Isimada,Cuqaasha iyo Culumada Diinta ee Buuhoodle [Bayaan]
Moderator: Moderators
Isimada,Cuqaasha iyo Culumada Diinta ee Buuhoodle [Bayaan]
Magaalada buuhoodle Wax saaka shir Isugu yimid Isimada Buhoodle ugu sugnaa iyo Qaarkamid ah Cuqaasha deegaanka Buuhoodle oo ay Wehelinayeen Culumada diinta ee Buuhoodle oo iyana saaka shirkaasi soo Xaadiray, Kadibna Markii shirkaasi dhamaaday Waxa warbaahinta la hadlay Isimada Cuqaasha Qaarkood iyo Culumada oo iyagu halkaasi ka soo saaray go,aamo.
Go,aamada ayaana looga hadlaya Xaalada haatan ka taagan Guud ahaan deegaanada Dhulbahante iyo Haysa shada Ciidamada somaliland ee iyagu haatan ku sugan Degmada Widh Widh waxna kaloo shirkaasi looga hadlayey Gaadiidkii Ciidamada itoobiyaanku todobaadkii hore ka ka Xaysteen magaalada buuhoodle.
Ugu danbaytii shirkaasi ayaa laga soo saaray Go,aamo gaadhay 4 Qodob oo Warbaahinta ay siiyeen Isimadii Cuqaasha iyo Culumada diinta ee buuhoodle.
Qoabada ay waxgaraka Buuhoodle Soo saareen ayaa waxaa ay kala ahaayeen sidatan:-
1- In Gobolka iyo Deriskiisaba naba lagu dhawaqo
2-In Somaliland deg deg ciidamadeeda ay kala baxdo gobolada beesha Dhulbahante, wada hadalna lagalo
3-In Dawlada Itoobiya nabad galyo lagu wada noolaado
4-In ay ku laabtaan meelihii ay ka yimaadeen Isimadii Xalay Soo galay Magaalada .
Dhinaca kale waxaa laanta afka somaliga ee BBC wareysi siiyay Caaqil Xaaji Maxamuud Cumar Camey oo sheegay in isimada ka yimi hinaca Sool loo bahan yahay marka hore in ay abaabul ka bilaabaan degaamadooda.
CaaqilkaMar la weyiiyay in ay la hadleen isimada yimi magaalada ayaa waxaa uu sheegay in ay iyagu markii ay yimaaeen magaalaa soo saareen baaq ay kaaso ay ku sheegeen in ay xidhxidhayaan cidii ka hortimaada.
” Waxaan u malaynayaa in ay doonayan in ay Buuhoodle loo qabsado sidii Laascaanood oo ay cadaw ku soo hogaamiyaan” sidaa waxaa yidhi Caaqil Camey oo BBC la hadlayey.
” Anagu ma diidanin in Laascaanood Somaliland laga saaro waana taanu dooneyno waxaanu dooneynaa wada tashi iyo midnimo iyo nin waliba meesha uu degan yahay in uu hawshaa ka galo ayaanudooneynaa” ayuu raaciyey caaqilku.
Caaqil camey ayaa sheegay in laba Garad Jamaac fikirkoodu yahay in Puntland laga baxo taaso ah tan ay beeshu diidan tahay oo ay dadkoo dhami ka biya diideen.
Source: http://taleex.net/?p=798

- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Isimada,Cuqaasha iyo Culumada Diinta ee Buuhoodle [Bayaa

Ma reer Qayaad baa tahay sxb? Is Qayaad a subclan of Ugaadhyahan?

abdalla11 wrote:![]()
Ma reer Qayaad baa tahay sxb? Is Qayaad a subclan of Ugaadhyahan?
Cabdalle,
Qayaad is a knickname. The real name is Khayr Abdi Garaad. Ugaadhyahan (Mohamed Siyaad) is the son of Siyaad and the grandson of Mohamud Garaad. Mohamud Garaad and Abdi Garaad were brothers. Khayr Abdi Garaad is the 1st cousin of Siyaad Mohamud Garaad. Therefore, Khayr Abdi Garaad is an uncle of Ughaadhyahan (Mohamed Siyaad).
Btw - are you Ciise Mohamud or Cumar Mohamud?
- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Isimada,Cuqaasha iyo Culumada Diinta ee Buuhoodle [Bayaa
Thanks for the info sxb, i know a family in gaalkacyo who are Khayr cabdi garaad, good folks
I'm cumar maxamuud
I'm cumar maxamuud
Re: Isimada,Cuqaasha iyo Culumada Diinta ee Buuhoodle [Bayaa
Yw Brother. Are you Reer Mahad, Reer Khalaf, Reer Xirsi, Cabdi Ciise, Maxamed Cumar, Reer Cabdulle, or other subclans?abdalla11 wrote:Thanks for the info sxb, i know a family in gaalkacyo who are Khayr cabdi garaad, good folks
I'm cumar maxamuud
Btw, Harti without Omar Mohamud, hmmmmmm, I could not imagine where history would be by now! I am joking here if anyone finds it offensive. There are many clans but we still have not matched the dream and aspirations of Omar Mohamud.

I will be gone for about a month going to Europe and later in Middle East. I shall inshallah come back one month later. If I get chance, I will throw few comments on and off. Good luck to you Cabdalle, Gemini, paidmonk, Serena, Somalian_boqor, Original Dervish, and other tolka that I have forgotten.
Nabadgelyo.
- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Isimada,Cuqaasha iyo Culumada Diinta ee Buuhoodle [Bayaa
reer xirsi bro with reer mahad as reer abti, best combination
lol, we do have our share of history bro, but it is too long to mention it. AY tried his best, he´s the only ´warlord´ oo laga maqli jiray ´aan iscafino´ frequently. Lakiin he was dealing with people who don´t want peace and stability. It became apperant to him when they use to send little kids as their representatives to the peace meetings in Khartoum. Also the day they blew up his car was decisive, people who sink so low to mispresent the religion deserve everything that comes their way.
Only a mooryaan would call Indhocadde and shariif dalxiis a ´sheikh´. I always say there´s one clan who knows how to treat them, we all know who they are and hopefully there will be more like them and treat the mooryaan like the mooryaan they are
Which clans of the dhulbahante are pro and anti-puntland? I know Muhammed siyaad participate heavily in the PL government, the Jaamac Siyaad are pro SL (atleast their leaders) and there is one major subclan that always switch sides, i forgot their name. Where do they settle. Excuse my ignorance, i only know cumar siday ukala baxaan, not even the entire MJ
Btw, safar wanagsan, if you are in Holland send me a pm. Waxaan ku baru doona waxaad waligaa arkin, stuff that are illegal in the states but are legal in here

ina camey cidan aan calooshi ahaan uma aha caaqil. fake bayaan written by faroole read out by the great-great grandson of camey and published by theudun wrote:Magaalada buuhoodle Wax saaka shir Isugu yimid Isimada Buhoodle ugu sugnaa iyo Qaarkamid ah Cuqaasha deegaanka Buuhoodle oo ay Wehelinayeen Culumada diinta ee Buuhoodle oo iyana saaka shirkaasi soo Xaadiray, Kadibna Markii shirkaasi dhamaaday Waxa warbaahinta la hadlay Isimada Cuqaasha Qaarkood iyo Culumada oo iyagu halkaasi ka soo saaray go,aamo.
Go,aamada ayaana looga hadlaya Xaalada haatan ka taagan Guud ahaan deegaanada Dhulbahante iyo Haysa shada Ciidamada somaliland ee iyagu haatan ku sugan Degmada Widh Widh waxna kaloo shirkaasi looga hadlayey Gaadiidkii Ciidamada itoobiyaanku todobaadkii hore ka ka Xaysteen magaalada buuhoodle.
Ugu danbaytii shirkaasi ayaa laga soo saaray Go,aamo gaadhay 4 Qodob oo Warbaahinta ay siiyeen Isimadii Cuqaasha iyo Culumada diinta ee buuhoodle.
Qoabada ay waxgaraka Buuhoodle Soo saareen ayaa waxaa ay kala ahaayeen sidatan:-
1- In Gobolka iyo Deriskiisaba naba lagu dhawaqo
2-In Somaliland deg deg ciidamadeeda ay kala baxdo gobolada beesha Dhulbahante, wada hadalna lagalo
3-In Dawlada Itoobiya nabad galyo lagu wada noolaado
4-In ay ku laabtaan meelihii ay ka yimaadeen Isimadii Xalay Soo galay Magaalada .
Dhinaca kale waxaa laanta afka somaliga ee BBC wareysi siiyay Caaqil Xaaji Maxamuud Cumar Camey oo sheegay in isimada ka yimi hinaca Sool loo bahan yahay marka hore in ay abaabul ka bilaabaan degaamadooda.
CaaqilkaMar la weyiiyay in ay la hadleen isimada yimi magaalada ayaa waxaa uu sheegay in ay iyagu markii ay yimaaeen magaalaa soo saareen baaq ay kaaso ay ku sheegeen in ay xidhxidhayaan cidii ka hortimaada.
” Waxaan u malaynayaa in ay doonayan in ay Buuhoodle loo qabsado sidii Laascaanood oo ay cadaw ku soo hogaamiyaan” sidaa waxaa yidhi Caaqil Camey oo BBC la hadlayey.
” Anagu ma diidanin in Laascaanood Somaliland laga saaro waana taanu dooneyno waxaanu dooneynaa wada tashi iyo midnimo iyo nin waliba meesha uu degan yahay in uu hawshaa ka galo ayaanudooneynaa” ayuu raaciyey caaqilku.
Caaqil camey ayaa sheegay in laba Garad Jamaac fikirkoodu yahay in Puntland laga baxo taaso ah tan ay beeshu diidan tahay oo ay dadkoo dhami ka biya diideen.
Source: http://taleex.net/?p=798
son of guns from taleex.net iyo xasimo.com wont change anything.
this buuhoodle two days ago.
ka nexoow nafta waa! SSC IS HERE TO STAY
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Isimada,Cuqaasha iyo Culumada Diinta ee Buuhoodle [Bayaa
Udun iyo malakumod
Which one of you is telling the truth, are you guys expressing your own opinions?
mise fake news baa noo dhiibaysaan..
Which one of you is telling the truth, are you guys expressing your own opinions?
mise fake news baa noo dhiibaysaan..
Re: Isimada,Cuqaasha iyo Culumada Diinta ee Buuhoodle [Bayaa
a picture tells thousand stories.
sxb watch the video images dont lie unlike some illiterate old bastard who speaks on the bbc under orders.
sxb watch the video images dont lie unlike some illiterate old bastard who speaks on the bbc under orders.
Re: Isimada,Cuqaasha iyo Culumada Diinta ee Buuhoodle [Bayaa
Abdalle,abdalla11 wrote:reer xirsi bro with reer mahad as reer abti, best combination![]()
lol, we do have our share of history bro, but it is too long to mention it. AY tried his best, he´s the only ´warlord´ oo laga maqli jiray ´aan iscafino´ frequently. Lakiin he was dealing with people who don´t want peace and stability. It became apperant to him when they use to send little kids as their representatives to the peace meetings in Khartoum. Also the day they blew up his car was decisive, people who sink so low to mispresent the religion deserve everything that comes their way.
Only a mooryaan would call Indhocadde and shariif dalxiis a ´sheikh´. I always say there´s one clan who knows how to treat them, we all know who they are and hopefully there will be more like them and treat the mooryaan like the mooryaan they are![]()
Which clans of the dhulbahante are pro and anti-puntland? I know Muhammed siyaad participate heavily in the PL government, the Jaamac Siyaad are pro SL (atleast their leaders) and there is one major subclan that always switch sides, i forgot their name. Where do they settle. Excuse my ignorance, i only know cumar siday ukala baxaan, not even the entire MJ![]()
Btw, safar wanagsan, if you are in Holland send me a pm. Waxaan ku baru doona waxaad waligaa arkin, stuff that are illegal in the states but are legal in here
All Dhuloos subclans have participants in both PL cabinet and PL parliament. The ones who are anti-PL could not get the VP position so they are upset the loss in the last PL election. You also groups who were supporting SL when it took over Las Anod and somehow they are now showing themselves to be against it. Many people don't trust them so many people including myself see this fake entity called "SSC" an entity that is created by those who could not get over that loss in the last election, SL supporters, and some who are just in the business of fund raising and then pocketing themselves. It is nothing but a fake entity that is not standing two legs. It is invented in the internet and will remain in the internet.
Re: Isimada,Cuqaasha iyo Culumada Diinta ee Buuhoodle [Bayaa
Goljano Lion,Goljano Lion wrote:Udun iyo malakumod
Which one of you is telling the truth, are you guys expressing your own opinions?
mise fake news baa noo dhiibaysaan..
The news that I posted was in the BBC Somali Service, so I did not make it up. Suddenly, the boys who were supporting SL when it took over and were actually celebrating for it + those who lost the PL election are now claiming a fake entity called "SSC" that is invented in the internet. What is remained in the internet is going to remain in the internet. Reer Buuhoodle are saying "we are not going to sign up on a project which we don't its beginning and who is behind it and every one who wants to start a war with SL should start from his area that he inhabits." As time goes by, hypocrisy is coming out of the closet and is returning to its inventors.
Btw, Taleex.net is the most objective website from all of Dhulbahante websites. They represent the news and were the 1st to sense this f-rce entity called "SSC".
Mark my words, its meeting its fate since it was fake in the 1st place.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 354 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 378 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 610 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 9 Replies
- 785 Views
-
Last post by afisoone
-
- 1 Replies
- 395 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 1 Replies
- 762 Views
-
Last post by between12
-
- 6 Replies
- 508 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 6 Replies
- 756 Views
-
Last post by afisoone
-
- 4 Replies
- 2750 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 20 Replies
- 1566 Views
-
Last post by Samatr