Futtooole needs Dhulbahante soldiers that defected last week

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Futtooole needs Dhulbahante soldiers that defected last week

Post by The_Emperior5 »

Alshaabab oo kulaalaysa Xuduuda Puntland
:lol: :lol:

Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Galguduud una dhaxeeya labada jabhadood ee Al Shabaab iyo Ahlu suna ayaa had iyo jeer guushu ku raacdaa Alshabaab isla markaana Ciidankaasi waxay noqdaan kuwo u sii socda dhinaca Puntland.



Dagaaladii ugu dambeeyey oo dhex mara labadan Ciidan,Ciidankii Alshabaab wuxuu noqday mid guulaysta waxayna u dhaqaaqeen dhinaca waqooyi ee Magaalada Dhuuso mareeb.



Ciidankii Puntland difaaci lahaana waxay noqdeen kuwo maalinba 10 goosato ka dib markii ay mushahaar la'aan ku dhacaday, iyo Khayraadkii iyo kaalmadii Aduunku Puntland siin jiray oo soo dhaafi waayey degaano gaar ah.



Ciidankii ugu badnaa oo dhowaanahan goostay oo ka kala tegay dhowr Saldhig oo Puntland ah ayna ka mid ahaayeen kuwo joogay Laag ayaa dhowaan gaaray Sarmaanyo.




Ugu danbayntii Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa aaminsan sida qura oo uu Puntland uga difaaci karo Alshabaab in ay tahay isaga oo xoojiya ururka kale oo ay aadka isaga soo hor jeedaan Alshabaab kaas oo ah Alitixaad ,Madaxweyne Faroole dhowaan ayuu ku qabtay Garoowe kulan ay isugu yimaadeen dhamaan xubnaha Ururka Alitixaad iyo hogaankooda. arintanina waxay noqonaysaa dagaalkii Koonfureed oo loo soo xawilo Puntland.



Allsanaag.com
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Futtooole needs Dhulbahante soldiers that defected last

Post by paidmonk »

Stop dreaming. Al-Shabaab is more likely to be in Burco than Bosaso, worry about people wearing cimaamad when these elections fail.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Futtooole needs Dhulbahante soldiers that defected last

Post by udun »

The_Emperior5 wrote:Alshaabab oo kulaalaysa Xuduuda Puntland
:lol: :lol:

Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Galguduud una dhaxeeya labada jabhadood ee Al Shabaab iyo Ahlu suna ayaa had iyo jeer guushu ku raacdaa Alshabaab isla markaana Ciidankaasi waxay noqdaan kuwo u sii socda dhinaca Puntland.



Dagaaladii ugu dambeeyey oo dhex mara labadan Ciidan,Ciidankii Alshabaab wuxuu noqday mid guulaysta waxayna u dhaqaaqeen dhinaca waqooyi ee Magaalada Dhuuso mareeb.



Ciidankii Puntland difaaci lahaana waxay noqdeen kuwo maalinba 10 goosato ka dib markii ay mushahaar la'aan ku dhacaday, iyo Khayraadkii iyo kaalmadii Aduunku Puntland siin jiray oo soo dhaafi waayey degaano gaar ah.



Ciidankii ugu badnaa oo dhowaanahan goostay oo ka kala tegay dhowr Saldhig oo Puntland ah ayna ka mid ahaayeen kuwo joogay Laag ayaa dhowaan gaaray Sarmaanyo.




Ugu danbayntii Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa aaminsan sida qura oo uu Puntland uga difaaci karo Alshabaab in ay tahay isaga oo xoojiya ururka kale oo ay aadka isaga soo hor jeedaan Alshabaab kaas oo ah Alitixaad ,Madaxweyne Faroole dhowaan ayuu ku qabtay Garoowe kulan ay isugu yimaadeen dhamaan xubnaha Ururka Alitixaad iyo hogaankooda. arintanina waxay noqonaysaa dagaalkii Koonfureed oo loo soo xawilo Puntland.



Allsanaag.com

Waa maxay ninkan futooyinka ka sheekaynaya? Looks like another qawmluud in the forum. Well, looks like you threw your cover idiot. :P :down:
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Futtooole needs Dhulbahante soldiers that defected last

Post by malakumod »

The_Emperior5 wrote:Alshaabab oo kulaalaysa Xuduuda Puntland
:lol: :lol:

Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Galguduud una dhaxeeya labada jabhadood ee Al Shabaab iyo Ahlu suna ayaa had iyo jeer guushu ku raacdaa Alshabaab isla markaana Ciidankaasi waxay noqdaan kuwo u sii socda dhinaca Puntland.



Dagaaladii ugu dambeeyey oo dhex mara labadan Ciidan,Ciidankii Alshabaab wuxuu noqday mid guulaysta waxayna u dhaqaaqeen dhinaca waqooyi ee Magaalada Dhuuso mareeb.



Ciidankii Puntland difaaci lahaana waxay noqdeen kuwo maalinba 10 goosato ka dib markii ay mushahaar la'aan ku dhacaday, iyo Khayraadkii iyo kaalmadii Aduunku Puntland siin jiray oo soo dhaafi waayey degaano gaar ah.



Ciidankii ugu badnaa oo dhowaanahan goostay oo ka kala tegay dhowr Saldhig oo Puntland ah ayna ka mid ahaayeen kuwo joogay Laag ayaa dhowaan gaaray Sarmaanyo.




Ugu danbayntii Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa aaminsan sida qura oo uu Puntland uga difaaci karo Alshabaab in ay tahay isaga oo xoojiya ururka kale oo ay aadka isaga soo hor jeedaan Alshabaab kaas oo ah Alitixaad ,Madaxweyne Faroole dhowaan ayuu ku qabtay Garoowe kulan ay isugu yimaadeen dhamaan xubnaha Ururka Alitixaad iyo hogaankooda. arintanina waxay noqonaysaa dagaalkii Koonfureed oo loo soo xawilo Puntland.



Allsanaag.com
:lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”