funniest things has happened Burco and Ceerigaabo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

funniest things has happened Burco and Ceerigaabo

Post by Rightwing »

Please watch universal news tonight :lol: :lol:

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guryaynta, Mr,Siciid Sulub oo u campaign garaynaya xisbigiisa magaalada Burco ayaa yidhi sidatan.

Md,Siciid Sulub
Walaalayaal Abaalkiisa Ahmed silanyo lama gudi karo. Waayo horta waa nin soo halgamay. talbaadna wuxuu naga ururiyey intii qalqaaliga ahayd oo dhan. :lol: :lol:
Xero ayuu ooday oo ku jiheeyey balan qaad inay xukunka la wareegi doonaan haday xeradaas si edeb leh u fadhiyaan.
Walaalayaal ogaada if iyo aakhirobo in Ahmed silanyo yahay nin abaal ku leh reer Somaliland.


Ceerigaabo

Markii beerta xuriyada laysigu yimid ayaa waxaa ka mid ahaa dadkii ka hadkay campaign-ka nin dhalinyara ah oo sidan ku bilaabay hadalkiisii markuu microphone-ka qabsaday:
1-Madax weynuhu ha noolaado
2-UDUB ha noolaato
3-Somaliland ha noolaato
4-ugu danbeyntii hadaanu nahay NAALEEYE AXMED waxaanu taageersanahay UDUB :lol: :lol: :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: funniest things has happened Burco and Ceerigaabo

Post by Siciid85 »

:lol: :lol: Seems the dhullos are mostly supporting UDUB , no wonder original dervish is always saying vote riyaale. :lol:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: funniest things has happened Burco and Ceerigaabo

Post by Rightwing »

Siciid85 wrote::lol: :lol: Seems the dhullos are mostly supporting UDUB , no wonder original dervish is always saying vote riyaale. :lol:


I once asked a friend of mine why Qurjiile support UDUB. He said ninyahay hadaanu nahay dhulos Axmed Silanyo waxaa nooga soo ura SNM SNM Faysala waxaa nnoga soo ura Hitler :lol: :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: funniest things has happened Burco and Ceerigaabo

Post by SahanGalbeed »

:lol: , mayee waa sax !
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: funniest things has happened Burco and Ceerigaabo

Post by Dhaga Bacayl »

[quote="Xero ayuu ooday oo ku jiheeyey balan qaad inay xukunka la wareegi doonaan haday xeradaas si edeb leh u fadhiyaan.
[/quote]

Daa wa run taasi inaadeer. :lol:

Wuxu uinag ahaya seef l boodkoo dhan

Muuse bixi
Mahomed Kaahin
Dr. Gaboose
Eng. Mahomed haashi

iyo reer burcoo dhan :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: funniest things has happened Burco and Ceerigaabo

Post by Khalid Ali »

I saw it on universal tv :lol: :lol: very funny indeed , laakin then again democracygenu wa bar barad laakin we will get there
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: funniest things has happened Burco and Ceerigaabo

Post by Rightwing »

:lol: :lol: :lol:

Bal an eegno berina Kulmiye wacadarihiisa.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: funniest things has happened Burco and Ceerigaabo

Post by Siciid85 »

:lol: :lol: Rightwing , i saw it now aswell why did you said the guy was dhalinyaaro who said if we are N.A we are voting for UDUB? :lol: his a 40 + year old. :lol:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: funniest things has happened Burco and Ceerigaabo

Post by Rightwing »

Siciid85 wrote: :lol: :lol: Rightwing , i saw it now aswell why did you said the guy was dhalinyaaro who said if we are N.A we are voting for UDUB? :lol: his a 40 + year old. :lol:

To me he looks early 30s. Having fat cheeks is one of the dilemmas of a lot of people looks old :lol: :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: funniest things has happened Burco and Ceerigaabo

Post by Khalid Ali »

rightwing abtiyasha dimuqradiyada kamaydan dhadhicin wali :lol: in ceerigabo :lol:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: funniest things has happened Burco and Ceerigaabo

Post by Rightwing »

khalid ali wrote:rightwing abtiyasha dimuqradiyada kamaydan dhadhicin wali :lol: in ceerigabo :lol:

Faa'dada keliya ee ay leeyihiin waxa weeye hadii la shaqaaleeyo. oo weliba laga shaqaalooyo hay'ada sirdoonka.


Meanwhile go a head and watch universal tv now UCID Party ayaa laga hadlayaa
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: funniest things has happened Burco and Ceerigaabo

Post by Siciid85 »

:lol: :lol: Rightwing, have you seen the ladies who were in the crowd saying we want dahiir riyaale to win in burco with pictures of Dahir Riyaale Kahiin, i didn't know Dahir Riyaale was also liked in burco :lol:
Last edited by Siciid85 on Thu Jun 03, 2010 3:01 pm, edited 2 times in total.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: funniest things has happened Burco and Ceerigaabo

Post by Rightwing »

Siciid85 wrote::lol: :lol: Rightwing, have you seen the ladies who were saying we want dahiir riyaale in burco. :lol:

Yeah I have seen it :lol: :lol:

Suldaan go head and watch universal tv now there's a live UCID program
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: funniest things has happened Burco and Ceerigaabo

Post by Khalid Ali »

borame was nice 2 there are some good lookin females there oo calanki udub huwana :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: funniest things has happened Burco and Ceerigaabo

Post by Cali_Gaab »

Siciid85 wrote::lol: :lol: Rightwing, have you seen the ladies who were in the crowd saying we want dahiir riyaale to win in burco with pictures of Dahir Riyaale Kahiin, i didn't know Dahir Riyaale was also liked in burco :lol:
They like him in a couple of xaafado oo ku yaalo galbeedka Burco :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”