Wefti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Caawa Fiidkii Gaadhay Magaalada Oodweyne
Oodweyne (Oodweynenews)- Wefti ballaadhan oo uu hogaaminayo gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa caawa fiidkii si weyn loogu soo dhaweeyey magaalo madaxda gobolka Daad-madheedh ee Oodweyne.
Safarka weftiga UCID ku tegay deegaanka Daad-madheedh, ayaa waxa uu la xidhiidhaa hawl-galada xoogan ee ololaha doorashada madaxtooyada ee maalinta berito ah dalka bilaabmaya.
Weftigan oo saaka ka ambabaxay caasimada Somaliland ee Hargeysa, ayaa safarkoodu waxa uu ku jihaysan yahay Gobolada Bariga, halkaas oo ay si weyn uga soo ololaynayaan, isla markaana ay dadweynaha ku nool goboladaas ku soo wacyi-gelinayaan inay u codeeyaan xisbiga UCID.
Waxaana weftigu caawa u hoyanaan magaalada Oodweyne, iyaga oo subaxnimadka taageerayaashooda halkaas kala hadli doona.
Wixii war ah ee ka soo baxa safarka weftiga waaanu idinku soo gudbinaynaa wararkayaga dambe.
Oodweynenews
Wefti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Caawa Fiidk
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 310 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 544 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 0 Replies
- 296 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 1 Replies
- 472 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 354 Views
-
Last post by udun
-
- 1 Replies
- 558 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 403 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 3 Replies
- 624 Views
-
Last post by afisoone
-
- 1 Replies
- 437 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 451 Views
-
Last post by FBISOMALIA