Southern Somalia and North Western Somalia

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Southern Somalia and North Western Somalia

Post by oldenglish »

WAR DEG DEG AH: DAGAAL XOOGGAN OO GAYSTAY KHASAARE DHIMASHO IYO DHAAWAC OO XILLGAN KASOCDA DEGMADA BURCO EE MAAMULKA SOMALILAND

Dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidamada Booliska ee Magaalada Burco iyo kooxo hubaysan ayaa waxa uu iminka ka socdaa Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland.


Dagaalka ayaa bilowday kadib markii ay ciidamada Boolisku maanta duhurnimadii ay dagaal ku qaaden Masaajid ku yaalla Xaafadda Octoober ee dhanka Bari ee Magaaladaasi Burco waxaana uu dagaalku xilligan ku fiday xaafaddo kale oo kamid a Degmada.

Khasaaraha uu dagaalka gaystay ayaan ilaa iyo iminka faah faahin dheeraad ah laga hayn maadaama uu dagaalku iminka si xooggan u socdo hase yeeshee khasaaraha inta hadda la ogyahay ayaa waxa ay tahay dhimashada saddex kamid ah

Ciidamada Booliska iyo Dhaawac Todoba kale oo uu kamid yahay Taliyahii ciidanka Booliska ee Degmada Burco sida ay xaqiijiyeen wararka laga helaayo Magaalada Burco.

Saraakiisha Booliska oo kahadlay dagaalka kasocda Degmada Burco ayaa waxa ay sheegeen in ay dagaalka kula jiraan malayshiyaad hubaysan oo ay ku tilmaameen kooxo arga gixiso ah oo kusoo dhuuntay Masaajidka uu dagaalku ka bilowday.

Dagaalkan ayaa waxa uu kusoo aaday xilli maal mahan lagu gudo jiray ololaha doorashada ee Maamulka Soomaaliland iydoo uu dagaalkani dib u dhigi kari ama carqalada ku furi karo doorashada oo horay dib ugu dhacday ugu yaraan saddex jeer.

Wixii kasoo kordha dagaalka Burco kala soco Warbaahinta Laasqoray.Net



-------------------------------------------------------------------------------------------------------------

The first leg of the race begins with a blast :sland:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”