Page 1 of 1

Warsangeli & Naleya Ahmed ROYALTY.

Posted: Fri Jun 04, 2010 1:34 pm
by Babygirl-
8-)

Re: Warsangeli & Naleya Ahmed ROYALTY.

Posted: Fri Jun 04, 2010 2:51 pm
by Siciid85
:sland:

Re: Warsangeli & Naleya Ahmed ROYALTY.

Posted: Fri Jun 04, 2010 3:01 pm
by The_Emperior5
Golahayaga waxa jooga nimanka gadhweyne
Gartayada waxa gooya kuwii geerida ku garawshadaye
Giib nimanki diiley ayaanu godob ugu Geeraraynaye

Re: Warsangeli & Naleya Ahmed ROYALTY.

Posted: Fri Jun 04, 2010 3:24 pm
by Babygirl-
Rule number 1. Speak when you are Spoken to! :?

Re: Warsangeli & Naleya Ahmed ROYALTY.

Posted: Fri Jun 04, 2010 3:32 pm
by Siciid85
Emperior, where you get that poem from.

Re: Warsangeli & Naleya Ahmed ROYALTY.

Posted: Fri Jun 04, 2010 3:46 pm
by The_Emperior5
the poem was made by a sanaagian Non duriyad. Praising The gadhweyn ma wadda hayo gabayga. i have parts of it.

Re: Warsangeli & Naleya Ahmed ROYALTY.

Posted: Fri Jun 04, 2010 3:55 pm
by Siciid85
Emperior, alot of figures dedicated poems to the Gadhweyn's including the sayyid you reminded me of this poem.




Duca awliyaad buu qabaa degaha Tuurwaaye-(Gadhweyn)
Waa niman gaalada deldala doog iyo abaare
Waa nimanka doofaarradii daariguu jaraye (warsangali iyo Dhabayaco)

Roobkiina waa kaa u da'ay duraha jiilaale
Waa kaa dalkoodii ballidu wada duraabtaaye
Waataa arladii daahirtee diib kasoo kariye

Cawskii dumaayoobay baa doog kasoo baxaye
Dalagyadiyo dooxooyinkii diisha iyo qaare
Dunqaarihiyo xamshkaa sidii diriq la moodaaye

Maalkii diraacdii dhalaa doobke loo culane
Duunyada wxa laga maalayaa darartii caanoode
Rabbogii dawaa'iga sidaa deeqii noo ridaye

Re: Warsangeli & Naleya Ahmed ROYALTY.

Posted: Fri Jun 04, 2010 3:58 pm
by The_Emperior5
Ali darwiish raximullah Mujaheed dhab ah :up:

Re: Warsangeli & Naleya Ahmed ROYALTY.

Posted: Fri Jun 04, 2010 9:51 pm
by Siciid85
Indeed viva Ali Darawish true warrior. :up:

Re: Warsangeli & Naleya Ahmed ROYALTY.

Posted: Thu Sep 02, 2010 6:58 am
by Mzbeautifull
Babygirl- wrote:8-)
:lol:
Babygirl- wrote:Rule number 1. Speak when you are Spoken to! :?
:lol: :lol:

Re: Warsangeli & Naleya Ahmed ROYALTY.

Posted: Wed Sep 08, 2010 4:49 am
by Executive
Sanaag :som:

Re: Warsangeli & Naleya Ahmed ROYALTY.

Posted: Wed Sep 08, 2010 9:16 am
by Mzbeautifull
Executive wrote:Sanaag :som:
Salaam Inadeer :up:

Re: Warsangeli & Naleya Ahmed ROYALTY.

Posted: Mon Sep 20, 2010 7:13 pm
by vangandi
WTF is Naleya Ahmed, qamadi?

:lost: