Somali Public Radio-Saalax Doonyaale -Huge welcome BQ-DH

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Somali Public Radio-Saalax Doonyaale -Huge welcome BQ-DH

Post by oldenglish »

Somali Public Radio iyo Saalax Doonyaale oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Bosaaso.
Image
Bosaso: Waxaa maanta gegida diyaaradaha ee Bandar Qaasim kasoo degey Saalax Nuur Saalax oo si diiran loogu soo dhaweeyey gegida diyaaradaha ee magaalada Boosaaso iyadoo ay shacab badan oo reer Boosaaso ah u taagnaayeen irida ternimalka diyaaradaha mudo lagu qiyaaso 5 saacadood kadib markii ay diyaaradu imanweydey waqtigii loogu tala galay.

Image

Dadweynaha soo dhaweynayey ayaa waxaa ka mid ahaa qaar kamid ah masuuliyiinta Puntland, siyaasiyiin, isimo, ururada haweenka, iyo ururada dhalinyarada ee Boosaaso. Waxaa isla goobtaasi joogey saxaafada gobolka bari, gaar ahaan telefisionka weyn ee ETN iyo idaacadaha gobolka.







Saalax ayaa markii uu dibada u soo baxay ayaa dadweynihii si diiran ugu soo dhaweeyeen Boosaaso, ayaa si ixtiraam iyo islaweyni la’aan ay ku dheehantahay dadkii u dhex galay, ula sheekeystey, una salaamay.



Saalax ayaa u mahadceliyey dadkii ku luglahaaa soo dhaweynta, iyo dhamaan dadkii kasoo qaybgalay, kadibna sheegay in uu dalka u yimid sidii looga hirgalinlahaa idaacad gobolka Bari iyo gobolka Sanaag. Gaar ahaan gobolka Sanaag oo ah haatan ah gobol aysan idaacadi ka jirin.







Ugu dambeyntii ayaa saxaafada waxay ka codsatey in sidoo kale ay wareysi siiyaan, kadibna wuxuu u guud marey sababaha dhalisey in ay idaacad keenaan ay tahay baahida weyn ee loo qabo saxaafada gobolada Puntland. Saalax Doonyaale ayaa sidoo kale sheegay in ay hormarka dalka ka qayb qaadan doonaan, aysana ku ekaan doonin dhanka saxaafada.







Saalax iyo qaar ka mid ah suxufiyiinta cusub ee Somali Public Radio ayaa waxaa loo galbiyey goobtii ay ku dagi lahaayeen magaalada Boosaaso, halkaasoo uu ku qabtey shir jaraa’id kale, kadib markii ay saxaafadu ka codsatey



.













































__________________________________________________________

Dhahar-Bosaaso-Badhan-Erigavo :up:
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Somali Public Radio-Saalax Doonyaale -Huge welcome BQ-DH

Post by oldenglish »

Salah Donyale Receives Hero’s Welcome in Bosaso, Puntland

Bosaso, (Dhahar) - Thousands of people holding Somali Public Radio (SPR) billboards and waving the Somali flag cheered wildly in an effort to welcome American Somali delegates lead by Mr.Salah Donyale. Mr. Donyale, an MBA graduate from Concordia University and a senior corporate tax auditor heads a Minnesota based organization which aims to cater a modern media tune that abides by international media regulations.



Soon to be launched are networks of public radio stations in Puntland. It will feature a diversity of programs such as sports, science and technology, public health, social development and the promotion of human rights and democracy.

The new radio project is slated to be operated from five major cities in Somalia: Bosaso, Badhan, Ceerigaabo, Garoowe and Dhahar. Its satelite receptions are expected to reach millions of listeners all over Somalia, East Africa and neighboring regions.

Mr. Salah Donyale landed at Bosaso International Airport early friday where he was welcomed by a huge enthusiastic crowd. He was then escorted into Juba Hotel in Bosaso by Puntland officials and several dignataries who traveled from around Somalia.

The main Headquarter of the new Somali Public Radio (SPR) will be based in Dhahar city of the Haylaan region. It will then operate a network of three to five stations across Somalia. The Public Radio network prides itself as revolutionary and a high-tech initiative. It aims to enrich its listeners with highly reliable and relevant stories on global and local issues and to serve as a temporary solution to the absence of a much-needed public infrastructure.


By Ahmed Hersi
Dhahar Editor
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”