Indhacadde not martyred yet
Posted: Thu May 27, 2010 2:30 pm
He survived another assassination attempt of murtaddiinta shabaab.
Sedex wasiir oo ka tirsan dowladda KMG oo ka badbaaday qarax lala eegtay
Caawa fiidkii ayaa agagarka hotel Wehliye waxaa qarax lagula eegtay kolonyo gawaari ah oo ay la socdeen sedex wasiir oo ka tirsan dowladda KMG Soomaliya.
Wasiirada qaraxa lala beegsaday ayaa kala ah wasiiru dowlaha gaashaadhigga Sheekh Yuusuf Maxa’ed Siyaad (Indhacadde), wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga calamiga ah C/raxmaan C/shukuur Warsame iyo wasiirka arimaha bini’aadannimada Maxa’uud Cabdi garweeyne.
Hal askari oo ka tirsanaa ilaaladi la socotay wasiirada ayaa ku geeriyooday sedex kalena waa ay ku dhaawacantay.
Gaarigi uu saarnaa wasiiru dowlaha gaashaandhigga Sheekh yuusuf Indhacadde ayaa la sheegayaa in uu muraayadihi ka bur buray.
Majiro wax war ah oo kasoo baxay dhinaca dowladda KMG soomaaliya iyo wasiiradi la weerarayba.