Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye

Post by Goljano Lion »

Hargeysa, June 2, 2010 (Haatuf)-Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay ku soo dhoweeyey xarunta xisbiga Kulmiye, siyaasiyiin, aqoonyahan iyo dadweyne kale oo ka mid ah beesha Makaahiil oo ka tirsan beelaha Sacad Muuse.Guddoomiyaha Kulmiye,Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo la hadlay dadweyne badan oo ka tirsan beeshaasi ayaa u sheegay in xisbigoodu wax ka qaban doono baahiyaha haysta deegaanada beeshu degto.

Keyse welcome son
xibigii reer jamac waalkaad ku biirteen welcome aboard xita micheal,s-kii iskaga soo baxa Udub :lol: :lol:
User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Post by AsadSL »

wtf how can a whole clan become 1 xisbi. Its sound funny when articles like this have titles like beesha ku biiray xisbiga. Backwards thinking. :down:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Post by Goljano Lion »

AsadSL wrote:wtf how can a whole clan become 1 xisbi. Its sound funny when articles like beesha this ku biiray xisbiga. Backwards thinking. :down:
its Beesha Makaahiil not the whole Sacad Muse, read between the lines
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Post by Goljano Lion »

Image Bring it on, i have a surprise for you
Last edited by Goljano Lion on Thu Jun 03, 2010 11:55 pm, edited 1 time in total.
User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Post by AsadSL »

Goljano Lion wrote:
AsadSL wrote:wtf how can a whole clan become 1 xisbi. Its sound funny when articles like beesha this ku biiray xisbiga. Backwards thinking. :down:
its Beesha Makaahiil not the whole Sacad Muse, read between the lines
Thats not my point bright one the fact a group of people are voting for a party under a clan name. :idea:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Post by Goljano Lion »

Image what the phok is he talking about
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Post by Goljano Lion »

Image fajac .....Ninkan Samaroon Xishoonmaayo
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Post by Goljano Lion »

Image who should i declare the winner? kolay Adan Madoobuhu Nin solo madow ah waxba siinmaayaane
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Post by Cali_Gaab »

Looooooooooooooooooooooooooooooooooool
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Goljano has been cracking me up for the past 6 hours :lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Post by Goljano Lion »

Image

THIS IS MY FAVORITE
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Post by Keyse_0208 »

:lol: :lol: .. this is gettng ridicilous, everyday beel baa xagaa ku biirtay headline nooga dhigayaan... they really need to stop this qabiil + voting politics, its not healthy
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Post by Dhaga Bacayl »

Waa nala qasbaaya,
nal qaybsanayaa

Booooooo...i hate this reer hebel baa meel ku biiray thing. Why not say the names of the idividuals :down:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Beesha Makaahiil (Sacad Muuse) Oo Ku Biiray Xisbiga Kulm

Post by Khalid Ali »

Dhaga Bacayl wrote:Waa nala qasbaaya,
nal qaybsanayaa

Booooooo...i hate this reer hebel baa meel ku biiray thing. Why not say the names of the idividuals :down:

Somaha reer hebbel ya u hadla the people of somaliland will vote based on Their Individuality :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”