Page 1 of 1

Kulmiye wuxu ku caan baxay Urursiga qashinka

Posted: Tue Jun 08, 2010 7:01 pm
by Bohol iyo karaman
Xisbiga Mucaaradka ah ee kulmiye wuxu ku caan baxay in uu urursado ashaqaas aan magac fiican ku lahayn siyaasada iyo Somalilandba waxa kaa mid ah

Ismaaciil Faqash "waa ninkii markuu wasiirka ahaa cabudhin jirey Mucaaradka"
Gaboose
Abiib Timacade (wasiir hore oo udub ahaan gudanakariwaayey shaqadiisii)
Muse Biixi (aabayaashii dagaalkii Sokeeyee)
Ina Kaahin (aabayaashii Dagaalkii Sokeeye)
Cabdi Aw Daahir (aabayaashii dagaalkii Sokeeye)

Tiro Ma leh

Re: Kulmiye wuxu ku caan baxay Urursiga qashinka

Posted: Tue Jun 08, 2010 7:07 pm
by The_Emperior5
Bohol iyo karaman wrote:Xisbiga Mucaaradka ah ee kulmiye wuxu ku caan baxay in uu urursado ashaqaas aan magac fiican ku lahayn siyaasada iyo Somalilandba waxa kaa mid ah

Ismaaciil Faqash "waa ninkii markuu wasiirka ahaa cabudhin jirey Mucaaradka"
Gaboose
Abiib Timacade (wasiir hore oo udub ahaan gudanakariwaayey shaqadiisii)
Muse Biixi (aabayaashii dagaalkii Sokeeyee)
Ina Kaahin (aabayaashii Dagaalkii Sokeeye)
Cabdi Aw Daahir (aabayaashii dagaalkii Sokeeye)

Tiro Ma leh
So they are qashin ,. did they became qashin when they left you and aabo riyaale. :lol: :lol:

ina bixi ina kahin mujaheediin :up: :D they were always kulmiye from the begining
ina aw daahir mujaheed :up:
Dr gaboose mujaheed :up: :D

ismaciil faqash :down:
cawil faqash :down:
ciiro faqash :down:
warancade faqash :down:
abdi waraabe faqash :down:

:lol: :lol: