Page 1 of 2

WAR DEG DEG: Dagaal qaraar oo ka socda BURCO

Posted: Thu Jun 10, 2010 12:43 pm
by oldenglish
War deg deg ah 2 garab oo ka kala tirsan Jabhada SNM (Somali National Movment) ayaa dagaal ku dhex marayaa Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco, dagaalkan ayaa bilowday abaaro 01:00 Duhurnimo ee saacada Geeska Afrika.

Image





Sida ay u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ahaa wakhtigii uu dagaalkani qaraxayey waxa ay sheegeen in Garabka SNM ee Dowlada sheegta Ciidamo ka tirsan oo Police ay si kedisa weerar ugu soo qaadeen Xaafaad October oo fariisin u ah Garabka SNM ee Mayalka adage e ku abtirsada Siilaanyo.







Dagaalka ayaa ku faafay inta badan Xaafadaha Bari ee Magaalada waxaana hada ku gacansareeya garabka mayalka adag ee uu hogaamiyo Siilaanyo lama oga khasaaraha dhabata ah hase yeeshee inta la ogyahay waxaa dagaalkaas ku dhaawacmay Ciidama farabadan oo Police ah oo ay ka mid yihiin Taliyihii Qaybta Plocka Bariga Burco dhimashona waa jirtaa inkastaan la carabaabin waxaana la sheegayaa in mar dhow ay dagaalka ku soo biirayaan Ciidamada Milaterigu oo iyagu hada ka soo talaabaya dhinaca Woqooyi ee Magaaladaas, shacabka Deegaankuna wa ka qayb dagaalkan inkasta oo aanay isku saf ka dagaalamyn.







Waa dagaalkii ugu xumaa oo ka dhaca Magaalaad Burco laga soo bilaabo sanadihii sagaashameeyadee oo mar beelaha deegaankaasi isku dagaaleen habar habar, wakhtiga Dagaalku uu ku soo beegmay oo xasaasi ah ayaa iyaduna sii hurin doonta xiisada colaadeed maadaama lagu jiro ololihii Doorashda Madaxtinimada Maamulka la magacbaxay Somaliland.










Dagaalki o socda & ciidamada oo rasaasta isweydaarsanaya shacabku waa ka qayb dagaalka sida ku cad sawirka (Picture Copy R allsanaag.)




Daahir Riyaale wuxuu isagu manaat ku suganyahay xaafad ka mid ah Magaalada Ceerigabo oo si weyn ay amaankiisa usugayaan haraadigii Jabhada SNM & Maleeshiyo ay isku beel yihiin (HUUNO army) Siilaanyo isna wuxuu manta soo gaaray Magaalada Burco oo uu asal ahaan ka soo jeedo ayna joogaan taageerayaal badan oo xisbigiisa taageersan, Faysal Cali waraabe wuxuu ka tegay shalay Laascaanood isagoo halkaas ka helay kalsooni fiican kadib markii uu bedelay aragtidiisii huwanayd faqash nacaybka maantana wuxuu gaaray Ceel afweyn isagoo beri ku kedinaya Riyaale.







Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo la hadlay Saxaafada wuxuu eedaynta Dagaalkaas dusha uga tuuray kooxo uu ugu yeeray argagiso khalkhalna gelinaya Amniga Somaliland Axmed Siilaanyona waa ka qayb waa sida uu yiri e.







Wixii war ah ee ka soo kordha Dagaalkan kala soco allsanaag.

Re: WAR DEG DEG: Dagaal qaraar oo ka socda BURCO

Posted: Thu Jun 10, 2010 12:46 pm
by Siciid85
:lol: :lol: :lol: "War deg deg ah 2 garab oo ka kala tirsan Jabhada SNM (Somali National Movment) ayaa dagaal ku dhex marayaa Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco" WTF?

Re: WAR DEG DEG: Dagaal qaraar oo ka socda BURCO

Posted: Thu Jun 10, 2010 12:48 pm
by The_Emperior5
Siciid85 wrote::lol: :lol: :lol: "War deg deg ah 2 garab oo ka kala tirsan Jabhada SNM (Somali National Movment) ayaa dagaal ku dhex marayaa Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco" WTF?
:lol: :lol: :lol:
Waa dagaalkii ugu xumaa oo ka dhaca Magaalaad Burco laga soo bilaabo sanadihii sagaashameeyadee oo mar beelaha deegaankaasi isku dagaaleen habar habar, wakhtiga Dagaalku uu ku soo beegmay oo xasaasi ah ayaa iyaduna sii hurin doonta xiisada colaadeed maadaama lagu jiro ololihii Doorashda Madaxtinimada Maamulka la magacbaxay Somaliland.
This is the most funniest part how he compares the somaliland civil war with this litle incident :lol: halku hal askari ka dhintay

Re: WAR DEG DEG: Dagaal qaraar oo ka socda BURCO

Posted: Thu Jun 10, 2010 12:49 pm
by oldenglish
this is the beginning of a war, it started in Burco. Lets not get carried away.

Re: WAR DEG DEG: Dagaal qaraar oo ka socda BURCO

Posted: Thu Jun 10, 2010 1:03 pm
by Siciid85
The_Emperior5 wrote:
Siciid85 wrote::lol: :lol: :lol: "War deg deg ah 2 garab oo ka kala tirsan Jabhada SNM (Somali National Movment) ayaa dagaal ku dhex marayaa Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco" WTF?
:lol: :lol: :lol:
Waa dagaalkii ugu xumaa oo ka dhaca Magaalaad Burco laga soo bilaabo sanadihii sagaashameeyadee oo mar beelaha deegaankaasi isku dagaaleen habar habar, wakhtiga Dagaalku uu ku soo beegmay oo xasaasi ah ayaa iyaduna sii hurin doonta xiisada colaadeed maadaama lagu jiro ololihii Doorashda Madaxtinimada Maamulka la magacbaxay Somaliland.
This is the most funniest part how he compares the somaliland civil war with this litle incident :lol: halku hal askari ka dhintay


:lol: I won't be surprised if the likes of somalian_boqorad wrote this in their dooro websites. :lol:

Re: WAR DEG DEG: Dagaal qaraar oo ka socda BURCO

Posted: Thu Jun 10, 2010 1:08 pm
by The_Emperior5
I know who writes allsanaag.com he is a wasakhgali who lives in birmingham , his family were slaughtered By the SNM in Hadaaftimo and Xingalool. 4 of his uncles were killed. , And according to people He was forced to watch when they executed His uncles., Now he has cuqdad against Anything That starts with the s.

Re: WAR DEG DEG: Dagaal qaraar oo ka socda BURCO

Posted: Thu Jun 10, 2010 1:09 pm
by NewHargeisaGirl
oldenglish wrote:this is the beginning of a war, it started in Burco. Lets not get carried away.
Is this the war you were predicting to happen the other day :shock:

Re: WAR DEG DEG: Dagaal qaraar oo ka socda BURCO

Posted: Thu Jun 10, 2010 1:11 pm
by oldenglish
Newhargeisagirl wrote:
oldenglish wrote:this is the beginning of a war, it started in Burco. Lets not get carried away.
Is this the war you were predicting to happen the other day :shock:

Yes NH :ugeek:

Its quiet obvious a war will begin: all of these Iidoor clans cant picture a lesser Iidoor clan ruling them ex: Siilanyo. Which to no suprise his home town is where its all starting.

Re: WAR DEG DEG: Dagaal qaraar oo ka socda BURCO

Posted: Thu Jun 10, 2010 1:12 pm
by NewHargeisaGirl
^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^
True :clap: :clap:

Re: WAR DEG DEG: Dagaal qaraar oo ka socda BURCO

Posted: Thu Jun 10, 2010 1:13 pm
by Siciid85
The_Emperior5 wrote:I know who writes allsanaag.com he is a wasakhgali who lives in birmingham , his family were slaughtered By the SNM in Hadaaftimo and Xingalool. 4 of his uncles were killed. , And according to people He was forced to watch when they executed His uncles., Now he has cuqdad against Anything That starts with the s.

:lol: :lol: No wonder allsanaag always mentions Muj.Axmed Miire and Muj.Talaabo i find it strange that this wasakhgali guy in bham has cuqdad while fuad adan cadde who also lost 5 of his brothers and 2 cousins 2 da SNM doesn't cry much.

Re: WAR DEG DEG: Dagaal qaraar oo ka socda BURCO

Posted: Thu Jun 10, 2010 1:17 pm
by oldenglish
Our troops will inshallah liberate the people of Burco NH :up: :som:

Re: WAR DEG DEG: Dagaal qaraar oo ka socda BURCO

Posted: Thu Jun 10, 2010 1:19 pm
by grandpakhalif
The_Emperior5 wrote:I know who writes allsanaag.com he is a wasakhgali who lives in birmingham , his family were slaughtered By the SNM in Hadaaftimo and Xingalool. 4 of his uncles were killed. , And according to people He was forced to watch when they executed His uncles., Now he has cuqdad against Anything That starts with the s.
emporer you guys do the same thing when the kacaan or ali samatar is mentioned, so those people u call mujahids are killers to the man who owns the site and those people are mujahids to u

Re: WAR DEG DEG: Dagaal qaraar oo ka socda BURCO

Posted: Thu Jun 10, 2010 1:24 pm
by oldenglish
They are very sick people filled with cuqadaad and langaabnimo cause no ones aware of their existance. Thats why Somaliland isnt a threat to us because we've made it clear that anti-Somalia sentiments in Sanaag will be crushed.

Re: WAR DEG DEG: Dagaal qaraar oo ka socda BURCO

Posted: Thu Jun 10, 2010 1:32 pm
by grandpakhalif
WARya emporer amir godane is attacking Burco now harigeisa is next :lol:

Image

:lol: :lol: :lol:

Re: WAR DEG DEG: Dagaal qaraar oo ka socda BURCO

Posted: Thu Jun 10, 2010 1:38 pm
by The_Emperior5
oldenglish wrote:They are very sick people filled with cuqadaad and langaabnimo cause no ones aware of their existance. Thats why Somaliland isnt a threat to us because we've made it clear that anti-Somalia sentiments in Sanaag will be crushed.

thats why u make topics about burco :lol: The irony why make topic about things that dont exist :lol: