Page 1 of 1

Saado Cali returns 2 London..OSF riwaayad in Manchester

Posted: Mon May 31, 2010 8:37 am
by Queen_Arawello
May 31, 2010 (QOL) Waxaa habeenimadii xalay ee bishu kubeegnayd 30-05-2010 halkii horay markale dib loogudhigay qaybtii ugu danbaysay ee riwaayada halkaas oo oo ay wacdaro kadhigtay saado Cali warsame oo horay uga xanuunsatay riwaayada.halkaas oo sidii caadada ahaydba ay kumanaan qof soo xaadiren waxaa iyana dhankoodii hawsha kagudanayay fanaaniinta qaranka ogadenia sida M.A Omar Jaango IWM saado oo kunuuxnuuxsatay heestii Ogadenia way xoroobi & heese kalaba
isku soo duuboo hawsha halganka ayaa bilahan danbe xawli kusocota waxaana lafilayaa in si laba kaclayn ah loo dar dar galiyo hawlaha halganka gaar ahaan ururka OSF UK




Image


Saado is totally rocking that black dress..adeer jaango is totally mesmerized by her :lol: :clap: :clap: :clap:



Image

Re: Saado Cali returns 2 London..OSF riwaayad in Manchester

Posted: Mon May 31, 2010 8:40 am
by Queen_Arawello


i spotted patriot and Lordiplock :D