More Kulmiye supporters Join The great party pics

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

More Kulmiye supporters Join The great party pics

Post by The_Emperior5 »

Taagerayaal Cusub oo Maanta ku biiray Xisbiga Kulmiye


waan dhaadanayaa, aad ayaaanay ii farxad galisay” sidaa waxa yidhi, Maxamed Cabdi Aaden(Iskeerse) oo Reerkiisii ku hubsaday Kulmiye... Daawo Sawirada

Hargeysa (GNS)Masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye ayaa Maanta si diiran u soo dhaweeyay Taagerayaal cusub oo ku soo biiray Xisbiga Kulmiye. Waxana Masuuliyiintan oo ka hadlayay Xaflad balaadhan oo ay Maanta ugu sameeyeen Xafiiskooda guud ee Caasimada Hargesa gaar ahaan Hoolka Xafladaha ee Loogu Magac darary Marxuum Cali Maarshaal ay xuseen In ay arintaasi aad ugu faraxsan yihiin isla markaana ay uga Mahad celinayaan ku soo biiridooda.



Image

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye oo halkaasi ka hadlay ayaa si wayn ugu Mahad naqay taagerayaasha cusub ee ku soo biiray Xisbiga. Waxaanu sheegay in ay si wayn u soo dhawaynayaan Taagerayaasha cusub.

Guddoomiye Siilaanyo, waxa uu kula dardaarmay Taagerayaasha cusub in ay si Nabad gelyo ah iskugu soo baxaan Maalinta Doorashada isla markaana ay codkooda u dhiibtaan. Waxaanu kula dardaarmay in ay Xisbiga Kulmiye Codkooda siiyaan.


Image


Waxa isaguna halkaasi ka hadlay Guddoomiye ku xigeeka koowaad ee Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo sheegay in ay cududa cusub ee Xisbiga ku soo biirtay ay aad u soo dhawaynayaan aadna ugu faraxsan yihiin. Mr.Biixi, waxa uu ugu baaqay taageerayaasha cusubi in ay Maalinta jimcaha yimaadaan fagaaraha Beerta Xorriyada oo xisbigu uu ku samaynayo dhoola tuska ugu horeeya isku soo baxyada ama ololaha Doorashada. Waxaanu ka codsaday in qofkastaaba uu soo qaato Calanka Xisbiga taasina ay muujinayso Taageerada uu shaqsigu u hayo Xisbiga.
Image

Sidoo kale waxa isaguna halkaasi hadal ka jeediyay Xasan Mawliid oo ka mid ah Odayaasha Beesha Makaahiil ee iyadu maanta Xisbiga ku soo biirtay. Waxa uu Madashaasi kaga dhawaaqay In maanta wixii ka danbeeya ay Beeshiisu hiil iyo hooba la garab joogto Xisbiga Kulmiye arintaasina ay ka midaysan yihiiin.

Dhinaca kale, Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye, waxa ay soo dhawayn balaadha ku qaabileen Beesha Ciise Muuse. Soo dhawayntaasi oo ka dhacday Hoolka Xafladaha iyo shirarka Huteelka Panorama waxa ka soo qayb galay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Siilaanyo iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan Xisbigiisa.


Image


Image

More pics

http://www.gabiley.net/pages/tDetails.p ... audioFile=
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: More Kulmiye supporters Join The great party pics

Post by Cali_Gaab »

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

Some cisse muuses in Burco joined Kulmiye aswell although i doubt their sincerity since they have no representation in Kulmiye and have put all their weight into UDUB since the party came into existence.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: More Kulmiye supporters Join The great party pics

Post by The_Emperior5 »

Yeah the awal bari of mostly Maxammad ciises from burco are also Kulmiye Since cigaals death all of the Political seats in berbera goes to adan ciise the mayor of the town the Police commander of berbera the governer of saaxil are all adan ciise The guys who runs the port is adan Ciise , the vice president is also adan ciise , Reer sheikh are mucaraad because they are also Maxammad ciise thats why Cawil went 2 weeks ago to Sheikh begging the maxammad ciises for votes he was praising Cigaal for 3 hours , Laakin the caaqil of the maxammmad ciise told him We are Mucaraad . This shows u now that all of burco will vote for Kulmiye the habarjeclo the Hy reer Xuseyn will also vote for Kulmiye the Maxammad ciise of the ciise muse will also vote kulmiye 90% of Burco is Mucaraad. :shock: :clap: :clap: :up:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: More Kulmiye supporters Join The great party pics

Post by Cali_Gaab »

It's quite irrelevant for Kulmiye to boast about the people joining their party when they're gullible enough not to ask the commision to verify where the countless of registrations that have been made void come from.

I still don't get it. I even send Kulmiye an email through their website regarding these numbers of which i haven't got a response yet. Macaa £180 ayaan xisbiga siiyey in East London carbacadi hore.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: More Kulmiye supporters Join The great party pics

Post by The_Emperior5 »

Cali_Gaab wrote:It's quite irrelevant for Kulmiye to boast about the people joining their party when they're gullible enough not to ask the commision to verify where the countless of registrations that have been made void come from.

I still don't get it. I even send Kulmiye an email through their website regarding these numbers of which i haven't got a response yet. Macaa £180 ayaan xisbiga siiyey in East London carbacadi hore.
The thing is there are around what 70.000 votes missing we dont know from what region Udub is up2 something They want to win with those 70.000 Votes The only way we can beat these guys is The Non kulmiye supporters ay isku haleynayaan iyagu inay Kulmiye ku biiraan , Now We all know In sanaag what imisa is diwaan galiyey If we get All sanaag voting for kulmiye not just the muse abokor but also the Gadhweyn and the Warsangali dadkay isku halaynayaan wa inan Codkoda helna that means xisaabtooda oo dhan ba khal khalaysa ma fahantay
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: More Kulmiye supporters Join The great party pics

Post by Cali_Gaab »

70.000 ah? War 160.000 ayaa la khasaariyey. 70.000 oo kalle ayaa khalad isuu diwaangeliyey laakin komishinka waxey lahaayeen iney 70.000 kaasi is ka geli doonaan doorashooyinka. System kana waxey lahaayeen waa 90% accurate, 10% ayaa khalad ah.

Hal milyan hadaad ka jartid 160.000 waxaa soo hadhaya 840.000. Toban percent na waxeey noqon 84.000. 84.000 ayaa codkooda sii khaldan laga helaya. Taasi na UDUB weey ka daba socota walle. The only hope we've got now is for the observers to spot irregularities during the voting process.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: More Kulmiye supporters Join The great party pics

Post by Dhaga Bacayl »

I only see kidz in those pixs! :lol:
1-Londoner
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 787
Joined: Wed Apr 16, 2008 9:12 am
Location: London, England

Re: More Kulmiye supporters Join The great party pics

Post by 1-Londoner »

^^
:lol: :lol: :lol: Wuxuu ina tusay caruur malacaamad ka soo rawaxaya, Great Party kulaha..
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: More Kulmiye supporters Join The great party pics

Post by The_Emperior5 »

1-Londoner wrote:^^
:lol: :lol: :lol: Wuxuu ina tusay caruur malacaamad ka soo rawaxaya, Great Party kulaha..
u will never be in the spg never u hear me :lol:
1-Londoner
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 787
Joined: Wed Apr 16, 2008 9:12 am
Location: London, England

Re: More Kulmiye supporters Join The great party pics

Post by 1-Londoner »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: More Kulmiye supporters Join The great party pics

Post by Cali_Gaab »

The_Emperior5 wrote:
1-Londoner wrote:^^
:lol: :lol: :lol: Wuxuu ina tusay caruur malacaamad ka soo rawaxaya, Great Party kulaha..
u will never be in the spg never u hear me :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol:

This little tomboy has found another way to gain attention; being anti Kulmiye.
Bohol, yawle iyo Kaliil ayaa axad kasta belooni la soo ciyaari tani xadiiqad xaafadeeda uu dhow. :lol:
1-Londoner
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 787
Joined: Wed Apr 16, 2008 9:12 am
Location: London, England

Re: More Kulmiye supporters Join The great party pics

Post by 1-Londoner »

This post was made by Cali_Gaab who is currently on your ignore list
You what? :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: More Kulmiye supporters Join The great party pics

Post by Cali_Gaab »

:lol: :lol:

I thought you was going to quit somalinet?
What happened?

Looooooool, walahi i felt sorry for you when you made that post in the General section announcing that you were leaving.
The fact that you had any replies reassured me that you would come back in a couple of days and try again next time :lol:
1-Londoner
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 787
Joined: Wed Apr 16, 2008 9:12 am
Location: London, England

Re: More Kulmiye supporters Join The great party pics

Post by 1-Londoner »

:lol: :lol: Looooooooooooooooool, oh ileen you read that topic warya. Well well, the fact that no one even mentioned my short absence or that topic except for YOU says a lot walahi. :lol:

Basically, the only one who would miss me when im gone is YOU???? Ala hooyooooy.... :| :| :|
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: More Kulmiye supporters Join The great party pics

Post by Cali_Gaab »

Where do you live man?? :|

I still want to know. I always thought you lived in East London. In addition, you once posted some pictures from either your house or your friends house. Those pictures looked like East London 100% now spill the beans.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”