Page 1 of 2

Ismail Yare oo ku biiray Xisbiga Kulmiye

Posted: Tue Jun 08, 2010 11:58 am
by *Nobleman*
Hargaysa (Halganews) Wasiirkii hore ee wasaaradda Arrimaha Gudaha Ismaaciil Aadan Cismaan “Ismaaciil Yare” ayaa shalay si rasmi ah ugu biiray Xisbiga Kulmiye sidoo kale Guddoomiyaha haatan haya xilka Degmadda Allay-baday Xasan Shahar ayaa isna shalay ku dhawaaqay ku biiristiisa
Labadan xubnood ee ku biiray Xisbiga Kulmiye ayaa Fagaarayaasha Gabiley iyo Allay-baday ka cadeeyay mawqifkooda Siyaasadeed ee ay qaateen iyagoo si kulul u weeraray Madaxweynaha Somaliland iyo Xisbigiisa UDUB oo ay ku eedeeyeen inuu yahay mid fadhiid ah oo aan Dalka wax rajo ah u hayn iyagoo taageerayaashooda iyo dadkii munaasibadahaasi ka soo qayb galay ugu baaqay inay codkooda siiyaan Xisbiga Kulmiye oo ay sheegeen inuu yahay ka u keeni kara isbedelka dalku u baahan yahay
Labadan Masuul oo hore Xisbiga UDUB kaalin firfircoon kaga jiray isla markaana ahaa xubnihii ugu firfircoonaa ee tartanadii hore ee sadexdii Doorasho xoog ku muquunin jiray taageerayaasha iyo masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye ayaa maanta reer Kulmiye ka dalbaday inay saamaxaan isla markaana ka codsaday in Mujaahid Siilaanyo isagoo soo jeediyay inuu yahay nin weyn oo lexejeclo u leh Dalka
Gudoomiyaha Degmada Allaybaday Mr. Xasan Cabdi Cali ayaa isaguna waxa uu yidhi “ Aniga oo ah Gudoomiyihii Degmada Allaybaday waxa aan goostay “Markii aan arkay Xisbiga Udub in aanu danayn,Markii aan arkay Shacbiga reer Allaybaday sidda aanay waxba ugu qabanayn,waxa aan goostay aniga oo ah Gudoomiyihii Degmada Allaybaday in aanan kusii jiri karin taas iskana casilay Xilkii Gudoomiyenimo ee aan hayay, Laga bilaabo maantana aan ku biiray Xisbiga Kulmiye oo aan u arkay in ay ku jirto danta shacabka Degmada Allaybaday waxaanan dhamaan bulshawaynta reer Allaybaday ugu baaqayaa in ay taageeradooda uleexiyaan xaga Xisbiga Kulmiye, Talada Qaranku maalinba ninbay saaran tahay shalay iyo maantaba aniga ayaa xilka haya baritana cid kale ayaa qaban doonta.
Balse been fara badan oo hore oo la idiin sheegay waajibay nagu tahay in aanu runteeda idin taabsiino taasi oo ah in aanay Udub waxba ugu talagalin in ay waxa ka qabato adeegyada aasaasiga ah.
http://halganews.com/the-news/latest-ne ... 060811576/

everyone is jumping off the sinking ship that is udub?

Re: Ismail Yare oo ku biiray Xisbiga Kulmiye

Posted: Tue Jun 08, 2010 11:59 am
by Khalid Ali
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: Its never to late

Re: Ismail Yare oo ku biiray Xisbiga Kulmiye

Posted: Tue Jun 08, 2010 12:38 pm
by Dhaga Bacayl
Ismaciil yare and Muuse biixi in the same forum. I wanna hear that conversation. :lol:

I always thought Ismacil yare was victim of his own success. He played the Somaliland political card beautifully. His people (HA) never understood his significance in internal affairs. They rejected him and asked Rayaale to remove him or else. That was a wrong move. :down:

Re: Ismail Yare oo ku biiray Xisbiga Kulmiye

Posted: Tue Jun 08, 2010 12:44 pm
by *Nobleman*
Yeah I heard Ismail yare and musa biixi dont get along, even though they are from the same sub clan.

Ismail yare should of stayed with udub and tried to run for leadership after riyaale was defeated. Bad move in my opinion, doesnt show political know how.

Re: Ismail Yare oo ku biiray Xisbiga Kulmiye

Posted: Tue Jun 08, 2010 12:47 pm
by Dhaga Bacayl
*Nobleman* wrote:Yeah I heard Ismail yare and musa biixi dont get along, even though they are from the same sub clan.

Ismail yare should of stayed with udub and tried to run for leadership after riyaale was defeated. Bad move in my opinion, doesnt show political know how.

I agree his change of heart isn't good political move.

He would either sit out and see where UDUB endes up or joint UCID by default.

Re: Ismail Yare oo ku biiray Xisbiga Kulmiye

Posted: Tue Jun 08, 2010 12:48 pm
by Cali_Gaab
He has just sealed the end of his political career, bad move!

#1 He will not hold any position within Kulmiye when it comes to power.
#2 He will hold no position if UDUB stays in power

Re: Ismail Yare oo ku biiray Xisbiga Kulmiye

Posted: Tue Jun 08, 2010 12:52 pm
by Rightwing
Kulmiye became a river full of bull sharks ala ha inoo sahlo :lol:

Re: Ismail Yare oo ku biiray Xisbiga Kulmiye

Posted: Tue Jun 08, 2010 4:02 pm
by Cali_Gaab
Rightwing wrote:Kulmiye became a river full of bull sharks ala ha inoo sahlo :lol:
Kulmiye will not become anoth UDUB, nor is it a save havn for former UDUB supporters who are only jumping a sinkin ship at the last minute. These individuals joining Kulmiye, no matter at which tie they do it, only weakens the current administration. I seriously doubt that these people will hold any post if they win the election.

It would be a bad move m Kulmiye to turn away these glory hunters at present. I'd bet you my life that they wont have any rle whatsoever.

Re: Ismail Yare oo ku biiray Xisbiga Kulmiye

Posted: Tue Jun 08, 2010 4:23 pm
by Rightwing
Cali_Gaab wrote:
Rightwing wrote:Kulmiye became a river full of bull sharks ala ha inoo sahlo :lol:
Kulmiye will not become anoth UDUB, nor is it a save havn for former UDUB supporters who are only jumping a sinkin ship at the last minute. These individuals joining Kulmiye, no matter at which tie they do it, only weakens the current administration. I seriously doubt that these people will hold any post if they win the election.

It would be a bad move m Kulmiye to turn away these glory hunters at present. I'd bet you my life that they wont have any rle whatsoever.

I hope so :up:

Re: Ismail Yare oo ku biiray Xisbiga Kulmiye

Posted: Tue Jun 08, 2010 4:53 pm
by Keyse_0208
Nobleman, adeero ismacil yare, do u remember him from back in the day, Xayraan fooqal Xayraan.. why dont u ask him for some info on your business ideas :lol: .. u know how we do

Re: Ismail Yare oo ku biiray Xisbiga Kulmiye

Posted: Tue Jun 08, 2010 4:57 pm
by Khalid Ali
keyse do u know what ismacil faqash used to do. dhulka ayuu faqi jiray wuxu odhan jiray diamond baan baadhaya mar ba chinese iyo gaal bu keeni jiray markasey beeraha somaliland baadhi jiireen :lol:

Re: Ismail Yare oo ku biiray Xisbiga Kulmiye

Posted: Tue Jun 08, 2010 5:04 pm
by Keyse_0208
i dont about that, but he is a good friend of my pops, actually we was neighbours before he went back home. the guy is a xayraan walee, very funny too. but noble man knows him real well. Thats all im saying for now :lol: :up:

Re: Ismail Yare oo ku biiray Xisbiga Kulmiye

Posted: Tue Jun 08, 2010 8:19 pm
by *Nobleman*
Keyse_0208 wrote:Nobleman, adeero ismacil yare, do u remember him from back in the day, Xayraan fooqal Xayraan.. why dont u ask him for some info on your business ideas :lol: .. u know how we do
:up: :lol: You know walahi Xayraan guy, one of the many characters in NW london. I was shocked to hear that he joined kulmiye, he was an udub veteran.

Re: Ismail Yare oo ku biiray Xisbiga Kulmiye

Posted: Wed Jun 09, 2010 6:05 am
by LiQaaye_TDH
Ismaacil Yare was a Lion wallahi, but the UDUB Ministers Made him look like a Mouse, The Man had no other choice then to support KULMIYE or Join, He wont Join UCID Because of a One Reason :lol: and UDUB Kicked him out..

Welcome Mudane Ismaacill.... as Cali Gaab Mentioned this People wont get any good positions in KULMIYE..

Re: Ismail Yare oo ku biiray Xisbiga Kulmiye

Posted: Wed Jun 09, 2010 8:36 am
by hargaysaay
LiQaaye_TDH wrote:Ismaacil Yare was a Lion wallahi, but the UDUB Ministers Made him look like a Mouse, The Man had no other choice then to support KULMIYE or Join, He wont Join UCID Because of a One Reason :lol: and UDUB Kicked him out..

Welcome Mudane Ismaacill.... as Cali Gaab Mentioned this People wont get any good positions in KULMIYE..

what is the reason he wont join ucid :?