Wel done vice president of puntland

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Wel done vice president of puntland

Post by Khalid Ali »

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Garoowe Oo Soo Saaray Wareegto Lagu Xidhayo Ciddii Hogaanka La Shaqaysa.
Written by Jidbaale.com
Thursday, 27 May 2010 04:38



Garoowe(Jidbaale.com):-Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Garoowe C/samad Cali Shire ayaa warqad uu ku saxeexan yahay waxa lagu amrayaa ciidamada nabad galyada in ay qabqabtaan cidii la shaqaysa ama taageerta Hogaanka u heelan soo celinta deegaanka Sool, Sanaag Iyo cayn.




Warqadan oo ah warqad ku soo baxday magaca C/samad Cali Shire oo ah warqadii labaad ee uu C/raxmana Faroole hordhigo C/samad Cali Shire si uu u saxeexo ayaa waxa uu C/samad kaga codsanayaa shacabka SSC in ay ku taageeraan hawlaha Puntland wado, isaga oo sheegay in maamulka Puntland lagu daba faylo.

C/samad Cali Shire ayaa hore warqad uu ku saxeexnaa ayaa waxa lagu amrayey in Madax dhaqameed, iyo hogaanka SSC la qabqabto haday ka soo degaan garoonada Maamulka Garoowe ka taliyo,


Warqadda ayaa sidan u qornayd .

Xeerka K/S Madaxweyne Lr 39 ee May 20, 2010 kuna saabsan Xeer Lagu sugayo Amniga Puntland

K/S Madaxweynaha Dawlada Puntland .

Markuu arkay : Distuurka Dawladda Puntland qodabkiisa 80-aad

Markuu arkay : Daruufaha dalku marayo gaar ahaan Sool,Cayn Iyo Sanaag

Markuu dersay inay jiraan shirqoolo lagu wiiqayo laguna waxyeelaynayo wada jirka, Midnimada iyo madax banaanida Shacabka reer Puntland.

Markuu Tixgaliyey go,aanka golaha xukuumada ee 16/May/2010.

Wuxuu xeeriyey .

1.In dhammaan arrimaha khuseeya difaaca, daryeelka iyo sugidda amniga guud ay tahay waajib dastuuri ah oo saaran Dawladda Puntland.

2. Dhamaan shacabka reer Puntland waxaa looga digayaa in ay ka qayb qaataan siyaasadaha iyo falalka looga soo horjeedo , laguna waxyeelanyanyo isku duubnidooda , Xailoonidooda Iyo Horumarkooda .

3. Kooxkasta /qofkasta oo sameeya/samaysa falal lidi ku ah midnimada Puntland isagoo/iyagoo u adeegaya Dawlad/Jabhado kale , waxaa la horgeynayaa hay,adaha shuruucda eek u shaqada leh.

4. Ciidamadda Amniguna arrimaha waa in ay daba gal/ ilk u hayn ku sameeyaan.

5. Xeerkani wuxuu dhaqan galayaa markuu K/S Madaxweynuhu saxiixo.
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Wel done vice president of puntland

Post by abdalla11 »

:lol: Who owns jidbaale?
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Wel done vice president of puntland

Post by malakumod »

abdalla11 wrote::lol: Who owns jidbaale?
this comes from galgal.com. an mj website oops
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Wel done vice president of puntland

Post by gemini07 »

This article (i didn't even bother reading it ) is FAKE. Just look at the source it came from.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Wel done vice president of puntland

Post by Khalid Ali »

gemini07 wrote:This article (i didn't even bother reading it ) is FAKE. Just look at the source it came from.
so u think Jidbaale, is a bad source oke. but how come Sheikh farax faruur always use it as a good source
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Wel done vice president of puntland

Post by sheekh-Farax-zero »

galgal webside is for Warsangeli.
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Wel done vice president of puntland

Post by oldenglish »

malakumod wrote:
abdalla11 wrote::lol: Who owns jidbaale?
this comes from galgal.com. an mj website oops

Its reer yusuf Dubeys. :)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”