Beesha Reer Shirdoon - Sacad Muse again supports UDUB
Moderator: Moderators
Beesha Reer Shirdoon - Sacad Muse again supports UDUB
Xisbiga UDUB oo Xaflad Balaadhan U Sameeyay Boqolaal Ka Mid Ah Taageereyaashooda Magaalada Hargeysa
(Hadhwanaagnews) Wednesday, June 02, 2010

Hargeysa(HWN)- Xaflad balaadhan oo lagu xoojinayay taageerada xisbiga UDUB ayaa maanta lagu qabtay oo lagu qabtay Barxada Huteelka Crown ee Magaalada Hargeysa waxa ka soo qeyb galay Boqolaal qof oo ka mid ah taageereyaasha xisbiga UDUB gaar ahaan Beesha Reer Shirdoon oo ka mid ah beelaha Galbeedka Hargeysa.
Huteelka Crown ee Magaalada Hargeysa. Waxaanay sheegeen inay waligood ahaayeen xisbiga UDUB balse ay dhawaan koox yar oo beeshaasi ka soo jeedaa ay ku biireen xisbiga KULMIYE.
Xafladaasi waxa goob joog ka ahaa Wasiirka Warfaafinta iyo wacyi gelinta Md. Axmed X. Daahir Cilmi, Guddoomiyaha olalaha doorashada Madaxtooyada ee xisbiga UDUB Md. Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi) oo lagu qabtay Barxada Huteelka dhexdiisa waxa ka soo qeyb galay Boqolaal qof oo ka mid ah taageereyaasha xisbiga UDUB gaar ahaan Beesha Reer Shirdoon oo ka mid ah beelaha Galbeedka Hargeysa.
Guddoomiyaha olalaha doorashada Madaxtooyada ee xisbiga UDUB Md. Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi) oo xafladaasi ka hadlay ayaa u mahad celiyay taageereyaashaasi xisbigiisa waxaanu tilmaamay in beesha reer Shirdoon ay hore u ahaayeen xisbiga UDUB oo ay ka soo saareen Xildhibaan C/Kariim Aw- Cali Shabeel doorashadii Golaha Wakiilada.
“Waxaan leeyahay beeshan go’aankeedu waa mid waxaanay taageero hiil iyo hooba leh la garab taagan yihiin xisbiga UDUB hase yeeshee waxaan maqlayay in rag ka soo jeeda beeshan oo faro ku tiris ahi ay ku biireen xisbiga Ardaaga KULMIYE, anagu waxaan xisbigaasi u aqaanaa xisbi reer oo ay siyaasadiisu tahay mid ku salaysan qabyaalad iyo kala fogaynta shacbiga Somaliland,”ayuu yidhi Cismaan Hindi.
Cismaan Hindi wuxuu taageereyaasha xisbiga UDUB ugu baaqay inay maalinta barri si weyn ugu soo baxaan olalaha doorashada madaxtooyada oo si rasmi ah u bilaabmaya khamiista isla markaana lagu furayo xisbiga UDUB.
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo wacyi gelinta Somaliland Md. Axmed Xaaji Daahir Cilmi, oo ka hadlay xafladaasi ayaa u mahad celiyay beesha reer Shirdoon oo uu tilmaamay inay muujiyeen go’aankooda la xidhiidha taageerada xisbiga UDUB.
Wasiirku wuxuu sheegay in beeshu ay beenisay inay ku biirtay xisbiga KULMIYE waxaanu shacbiga ugu baaqay inay u diyaargaroobaan doorashada madaxtooyada ee dalka ka qabsoomaysa 26-ka bisha June.
Weriye Cumar Maxamed Faarax
Hadhwanaag News/Hargeysa

Last edited by Siciid85 on Wed Jun 02, 2010 11:12 am, edited 2 times in total.
Re: Beesha Reer Shirdoon - Sacad Muse again supports UDUB
So where is the people who were screaming beesha reer shirdoon - sacad muse ba ku so birtay kulmiye? this is the sad state of political situation in somaliland, UCID seems the only party which is qabil-free, you will never hear UCID saying reer hebel ba na gu so biiray dhac-dhac but rather they keep it low profile and avoid mentioning clannish names and try gaining peoples support not on clan bases but rather what they can do for the people of somaliland and their honesty.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Beesha Reer Shirdoon - Sacad Muse again supports UDUB
This is just a counter attack on kulmiye by cismaan hindi isna jilibkisa ayuu so ururiye oo u xaflad u qabtay magaaalada hargeisa saying u are udub. Fact is Almost 90% of the sacadmuse will vote for Kulmiye thats a fact for now, Udub knows it even the udub parliamenterians are joining Kulmiye
Guusha Kulmiye iska leh Sicid baritoole u will hear beesha axmed nuux oo ku soo biirtay kulmiye and then u will hear the next day beesha axmed nuux ayaa udub ku biirtay , udub, Kulmiye uun bay ka dabba ciida.
Guusha Kulmiye iska leh Sicid baritoole u will hear beesha axmed nuux oo ku soo biirtay kulmiye and then u will hear the next day beesha axmed nuux ayaa udub ku biirtay , udub, Kulmiye uun bay ka dabba ciida.

Re: Beesha Reer Shirdoon - Sacad Muse again supports UDUB
khalid ali, i believe all the reer hebel ba igu so biiray is a non sense since nobody knows who those thousand people or hundred people will vote for exactly in the election day and remember the ololaha dooraashada haven't even started yet
, i find it useless why UDUB & Kulmiye are screaming reer hebel ba igu so biiray like two little kids
no wonder i am voting for UCID the moderate mature party. 

Re: Beesha Reer Shirdoon - Sacad Muse again supports UDUB
UDUB sida waraabaa hanbada libaaxa cuna ayuun buu ka daba qadhaabtaa kulmiye, hadii la yidhaahdo X.Playa ayaa Kulmiye ku biiray , next day walaashay intay u yeedhaan bay xaflad u qabanayaan , headline news " X.Playa walaashii oo ku biirtay Udub". non sense garbage.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Beesha Reer Shirdoon - Sacad Muse again supports UDUB
siicid ucid would be a nice party if Faisal was not running for office., Sicid its just part of the thing we shall see who votes For udub in 3 weeks every one knows Kulmiye won in 2003 . and 8 years of No progress, The people of somaliland will vote again guess who they will vote for this time. 

- ToughGong
- SomaliNet Super
- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Beesha Reer Shirdoon - Sacad Muse again supports UDUB

Last edited by ToughGong on Wed Jun 02, 2010 11:34 am, edited 1 time in total.
Re: Beesha Reer Shirdoon - Sacad Muse again supports UDUB
Khaliid, this is africa expect the unexpected.

Re: Beesha Reer Shirdoon - Sacad Muse again supports UDUB

so much for being democratic country. walla qabil baan qaran noqon

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:

malakumod wrote:![]()
@ beel baa udub kubirtay.
so much for being democratic country. walla qabil baan qaran noqon
qabaliku ha wadda loolamu siidi labba quruoomode , Thats a fact
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Beesha Reer Shirdoon - Sacad Muse again supports UDUB
[quoteGuddoomiyaha olalaha doorashada Madaxtooyada ee xisbiga UDUB Md. Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Cismaan Hindi) oo xafladaasi ka hadlay ayaa u mahad celiyay taageereyaashaasi xisbigiisa waxaanu tilmaamay in beesha reer Shirdoon ay hore u ahaayeen xisbiga UDUB oo ay ka soo saareen Xildhibaan C/Kariim Aw- Cali Shabeel doorashadii Golaha Wakiilada.
[/quote]

I think he was the only Shridoon dude running.
His affiliation with UDUB party has nothing to do with it. Reer walba ninkiisuu soo saarayay regardless.

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Beesha Reer Shirdoon - Sacad Muse again supports UDUB
jibriil abokor guy told me that 100 % of his jb subclan are pro udubkhalid ali wrote:This is just a counter attack on kulmiye by cismaan hindi isna jilibkisa ayuu so ururiye oo u xaflad u qabtay magaaalada hargeisa saying u are udub. Fact is Almost 90% of the sacadmuse will vote for Kulmiye thats a fact for now, Udub knows it even the udub parliamenterians are joining Kulmiye
Guusha Kulmiye iska leh Sicid baritoole u will hear beesha axmed nuux oo ku soo biirtay kulmiye and then u will hear the next day beesha axmed nuux ayaa udub ku biirtay , udub, Kulmiye uun bay ka dabba ciida.
- *Nobleman*
- SomaliNet Super
- Posts: 6864
- Joined: Wed Jul 13, 2005 2:49 pm
- Location: United- Not arrogant, just better
Re: Beesha Reer Shirdoon - Sacad Muse again supports UDUB
Nonesense. How can one whole qabil or sub qabil vote for a single party, doesnt make sense.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Beesha Reer Shirdoon - Sacad Muse again supports UDUB
hargaysaay wrote:jibriil abokor guy told me that 100 % of his jb subclan are pro udubkhalid ali wrote:This is just a counter attack on kulmiye by cismaan hindi isna jilibkisa ayuu so ururiye oo u xaflad u qabtay magaaalada hargeisa saying u are udub. Fact is Almost 90% of the sacadmuse will vote for Kulmiye thats a fact for now, Udub knows it even the udub parliamenterians are joining Kulmiye
Guusha Kulmiye iska leh Sicid baritoole u will hear beesha axmed nuux oo ku soo biirtay kulmiye and then u will hear the next day beesha axmed nuux ayaa udub ku biirtay , udub, Kulmiye uun bay ka dabba ciida.
Jb are 90% kulmiye i am sure sxb check out the pictures on gabiley.net
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1788 Views
-
Last post by djibsomali
-
- 4 Replies
- 1766 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 10 Replies
- 1535 Views
-
Last post by Nubis
-
- 29 Replies
- 361 Views
-
Last post by Samatr
-
- 18 Replies
- 2208 Views
-
Last post by AsadSL