Dibadbax looga soo horjeedo Alshabaab iyo Xisbul Islam oo ka dhacay Dhuuso mareeb iyo Guriceel
--------------------------------------------------------------------------------
Waxaa maanta dibaadbax ballaaran uu ka dhacay degmooyinka Guriceel iyo dhuuso mareeb kaasi oo looga soo horjeedo ururada Alshabaab iyo Xisbul Islam.
Dadka kudhaqan Guriceel iyo Dhuuso mareeb ayaa saakay aanu furin wax ganacsi ah, waxaana ay isugu soo baxeen waddooyinka waaweyn ee magaalada iyaga oo halkaasi ku wareegayay.
Dibadbaxeyaasha ayaa kudhawaaqayay ereyo ka dhan ah Alshabaab iyo Xisbul Islam kuwaasi oo ay sheegeen in ay yihiin ururada dhibaatada ugu weyn kawada gudaha dalka.
Dibadbaxyadani ayaa ahaa kuwa iskooda u abaabulnaa, waxaana aanu jirin wax mas’uul ah oo katirsan Ahlu sunna oo lasocday dadkaasi oo hadana khudbado u jeediyay.
Waxa ay kudhawaaqayeen dadkani ereyo ka dhan ah Alshabaab iyo Xisbul Islam, waxaana kamid ahaa ereyadii ay kudhawaaqayeen “Alshabaab dooni meyno, Khawaarij dooni meyno, Xisbul sheydaan dooni meyno” iyo ereyo kale oo ka dhan ah kooxaha mucaaradka ku ah dowladda federaalka.
Dibadbaxyadani ayaa noqonaya kuwii ugu waaweynaa ee ka dhaca maanta gobolka galgaduud, waxaana dadka ka muuqday dareen aad u kacsan iyaga oo xittaa mararka qaar kudhawaaqayay in haddii lasoo weeraro deegaanadooda ay iyaguna ku biiri doonaan kuwa dagaalamaya oo ay iska dhicin doonaan Alshabaab iyo Xisbul Islam.
The murtaddiin alshabaab and xisbul shaytan though it would be easy to defeat the brave mujahideen ahusunnah wal jamaacah(may Allah preserve them). They were grave wrong!!!
Sayuhzamu Al-Jam`u Wa Yuwallūna Ad-Dubura.
______________________________________________________________________________________________________
Faahfaahin ku saabsan daagaalkii Shalay Bulacle iyo Ceellahele iyo Saraakiil Sare oo Khawaarijta looga laayey iyo hub badan oo looga qanimaystay
3 06 2010
Dagaal aad u kharaar ayaa wuxuu ku dhex maray Xoogagga Ahlu-sunna Wal-jamaaca iyo Maleeshiyaaka Khawaarijta Al-shabaab Deegaannada Bulacle iyo Ceel lahelay.
Dagaalkaas ayaa waxaa qaadey Ciidamada Ahlu-sunna Wal-jamaaca waxayna ka soo qaadeen dhawr jiho, taasoo aysan ogeyn Khawaarijtu.
Dagaalkaas ayaa waxaa go’doon la galiyey Khawaarijta Al-shabaab, halkaas oo gebi ahaabma lagu gumaaday. Waxayna galeen dhufeysyo, halkaas oo looga kor tagey, afsaarna lagu laayey.
Dagaalkaas ayaa waxaa ku geeriyoodey in ka badan 300 Maleeshiyada Khawaarijta ah halka looga dhaawacay Maleeshiyad gaayareysa 500 Khawaarij.
Dagaalkaas Khawaarijta ku Baqtisay waxaa ka mid ah Saraakiil sare oo uu ka mid ahaa Khawaarijkii bililiqeystey Dukaan uu lahaa Shiikh Caamir oo ahaa Shiikhii Masagawaay iyo Galcad.
Ninkaan ayaa wuxuu la dhashay Khawaarijka weyn ee Kabakutukade, waxaana la yiraahdaa Cali Boorow, wuxuuna ahaa ku xigeenka Khawaarijta Al-shabaab ee dhanka hawl gallada.
Waxaa ka mid ahaa Khawaarijtii halkaas lagu laayeey Taliyihii Maleeshiyaadka Khawaarijta guud ahaan Somalia, waxaa kaloo halkaas ku baqtiyey labo sarkaal oo aad iyaguna u sarreeya oo la kala yiraahdo: Abuu Daa’uud iyo Xassan Cali Dhoore.
Sidoo kale waxaa halkaas shalay ku nafwaayey 4Ajaanib ahaa oo uu ku jirey Sixirool u ballan qaadey Khawaarijta in ay la wareegayaan Goballada Dhexe oo dhan.
Sidoo kale waxaa Khawaarijta laga qanimaystey hub aad u badan oo u badnaa Baasasuukayaal iyo dhashiikayaal iyo Weliba dabajeexyo aad u badan.
Xoogagga Ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa la filayaa in ay maanta mar kale foodda daraan Maleeshiyaadka Khawaarijta Al-shabaab, taasoo la filayo in ay maanta la wareegaan Deegaanka Ceelbuur insha'allaah.
Citizens of guricel & d/mareb demonstrating against khawarij
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 1505 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 0 Replies
- 300 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 3 Replies
- 1071 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 2 Replies
- 785 Views
-
Last post by new-york24
-
- 1 Replies
- 8 Views
-
Last post by Real_1
-
- 11 Replies
- 1133 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 7 Replies
- 453 Views
-
Last post by Ashlee
-
- 33 Replies
- 4372 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 0 Replies
- 249 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 1 Replies
- 526 Views
-
Last post by barakaboy10