Page 1 of 1

HADII QOF WALBA QABIIL U HADLO.......

Posted: Mon Jun 07, 2010 7:57 am
by gobdoon
Arinta ma iswaydiisay Qaranka yaa u hadlaya ilayn Quruun walba aduunka Qaranimadeeda bay wax walba ka hor marisaye ee Quruun qarankeedi ka cararaysa xageebay isu qawinaysa.