Fadlan u Duceeya Dhulbahante

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Fadlan u Duceeya Dhulbahante

Post by Goljano Lion »

dhanxiir ba la weydiiyey Dhulbahantaha arinkood.
dhanxiir wuxuu ku jawaabay
dhulbahante sadex dhibaataa haysata:

1. Siyaasad Xumo
2. Saylad laan
3. iyo Samir-laan
Last edited by Goljano Lion on Sat May 29, 2010 1:19 am, edited 1 time in total.
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Dhulbahante

Post by Keyse_0208 »

dadka qaar markey dhibaato haysato sidaa culays badan looma sii saaro, runta marka la sheegana dhulozka xiliyadan dambe dhibaatooyin badan baa haysta oo afarta dhicanba ka uga soo jeeda. markaa goljano marmar waa loo yara sahlaa sheekada, maaha ineynu forumka dhan iyaga awgood ku xumeyno. :up: ..

btw, caawa rooxaantii wanagaa ila jooga, oo wax-kasta dhinaca wanagaan ka eegaynaa :lol: :up:
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Dhulbahante

Post by ToughGong »

Keye is on one of these trips caawa

Image
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Dhulbahante

Post by SahanGalbeed »

Ninkaasa hadlay walle , ka baxa dhulbahanta sheekadiisa :up:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Dhulbahante

Post by Goljano Lion »

Hadaad sidaas isla garateen , dhulbahante Ilaahay ha usahlo AAMIN
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”