http://jidbaale.com/index.php?option=co ... -af-somali
Dhamaan anagoo ah dadkan Magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, waxaanu Tacsi u direynaa Qoyskii uu ka Geeriyoodey Marxuum C/laahi Yuusuf Ahmed{Talyaani}. Oo ku dhintay magaalada London ee dalka Ingiriiska.
1-Rashiid Diiriye Faarax iyo xaaskiisa Hodan Xaaji Cige
2-Eng Cali Xaaji Cige
3-Maxamed Faarax Dheere
4-Khaalid Axmed Geele
5-Khadar Maxamuud Saleebaan
6-Ibraahin Sheekh Ismaaciil
7-Cimaan Akabe Liicliic
8-Maxamed Xaaji Cumar yare
10-Maxamed Sheekh Cumar
11-Bille Cumar Ciise
Dhamaan dadkan oo ku kala nool dalka debediisa iyo gudahiisa waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Alle ha u naxariistee C/Laahi Yuusuf Talyaani. Waxaana si hgaar ah ugu tacsiyeynaynaa Shiine C/laahi Talyaani geerida ku timid Aabahiis,
Waxaanuna leenahay Alle Zamir iyo Iimaan ha ka siiyo dhamaan Qoyskii uu ka baxay Marxuumku, asagana Janadii fardoowsa ha waaraabiyo..........Aamin..............Aamin.
Waxaa na soo gaadhsiiyey Rashiid Diiriye Faarax
Dubai.
shabeel69@gmail.com
BREAKING NEWS::: Cabdullahi Yusuf Ahmed HAS DIED !!!!!!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- The Magnificent
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2463
- Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
- Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 9853 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 134 Replies
- 14159 Views
-
Last post by Aseelah-Raaida
-
- 2 Replies
- 495 Views
-
Last post by Fale
-
- 38 Replies
- 3710 Views
-
Last post by guhad122
-
- 1 Replies
- 764 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 27 Replies
- 2844 Views
-
Last post by El Loco
-
- 4 Replies
- 861 Views
-
Last post by Archerr
-
- 6 Replies
- 1077 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 0 Replies
- 609 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 46 Replies
- 4534 Views
-
Last post by TheblueNwhite