Garoowe:-Dhegayso Xildhibaan eeday SNM

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Garoowe:-Dhegayso Xildhibaan eeday SNM

Post by oldenglish »

Garoowe:-Dhegayso Xildhibaan eeday SNM
June 14, 2010
By Admin
Xildhibaan C/raxmaan Cali Bulshaale oo Baarlamaanka Pl ka soo gala dhanka Sool , ayaa eedayay Maamulka Hargaysa Xarunta ka dhigtay waxana uu Waraysi uu Siiyay Idaacada DalJir ku sheegay in Maamulkaasi Dhibaato ku hayo dadka Deegaanka Soal iyo Cayn isla markaana aanay Mar danbe u dul qaadan doonin Falalka Amaan daro ee ay ka wadaan S.C.


Waraysi Radio Daljir la Yeelatay Waa Kan Halkan ka Dhageyso Wareysiga Xildhibana Bulshaale

Galgalanews
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”