Page 1 of 1

Faisal Cali Waraabe Quotes

Posted: Sun May 30, 2010 10:17 am
by Keyse_0208
Some of the greatest Realistic quotes, straight up Hard talk :lol: :up: ..

add some more

Faisal cali waraabe wrote: “Dawlad iyo Reer Ma-Murmaan, Dalal baa murma”
Faisal cali waraabe wrote:Ummad ama Dawlad samaysan kari wayday biriij magaalada hargeisa isku xidha, way adag tahay inay Qaran dhisaan.”
Faisal cali waraabe wrote: Nin tuug ahaan jirey aniga diinta islaamka waxba iigama sheegi karo
Faisal Cali Waraabe wrote: “ shacabka gobolkan waxaan leeyahay, ragga qaxootiga ahaa ee iska soo urursaday Yurub iyo Maraykan yaanay dagaal idin galin”

Re: Faisal Cali Waraabe Quotes

Posted: Sun May 30, 2010 10:29 am
by ToughGong
“ shacabka gobolkan waxaan leeyahay, ragga qaxootiga ahaa ee iska soo urursaday Yurub iyo Maraykan yaanay dagaal idin galin”
This one is precise and to the point :up:

Re: Faisal Cali Waraabe Quotes

Posted: Sun May 30, 2010 1:38 pm
by sheekh-Farax-zero
Inanka Addis-ababa iigu dhashay waan ka jeclahay kan Xamar iigu dhashay

Re: Faisal Cali Waraabe Quotes

Posted: Sun May 30, 2010 1:50 pm
by original dervish
^^^^^He made that disgraceful statement when he was in a beauty contest of somalidiid politicians,Meles was the judge :o

Re: Faisal Cali Waraabe Quotes

Posted: Sun May 30, 2010 9:03 pm
by Siciid85
Keyse_0208 wrote:Some of the greatest Realistic quotes, straight up Hard talk :lol: :up: ..
Faisal cali waraabe wrote: Nin tuug ahaan jirey aniga diinta islaamka waxba iigama sheegi karo

I guess his refering to Inagodane. :lol: :up:

Re: Faisal Cali Waraabe Quotes

Posted: Mon May 31, 2010 5:11 pm
by Khalid Ali
faisal cali waraabe walahi wa mujaheed :up:

Wasiirka Magaca Sharmutada Lihi Dalkayaga Waxba Kama Sheegi Karo”
:lol: :lol:

Nin dhulkisa jecel weye :up: :sland:

Re: Faisal Cali Waraabe Quotes

Posted: Tue Jun 01, 2010 1:14 am
by Somalian_Boqor
sheekh-Farax-zero wrote:
Inanka Addis-ababa iigu dhashay waan ka jeclahay kan Xamar iigu dhashay
:lol: :lol: :lol:

Re: Faisal Cali Waraabe Quotes

Posted: Tue Jun 01, 2010 5:16 am
by X.Playa
" dad nin daweeya u baahan ayay nin xoolo daweeye madax uga dhigeen" referring to Geedi.
"walaalayaal UDUB lacagta ka cuna anigana ii codeeya" referring to UDUB bribing voters.
"inamada yaryar ee SSC jeelka cusub qolkoodii waa diyaar" refering to the dhulos SCC.
"doorashadii waa diyaar, xisbiyadii waa diyaar , dadkii waa diyaar , Ilaahay xataa waa diyaar" refering to the election.

Re: Faisal Cali Waraabe Quotes

Posted: Tue Jun 01, 2010 7:50 am
by hargaysaay
waxa kaloo uu yidhi waagii cabdulaahi yuusuf

oday kastoo daaroodoo is xariifiyaba anagaa eryanay sayidka anagaa eryanay siyaad bare anagaa eryanay cabdulaahina anagaa eryanayna haduu is wal waalo

Re: Faisal Cali Waraabe Quotes

Posted: Tue Jun 01, 2010 8:05 am
by ToughGong
"inamada yaryar ee SSC jeelka cusub qolkoodii waa diyaar" refering to the dhulos SCC.
oday kastoo daaroodoo is xariifiyaba anagaa eryanay sayidka anagaa eryanay siyaad bare anagaa eryanay cabdulaahina anagaa eryanayna haduu is wal waalo
:lol: :lol: :lol: