Page 1 of 1

Baboons still claiming D/Mareeb

Posted: Tue Jun 01, 2010 4:41 am
by AhlulbaytSoldier
Mid ka mida Beelaha dega Gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqey iney sameynayaan maamul.hadaba afhayeen u hadlay beeshaas ayaa wareysi uusiiyey VOA shaley wuxuu sheegey in maamulka loo sameynayo dhamaan Gobolada dhexe ee beeshu degaan ahaan u leedahey.
Image

London Shirkii ay isugu yimaadeen wadanka Ingiriiska Beel ka tirsan beelaha dega Gobolada dhexe ayey ku dhawaaqeen iney sameeynayaan maamul goboleed la magacbaxey Maamulka Gobolada bartamaha ee Soomaaliya.
Wareysi uusiiyey VOA Mohamed Xaashi Cabdi oo ah madaxa gudiga loosaarey ineysoo dhisaan maamulka ayaa sheegey la sameeyey gudi kakooban 57 xubnood oo kasoo shaqeeya dhismaha maamulka.

Wuxuu kaloo sheegey in dhulka maamulka loosameynayo uu yahey dhulka ay beeshu ka degto Gobolada dhexe oo dhan sida kuwa hada beeshu degantahey iyo kuwo kale oo beeshu deegaan ahaan u leedahey balse gacantooda hada ka maqan oo kamid ah Gobolada Bartamaha Soomaaliya.
Mohamed Xaashi Cabdi mar waxlaga waydiiyey goobaha uu maamulkaan ka jiri doono wuxuu yiri "Way badanyihiin sida Dhuusamaree.dhabad,balanbale,Galinsoor,Caabudwaaq,Xeraale iyo dhamaan deegaanadaas oo dhan oo beesha deegaan ahaan u laheyd xiligii dowladii dhexe ee Soomaaliya(Dowladii Maxamed Siyaad Bare)".

Maxamed Xaashi Cabdi oo ah afhayeenka Gudiga loo xilsaarey ineysameeyaan Maamulkaan wuxuu kaloo sheegey iney Beeshu sameyneyso maamulkaan oo noqondoona sida maamulka Puntland oo kale.



Another provocative act :down:
Yes to Ahlusunnah Maamul , no to baboon maamul :up:

Re: Baboons still claiming D/Mareeb

Posted: Tue Jun 01, 2010 4:57 am
by CoolPoisons
Hutuboi, Ur people are in dagaal 24/7 and we are living in peace and creating maamul

Ma isku caqli beynu nahay?

Re: Baboons still claiming D/Mareeb

Posted: Tue Jun 01, 2010 6:10 am
by Air Canada
Very delusional Ilkoyar (Boon) clowns, claiming places like Dhuusamareeb, Galinsoor and Xeeraale where they have been made extinct decades ago.

Do they think these places are like Kismayo where they bully the Jareerteen?

Re: Baboons still claiming D/Mareeb

Posted: Tue Jun 01, 2010 6:23 am
by galia
I just post this pic to remind them of what they are, hell i even have him on my avatar
Image