Page 1 of 2

Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 9:37 am
by Mr_Alfaas
ahleen wasahlen akhyaarta aad ayaan idin wada salaamaya...inkastoo aan maamahan yara mashquuley sida kale bal warama maxa iga danbeeyey..

Oday Rightwing
Emperior....abti
Siciid....
lali...........Abti
Keyse
Hargaysaaay suldaan sare
Goljano
Londener.......... :heart: :up: :up: :lol: :lol:
LIQAAYE.
Yasmin :rose: ;)
sahan galbeed caaqilka.
abdikariim
bohol
dhagabacayl.
gurya samo.
khalil....... :lol:
caligaab
ADvo.......... :lol:
helwaa :lol:
.......iyo intaan ka tagay ba..maxaa la sheegay.

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 9:46 am
by Rightwing
War xagaad ka dhacday oday ma imtixaanadii ayaad ku mashquushay?


RW

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 9:50 am
by Mr_Alfaas
Rightwing wrote:War xagaad ka dhacday oday ma imtixaanadii ayaad ku mashquushay?


RW
war niyow...marki hore xafladi aya imashquulisey,marki ku xigteyna imtaxanadki finalka ahaa,imikana waxa iigu sii shaqo aan tagtago laba di bilod e u danbeysey....that wats up..ka wran rerki iyo caruurti. :D

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 9:53 am
by Rightwing
Mr_Alfaas wrote:
Rightwing wrote:War xagaad ka dhacday oday ma imtixaanadii ayaad ku mashquushay?


RW
war niyow...marki hore xafladi aya imashquulisey,marki ku xigteyna imtaxanadki finalka ahaa,imikana waxa iigu sii shaqo aan tagtago laba di bilod e u danbeysey....that wats up..ka wran rerki iyo caruurti. :D


Waa ok, Waxaan moodayey inaad Pakistan arday ka tahay, Pakistan ma shaqay leedahay?


RW

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 9:57 am
by Mr_Alfaas
Rightwing wrote:
Mr_Alfaas wrote:
Rightwing wrote:War xagaad ka dhacday oday ma imtixaanadii ayaad ku mashquushay?


RW
war niyow...marki hore xafladi aya imashquulisey,marki ku xigteyna imtaxanadki finalka ahaa,imikana waxa iigu sii shaqo aan tagtago laba di bilod e u danbeysey....that wats up..ka wran rerki iyo caruurti. :D


Waa ok, Waxaan moodayey inaad Pakistan arday ka tahay, Pakistan ma shaqay leedahay?


RW
haa shaqo ma jirto lakinse dee ma ayub ba shaqo waayaya adan ku dhibe :lol: ..lol...actually i work for an NGO UNHCR ta ayaa leh marka halkasan ereryada inader, :lol:

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 9:59 am
by yasmin
aaawww you are so sweet inadeer waan ku salaamey 8-)

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 10:00 am
by Mr_Alfaas
yasmin wrote:aaawww you are so sweet inadeer waan ku salaamey 8-)
wan kaa qaadey boqorada somaliland.... :up: :rose:

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 10:09 am
by Rightwing
Alfaas

:lol: :lol: :lol: Horaan u maqaly 1988 markii la qaxay ninkii yidhi "ka waran hadii ilaahay ayuub kaa dhigo one day" ?

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 10:15 am
by HELWAA
Mr alfaas...wa celykum wa salaam.

Oo hadi interntkii laga goostey...maxaad noogu soo sheegi weyday lacag aan iska soo aruurine...inaalilaah

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 10:18 am
by ToughGong
Where have you been then Alfas

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 10:21 am
by The_Emperior5
aad baan ku salamay alfaas inadeer waxan is yidhi ninki so noqon wa ,, waxan is yidhi mala wuxu is yidhi koley meeshi la igu darii wa eeh an iska dhaqajiyo :lol:

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 12:23 pm
by LiQaaye_TDH
Alfaas MudANE SOO DHOWOOW...

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 1:01 pm
by Dhaga Bacayl
Mr. Alfaas,

geestayada waa nabad!

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 1:50 pm
by Mr_Alfaas
Rightwing wrote:Alfaas

:lol: :lol: :lol: Horaan u maqaly 1988 markii la qaxay ninkii yidhi "ka waran hadii ilaahay ayuub kaa dhigo one day" ?
..
...kaasi muxu ahaa oday....kolay inader kaasi mid yaro habarjecluu ahaa... ;) :up: :sland:

Re: Salaan.

Posted: Mon Jun 14, 2010 1:52 pm
by Mr_Alfaas
HELWAA wrote:Mr alfaas...wa celykum wa salaam.

Oo hadi interntkii laga goostey...maxaad noogu soo sheegi weyday lacag aan iska soo aruurine...inaalilaah
..kkkk,helwaa mayee jaceyl ba igu dhacay....kolay arinkad sheegtayna wa jira o kama madhna....
:lol: .

adu maxa lagu waayey..ma caruurti skulka bilkodi ayad ururineysey. :lol: :lol: