iam very sorry to ruin your party:
Dagaalkii Gal guduud oo lagu kala baxay iyo Shabaabka oo uu jabkii ugu ba'naa abid soo gaaray iyo maydadkooda oo 200 kor u dhaafay bannaankana waran. { 02 Jun 2010}
waxaa la daabacay Wed 02 Jun 2010 10: 30: 28
Tan iyo markii uu dagaalkii shalay ka qarxay tuulooyinka Mareer gur , Gadoon , Bulacle iyo hareereheeda waxaa saacad kasta guulaysanayey xoogagga Ahlu Sunna Wal-Jamaaca ; laakiin ciidammada shabaabka oo aad u badnaa , si weyynna u soo diyaar garoobay , kana baqayey in haddii ay dhabarka jeediyaan ay la kulmayaan xasuuqyadii horey ugu dhici jire ayaa qorrax dhicii galabta Jabkii ugu danbeeyey soo gaaray
Waxaa qasab ku noqday wixii ay ka baqayeen baqa dhabarka jeediyaan , waxaana ku dhacay xasuuqii ay filanayeen , waxayna wararka lagu kalsoonyay sheegayaan in maydadka shabaabku uu kor u dhaafayo 200 laba boqol oo mallayshiyadooda ah.
Waxaana berri iyo wixii la xiriira internetka laga daawaan doonaa maydadka shabaabka oo ah koo ugu faraha badnaa taaariiikhda shabaabka.
Qraaalka oo fah faahsan wax yar ka dib naga suga inshaa'allah.
Dead dogs
dead top dog tima jilac
