Buraan: Gaashaan Buur SHirkeedii oo Diyaar Garow Xoogan Loog

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Buraan: Gaashaan Buur SHirkeedii oo Diyaar Garow Xoogan Loog

Post by oldenglish »

Buraan: Gaashaan Buur SHirkeedii oo Diyaar Garow Xoogan Loogu Jiro
June 6, 2010

SHirkii Beelwaynta Gaashaanbuur ee ka Tirsan Maxmuud Harti [Moorsaante]ayaa diyaar Garow xoogan Loogu Jiraa,Shirka Beesha ayaa ka dhicidoona Magaalada Taariikhiga ah ee Buuraan,waxana halkaasi ku sugan Duubab Beesha ka Tirsan Saxaafada qaarkeed iyo walib Aqoonyahando,Ganacsado iyo Jaliyada dibada xubno Metelaya.


SHirka Beesha ayaa ka dhacay Bisha Jun,16,2010, waxana Looga hadlayaa Arimaha Beesha khuseeya Gaar ahaan xidhiidhka Gudaha iyo dibada Kobcinta Heerka Waxbarasho ee deegaanda Beeshu degto sida Buraan,iyo Baliga, sidoo kale waxa Looga hadlidoonaa Xaalufka deegaanka in laga Hortago in Ciidamo la sameeya Xaalufka ka Hortaga.

Nabadoon Mursal oo ka mid ah Cuqaasha Shirkaasi ka qayb Galaysa ayaa sheegay inay qaban qaaba xoogan ka socoto Degmada Buuraan waxana uu sheegay inay Rajaynayaan Guul Balaadhan.

Baaqyo Xoogan oo lagu Taageerayo SHirkaasi ayaa waxa soo diraya qurba Joogta Reer Buuraan kuwaasi oo Hanbalyo u diray Gudiga qaban qaabada Shirka Beelwaynta Gaashaan Buur.


http://galgalanews.com/index/?p=1905
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sanaag”