DAGAAL MAANTA KA SOCDA BURCO

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

1-Londoner
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 787
Joined: Wed Apr 16, 2008 9:12 am
Location: London, England

DAGAAL MAANTA KA SOCDA BURCO

Post by 1-Londoner »

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: DAGAAL MAANTA KA SOCDA BURCO

Post by Siciid85 »

1londoner it's unknown who they are so far but they seem to be terrorists.



Burco(OWN)- Wararka naga soo gaadhaya Magaalada ee Gobolka Togdheer ayaa sheegaya in maanta iska hor imaad ka rasaas la adeegsaday oo dhex maray booliiska iyo Koox hubaysan oo aan weli la sheegin waxa ay yihiin.

Dagaal Culus Ayaa dhex Maraya Ciidamada Booliska Gobolka Togdheer iyo Kooxdaas hubaysan, dagaalkaas oo bilaabmay qiyaas ahaan 12- duhurnimoi ,waxana la sheegayaa in Dagaalkan Ayaa ka bilaabmay markii ciidamada Boolisku ay Tageen Guri Ku yaal xaafada Oktoober taas oo rag hubaysani oo ku jiray guri ay rasaas culus ay ku rideen ciidamada taas oo keentay in ciidamaduna ay ka jawaabeen rasaastii lagu soo ridayay.

Waxa la xaqiijiyey dhimashada hal Askari oo Boolis ah iyo dhaawaca Taliyihi Qaybta Bari ee ooliska iyo Taliyihii saldhiga Dhexe ee Burco, waxana ay ciidamada qabteen todoba Ruux oo laga qabtay Guriga iyo hub badan oo ka buuxay jawaano Bariis ah Halka aanay wali ciidamadu wali gudaha u galin Gurigii .

Wixii war ee soo kordha waxaad kala socon doontaan Oodweynenews.com
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: DAGAAL MAANTA KA SOCDA BURCO

Post by LiQaaye_TDH »

I just recieved the news.... its nothing major, its just some minor Terrorists who wanted to mess with the election in somaliland...

Burco (Buraoonline.com) 10.06.10 Waxa Maanta Gelinki Hore Ka Dhacay Magaalada Burco Isko-horimaad uu dhaxeeya Ciidanka Booliska Magaalada Burco iyo Koox Argagaxiso ah oo doonaysay inay khalkhal geliso Doorashada Madaxtooyada ee Fooda Inaga soo haysa, Isko Horimaadkan oo sababay dhimasho iyo dhaawac, aya ila hadda inta la ogyahay waxa ku dhintay 1 nin oo Ka Tirsana Ciidanka Booliska Halka 2 Kalena Dhaawac yahin oo uu ku Jiro Taliyahi Ciidanka Booliska ee Qaybta Bariga Magaalada Burco.

Isko-horimaadkan oo Bilaabmay Marki ay Boolisko Beryahan Daba socden Niman ay ka Shakisanaayen, ayay Waxey maanta Duulan ku Qaaden Gurigooda oo Ku Yaala Xaafada Octoobar ee agagaarka Tiwali, waxa ay halkaas kala kulmen iska Caabin Xoogan, Dableydan oo ahyd mid sii diyaargarowday, haddana waxa booliski ku guuleysteen inay gacmaha ku soo dhigaan dhamaan Dableydan.

Booliska aya siday Noo Xaqiijen sheegay inay Ka Heleen Guriga Hub aad uu fara badan oo Beryahan Lagu biirinayay, waxaana laga Helay Bombooyinka kuwa remote Controlka Lagu Qarxiyo, waxaana noo sheegen Boolisko inay hadda baadhitaan ku wadaan raggani meeshay ka soo jeedan iyo Cida Ka Dambeysay.

Buraoonline.com

Burao@live.com
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: DAGAAL MAANTA KA SOCDA BURCO

Post by Rightwing »

Trust me they're all Iddors trained by Al-shabab. Their aims is to destabilize the nation and to kill Silanyo, Rayaale and Faysal on the polling day to cause chaos in Somaliland.
some of them are in their mid preparation in Hargeisa and Boorame.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: DAGAAL MAANTA KA SOCDA BURCO

Post by Somalian_Boqor »

Dagaal geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhacay magaalada Burco

Khamiis, 10 June 2010 (HOL)- Inta la ogyahay hal Askari ayaa geeriyooday, 3 qof oo Saraakiil Ciidamada Booliska ka mid ahna waxa soo gaadhay Dhaawac ka dib markii maanta magaalada Burco dagaal ku dhex maray Koox la tuhunsan yahay inay wadeen falal Argagixiso ah iyo Ciidamada Booliska.

Siday sheegayaan Wararka ka imanaya magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, dagaalkann ayaa qarxay ka dib markii Ciidamada Boolisku ay hawl-gal ka fuliyeen Guri ku yaala dhinaca bari ee magaalada Burco. Warku wuxuu intaa ku daray in dadka dhaawacmay ay ka mid yihiin Taliyihii Ciidamada Booliska ee qaybta bariga Burco waa Yuusuf Shire iyo Taliyihii saldhigga dhexe ee magaaladaas.

Ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay khasaaraha dhinaca Kooxaha hubaysan ee falalka Argagixiso la filayay inay maleegayaan, hase ahaatee Hiiraan Online kala soco wixii warar ka soo kordha shaqaaqada maanta ka dhacday Magaalada Burco.

Barkhad M. Kaariye Hiiraan Online
barqad@hiiraan.com
Hargeisa, Somaliland
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: DAGAAL MAANTA KA SOCDA BURCO

Post by oldenglish »

Rightwing wrote:Trust me they're all Iddors trained by Al-shabab. Their aims is to destabilize the nation and to kill Silanyo, Rayaale and Faysal on the polling day to cause chaos in Somaliland.
some of them are in their mid preparation in Hargeisa and Boorame.

Somaliland and Southern Somalia are no different. Irirs
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: DAGAAL MAANTA KA SOCDA BURCO

Post by Somalian_Boqor »

There is nothing minor about this incident. I hope Al Shabaab rock iidoors world if you know what I mean. :mrgreen:
guryasame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 656
Joined: Tue Nov 22, 2005 4:48 pm

Re: DAGAAL MAANTA KA SOCDA BURCO

Post by guryasame »

Somalian_Boqor wrote:There is nothing minor about this incident. I hope Al Shabaab rock iidoors world if you know what I mean. :mrgreen:

Speechless at Somalian_Depravity.
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: DAGAAL MAANTA KA SOCDA BURCO

Post by oldenglish »

Somalian_Boqor wrote:There is nothing minor about this incident. I hope Al Shabaab rock iidoors world if you know what I mean. :mrgreen:

The Al-shabab underground headquarters was always Burco, Iidooria. The world has to mark it as a hot bed for islamist activities.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: DAGAAL MAANTA KA SOCDA BURCO

Post by Siciid85 »

Somalian_Boqoraad, don't get your hopes too high the trouble makers have already been caught and the weapons sized. :lol: somaliland will defeat any terrorists. :up: :sland:



http://www.oodweynenews.com/display_pag ... leid=19160
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: DAGAAL MAANTA KA SOCDA BURCO

Post by ToughGong »

^
Siciid these haters always come out of the woodwork whenever these even a hint of trouble in S/Land.How many times have we heard this crap in the past
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: DAGAAL MAANTA KA SOCDA BURCO

Post by LiQaaye_TDH »

Hooyadi Wasahan Somallia Boqorad yaa Xabad isaga Ku Dhufata! Nacaskan Nacasko Dhalay!!!

The President of SL Daahir is the suspect for this Incident Again, and this time his not gonna get away with it, He will either get it back, or we wait to the 26 of juune 8-)
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: DAGAAL MAANTA KA SOCDA BURCO

Post by Khalid Ali »

Londoner , why are you posting news , This is not your kinda shit.
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: DAGAAL MAANTA KA SOCDA BURCO

Post by oldenglish »

Its Iidoor terrorists that have been operating in Burco that led to the bombing of Hargeysa. I suspect another major clash between Islamist and Hargeysa.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: DAGAAL MAANTA KA SOCDA BURCO

Post by Somalian_Boqor »

Siciid85 wrote:Somalian_Boqoraad, don't get your hopes too high the trouble makers have already been caught and the weapons sized. :lol: somaliland will defeat any terrorists. :up: :sland:



http://www.oodweynenews.com/display_pag ... leid=19160

IIdoors will defeat any Terrorists so ma aha? We Shall cut Al Shabaab a path through Puntland so we can watch some fireworks from one of the towns that make up the Triangle. :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”