee uu sida KMG ahayd u soo hayay.
Shariif Xasan oo dhaarintiisa kaddib hadlayna wuxuu sheegay in uu u mahadcelinayo Xildhibaannadii codadkooda siiyay iyo weliba kuwii aanan siinin, wuxuuna ka codsaday mudanayaasha in ay la shaqeeyaan, isagoo kaddibna u sheegay in ay maalinta Axadda ah ee soo socota ay isugu yimaadaan shir uu Baarlamaanka yeelan doono.
Waxaa xusid mudan in dib loo dhigay doorashadii Guddoomiye ku xigeennada Baarlamaanka, waxayna arrintaas ka dhalatay markii ay sidaas isla garteen Guddigii doorashada Madaxweynaha Soomaaliya iyo Maxkamadda Sare.
Goobta Doorashada ka dhaceysay oo ahayd xarunta Golaha Shacabka oo dhawaan dib loo dayactiray ayaa waxaa ammaankeeda si weyn u adkeynayay Ciidamada Amisom iyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya, mana jirin wax buuq iyo fowdo ah oo dhacay intii doorasahda socotay iyo weliba dagaallo iyo duqeyn magaalada ka dhacday. Waxay ahayd markii ugu horreysay oo muddo 20 sano ah ay Xildhibaano metelaya Baarlamaanka Soomaaliya ay doorasho ku qabtaan Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya.
Si kastaba arrintu ha ahaatee, Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa horay xilkan u hayay intii aan xilka laga qaadin isaga iyo Xildhibaanno kale oo markii xilalka laga qaaday kaddib u baqoolay Magaalada Asmara ee Dalka Eritrea, halkaasi oo ay ku aas-aaseen Isbaheysigii Dib u xoreynta Soomaaliya oo halgankii uu ka soo galay uu wax bedelay Dowladda TFG-da oo uu ka noqday Shariif Xasan Wasiirkii Maaliyadda iyo Ra’iisal Wasaare ku xigeen illaa ugu dambeyntii maanta dib loogu doortay xilkii Guddoomiyenimada Baarlamaanka Soomaaliya.
http://hiiraan.com/news/2010/May/warark ... 8-9989.htm
-----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
looks like he got his post

shirib
everyone knew that he is gona win...if u got a bag full of money those greedy man will elect u ... TIA (this is Africa)

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 36 Replies
- 2799 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 2 Replies
- 262 Views
-
Last post by Qaarxiye
-
- 2 Replies
- 531 Views
-
Last post by Coeus
-
- 0 Replies
- 316 Views
-
Last post by Coeus
-
- 25 Replies
- 1910 Views
-
Last post by Shirib
-
- 20 Replies
- 1196 Views
-
Last post by Mondey
-
- 1 Replies
- 359 Views
-
Last post by zingii
-
- 5 Replies
- 521 Views
-
Last post by Mondey
-
- 31 Replies
- 2017 Views
-
Last post by Hyperactive