Page 1 of 2

Beesha BICIIDE oo taageeradii kala noqotay

Posted: Thu Jun 03, 2010 7:00 am
by Rightwing
Beesha BICIIDE oo taageeradii kala noqotay xisbi hebel, Beesha YIBRAHA oo ku biiray Xisbi hebel. f-king hell waar dadku campaign xumaa?!

from now on I will be die hard UCUD. UCUD uses less qabiil slogans than the other worthless parties and also FAYSAL sound very alerted patriot and strong leader despite his seef laboodnimo. :lol:

LONG LIVE UCUD :sland: :up:

Re: Beesha BICIIDE oo taageeradii kala noqotay

Posted: Thu Jun 03, 2010 7:06 am
by The_Emperior5
yeah this reer hebbel thing is no good . Dimuqradiyadeena ayay naquseysa :down:
So beesha biciide yey tageerta :lol:

Re: Beesha BICIIDE oo taageeradii kala noqotay

Posted: Thu Jun 03, 2010 7:08 am
by GENERAL_SNM
Damn *shaking head*. Ninkana wa in denial.

Re: Beesha BICIIDE oo taageeradii kala noqotay

Posted: Thu Jun 03, 2010 7:13 am
by LobsterUnit
The notion of elders deciding which way a whole subclan votes is a mockery of any system. One clan, One vote? :clap: Surely, every individual should decide for themselves and not follow the whims of the clan line.

Re: Beesha BICIIDE oo taageeradii kala noqotay

Posted: Thu Jun 03, 2010 7:33 am
by Rightwing
GaajoUnit wrote:The notion of elders deciding which way a whole subclan votes is a mockery of any system. One clan, One vote? :clap: Surely, every individual should decide for themselves and not follow the whims of the clan line.
Gaajo and Emperior
Sxb this is my point individual will decide themselves. These reer hebel oo taageeray hisbi hebel campaign has made a mockery of our democracy. Waryaa suldaan Emperior Biciide sadexda xisbiba way ku jiraan.

GENERAL_SNM

Inaadeer I am not in denial but as I said individual will decide the winner not reer hebel.

RW

Re: Beesha BICIIDE oo taageeradii kala noqotay

Posted: Thu Jun 03, 2010 7:37 am
by yawle
Habarjeclo 90% waa Kulmiye... 10% kale waa UDUB. Even Samaroon don't support UDUB that much.

The other day I met this crazy Habarjeclo man, he was singing Kulmiye songs. Although others were taken back, personally I wasn't surpirsed. Habarjeclo xataa kooda majnuunka ah ilaa kooda doctorka ah waa isku caqli oo ma xishoodaan.

Re: Beesha BICIIDE oo taageeradii kala noqotay

Posted: Thu Jun 03, 2010 7:41 am
by Rightwing
yawle wrote:Habarjeclo 90% waa Kulmiye... 10% kale waa UDUB. Even Samaroon don't support UDUB that much.

The other day I met this crazy Habarjeclo man, he was singing Kulmiye songs. Although others were taken back, personally I wasn't surpirsed. Habarjeclo xataa kooda majnuunka ah ilaa kooda doctorka ah waa isku caqli oo ma xishoodaan.

:lol: :lol: :lol:

Horaan u maqlay nin habarjeclo ah ayaa lagu yidhi cadaab ayaad gelaysaa hadaad waxaas samaysid. Markaasu yidhi oo hadaan cadaabta tago HJ ma iiga horaysaa si'aan u weheshado. Markaasaa loogu jawaabay haa waa buux. Kolaasu yidhi waa ok cadaabtu mar hadii tolkay joogo. :lol: :lol:

Re: Beesha BICIIDE oo taageeradii kala noqotay

Posted: Thu Jun 03, 2010 8:11 am
by GENERAL_SNM
Rightwing wrote:

:up: :D

Yawle waxa ka daran cuqdaad HY. These guys carry a grudge to the next life.

Re: Beesha BICIIDE oo taageeradii kala noqotay

Posted: Thu Jun 03, 2010 8:12 am
by ToughGong
yawle wrote:Habarjeclo 90% waa Kulmiye... 10% kale waa UDUB. Even Samaroon don't support UDUB that much.

The other day I met this crazy Habarjeclo man, he was singing Kulmiye songs. Although others were taken back, personally I wasn't surpirsed. Habarjeclo xataa kooda majnuunka ah ilaa kooda doctorka ah waa isku caqli oo ma xishoodaan.

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Beesha BICIIDE oo taageeradii kala noqotay

Posted: Thu Jun 03, 2010 9:49 am
by Keyse_0208
yawler wrote:The other day I met this crazy Habarjeclo man, he was singing Kulmiye songs. Although others were taken back, personally I wasn't surpirsed. Habarjeclo xataa kooda majnuunka ah ilaa kooda doctorka ah waa isku caqli oo ma xishoodaan.
Bal kan eega, waa reer burco, gurigiisii iyo gaadhigiisii ku buufiyey calanka kulmiye :lol: :lol:

Image

Image

Image

Image

Image
shacabka reer burco ahi isweydiinayaan, iyagoo qaar badanina uba aqoonsaday inu ninkan Guriga iyo baabuurka lihi yahay nin ka tirsan xisbiga kulmiye, ama ka mid ah masuuliyiinta xisbigaasi, balse uu ninkani yahay mid ka mid ah shacabka reer Burco
:lol: :lol: :up: :up:
waxayna taageradiisii gaadhsiisay heer uu gaadhigiisa, gurigiisa, iyo dharkiisaba ka dhigo qaar ku suntan calanka Kulmiye
:lol: :lol:

read the full story here :arrow: http://www.togaherer.com/2010/06/03/nin ... -sawirada/

Re: Beesha BICIIDE oo taageeradii kala noqotay

Posted: Thu Jun 03, 2010 10:50 am
by Cali_Gaab
:lol: :lol: :lol: :lol:

I'm not surprised if he named his children Kulmiye, Gudoomiye koobaad iyo Gudoomiye labaad :lol:

Re: Beesha BICIIDE oo taageeradii kala noqotay

Posted: Thu Jun 03, 2010 10:53 am
by ToughGong
Do you think he's HJ guys ? :mrgreen:

Re: Beesha BICIIDE oo taageeradii kala noqotay

Posted: Thu Jun 03, 2010 10:57 am
by Cali_Gaab
War waa Habar Jeclo, macaa hooyadii ayaa habar jeclo ah :lol:

Koley ba dinaca hooyadii, kuwii dhalay waa Habar Jeclo ilaa iyo Sheikh Isaaq.

Macaa David Beckham ayaa Kulmiye ah

Image

Biciide ga uu sheegayo Rightwing na waa reerka Riyaale futada uu masaxa. Waa Habar Younis teeni kuwaas :lol:

Re: Beesha BICIIDE oo taageeradii kala noqotay

Posted: Thu Jun 03, 2010 11:04 am
by Siciid85
Keyse_0208 wrote:
yawler wrote:The other day I met this crazy Habarjeclo man, he was singing Kulmiye songs. Although others were taken back, personally I wasn't surpirsed. Habarjeclo xataa kooda majnuunka ah ilaa kooda doctorka ah waa isku caqli oo ma xishoodaan.
Bal kan eega, waa reer burco, gurigiisii iyo gaadhigiisii ku buufiyey calanka kulmiye :lol: :lol:

Image

Image

Image

Image

Image
shacabka reer burco ahi isweydiinayaan, iyagoo qaar badanina uba aqoonsaday inu ninkan Guriga iyo baabuurka lihi yahay nin ka tirsan xisbiga kulmiye, ama ka mid ah masuuliyiinta xisbigaasi, balse uu ninkani yahay mid ka mid ah shacabka reer Burco
:lol: :lol: :up: :up:
waxayna taageradiisii gaadhsiisay heer uu gaadhigiisa, gurigiisa, iyo dharkiisaba ka dhigo qaar ku suntan calanka Kulmiye
:lol: :lol:

read the full story here :arrow: http://www.togaherer.com/2010/06/03/nin ... -sawirada/

:lol: :lol: Madness.

Re: Beesha BICIIDE oo taageeradii kala noqotay

Posted: Thu Jun 03, 2010 7:31 pm
by Goljano Lion
Rightwing wrote:Beesha BICIIDE oo taageeradii kala noqotay xisbi hebel, Beesha YIBRAHA oo ku biiray Xisbi hebel. f-king hell waar dadku campaign xumaa?!

from now on I will be die hard UCUD. UCUD uses less qabiil slogans than the other worthless parties and also FAYSAL sound very alerted patriot and strong leader despite his seef laboodnimo. :lol:

LONG LIVE UCUD :sland: :up:

:lol: :lol: :lol: anigu kulmiye waxaa ban u nacay G-SNM.... waar mar walboo Kulmiya la soo hadal qaado, sidii maraq milix u baahan ayuun reer Dahir soo dhex dhigaayaa, kolkaa UCID baan ku soo biiray