Cape Town oo sidii Xamar waayiradii Korontada la xadayo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Cape Town oo sidii Xamar waayiradii Korontada la xadayo

Post by oldenglish »

Cape Town oo sidii Xamar waayiradii Korontada la xadayo


Magaalada Cape Town oo ku taala dalka Koonfur Afrika ayaa Madaxdii magaaladu waxay soo saareen amar ah in Maalintii oo dhan korontadu joogto si aan tuugtu u xadin xargaha Korontada.



Sarkaal ka mid ah Madaxda Magaalada ayaa sheegay in aanay Tuugtu naftooda ku haligayn xargo nool oo koronto dhex marayso , nalkuna yahay mid daaran , wuxuu intaa raaciyey in bixitaanka Nalku ka jaban yahay iyada oo dib loogu celiyo waayiradii (cable) la xaday.



Madaxda Magaalada waxay doonayaan in Xaafadaha ay ku badan yihiin tuugta bililqaysanaysa xargaha Korontadu ay noqdan xaafado habeen iyo Maalin Korontadu baxayso.



320,000 kun oo Nal(Bulbs) oo ku yaala wadooyinka magaalada oo baxaya waxay ka jaban yihiin xargaha Korontada oo la xado ama la waxyeeleeyo



Allsanaag.com


:geek:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”