SHIRWEYNE MAAKHIR FOR CHANGE GROUP -DOONAA DALKA ETHIOPIA

The region of Maakhir coast and its environs. Maakhir forum discusses current events, economic development and Somali Unity.

Moderator: Junior Moderators

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

SHIRWEYNE MAAKHIR FOR CHANGE GROUP -DOONAA DALKA ETHIOPIA

Post by oldenglish »

OGEYSIIS MUHIIMA:-SHIRWEYNE AY SOO QABAN QAABIYEEN MAAKHIR FOR CHANGE GROUP OO KA DHICI DOONAA DALKA ETHIOPIA 16/6/2010

Image

Waxaa dhamaan la Ogeysiinayaa Jaaliyada Reer Maakhir ee ku dhaqan Wadanka Ethiopia gaar ahaan Caasimada wadankaas ee Adis Ababa in ay dhawaan Shir ku qaban doonaan Ururka Isbadal Doonka ee Maakhir For Change Group Waxaana Shirkaas lagaga hadli doonaa Arim dhowra oo ay kamid yihin sidii Loo Mideyn lahaa Bulsho Weynta Reer Maakhir ee Aduunka ku kala Firirsan.
Waxaa shirka ka soo qaybgelaya oo lagu casumay ku dhowaad 160 qof oo isugu jira dhinacyada Bulshada sida dhalinyarada, Odayaasha, Haweenka I.W.M waxaana kulankan soo qaban qaabiyey Wakiilka Dalkaas ee Maakhir For Change Group Maxamed Axmed Warsame (Shirdoon) oo kaashanaya qaarkatirsan Jaaliyada uuna hormuud u yahay Eng. Cabdiraxmaan Axmed Siciid (Sheekeeye) waxaana ka soo qaybgelaya shirkan Gudoomiyaha Ururka Maxamed Axmed Ismaaciil (Shiine).

Kulankani wuxuu qabsoomi doonaa habeenimada Khamiista ee ku taariikhaysan 16th Jun, 2010 wuxuuna ka dhacayaa Hoolka shirarka ee Hoteel Curuba oo ku yaala xaafada Bole Rwanda 7:00 fiidnimo ilaa 8:30 fiidnimo , Hadaba waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada Reer Maakhir ee ku dhaqan Addisababa inay ka soo qaybgalaan kulankaas lana xiriiraan Wakiilka Dalkaas Mr. Shirdoon Taleefanka gacanta: 00251910937081/ 00251913465758 ama cinwanaka ah shirdoon_2005@hotmail.com si uu idiin casumo idiina siiyo fahafaahin intan ka badan ama cinwanaka kale ee ah inof.maakhir@gmail.com . am qaybta countat us eewebka.

Mahadsanidiin.
Maxamed Axmed Warsame (Shirdoon)
Wakiilka Dalka Ethopia ee Maakhir For Change Group.
Maakhir For Change Group
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Maakhir”