Muj.Faysal Ali Waraabe welcomed in Baligubadle

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Muj.Faysal Ali Waraabe welcomed in Baligubadle

Post by Siciid85 »

Reer Baligubadle oo shalay Soo dhaweyn Uu Heerkeedu Sareeyo Ku Qaabilay Guddoomiyaha UCID Faysal iyo Waftigiisa Oo uu Guure Gal Soo maray Ilaa Salaxley.


Pictures http://hadhwanaagnews.com/
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Muj.Faysal Ali Waraabe welcomed in Baligubadle

Post by hargaysaay »

arab will remember the glory days of ciidangale weyne army and they will vote for ucid
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Muj.Faysal Ali Waraabe welcomed in Baligubadle

Post by Khalid Ali »

hargaysaay wrote:arab will remember the glory days of ciidangale weyne army and they will vote for ucid

They will only remmember Their ears , being cut off :lol: By Suldaan Nuur dhaga cun
They will probably Support Kulmiye
They are not a fan of the Guleed Sultanate :lol:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Muj.Faysal Ali Waraabe welcomed in Baligubadle

Post by hargaysaay »

you now the think that I suprise despite arab dont like us, but if they gona ally them selfs with either habar jeclo garxajis or habar awal they ally them selfs with garxajis
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Muj.Faysal Ali Waraabe welcomed in Baligubadle

Post by Khalid Ali »

hargaysaay wrote:you now the think that I suprise despite arab dont like us, but if they gona ally them selfs with either habar jeclo garxajis or habar awal they ally them selfs with garxajis
You haven’t seen the pictures of hargeisa section dominated by arabs and how they support kulmiye I mean Dr dixood support Kulmiye Muj Driwal supports Kulmiye Xildhibaan nacnac supports Kulmiye, Hadhwanaagnews.com is owned by Arab , and they are not that friendly to Garxajis :lol:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Muj.Faysal Ali Waraabe welcomed in Baligubadle

Post by hargaysaay »

sidaasay tahay arab cida ugu dhaw waa anaga sxb habar awal iyo habar jeclo inay dani u geyso mooyee isma yaqaanaan
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Muj.Faysal Ali Waraabe welcomed in Baligubadle

Post by Khalid Ali »

hargaysaay wrote:sidaasay tahay arab cida ugu dhaw waa anaga sxb habar awal iyo habar jeclo inay dani u geyso mooyee isma yaqaanaan
What you mean closer to Garxajis.thats just pure nonsens , Arab always sees awal as his Great brother , And he sees habarjeclo as His name Brother U do know arab is called. Maxamamd al carab. And Maxammad al cimraan is habarjeclo wa isku magac. Arab Supported The Cigaal goverment , Against the garxajis that should ring a bell :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Muj.Faysal Ali Waraabe welcomed in Baligubadle

Post by Siciid85 »

Hargeysa (HWN) Guddoomiyaha xisbiga siyaasiga ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maalintii shalay ahayd soo dhaweyn laxaad leh kala kulmay dadka ku dhaqan magaalo madaxda gobollka Hawd ee Balligubadle.



Guddoomiyaha oo ay socdaalkaa uu ku tagay magaalada Balligubadle ku wehelinayeen guddoomiye ku xigeenka xisbiga UCID Aadan Maxamed Mire Waqaf, wasiirkii hore ee warshadaha Maxamed Saleebaan Weyne oo hada ka mid ah xisbiga UCID iyo waliba masuuliyiin sarsare oo ka tirsan xisbigaas.



Guddoomiyaha iyo waftigiisa oo ka soo ka soo kicitimay dhinaca magaalada Hargeysa, ayay taageerayaasha iyo xoghayaha gobolada ee xisbiga UCID Maxamed Ibraahim Aadan (Qabo) ay kaga horyimaadeen duleedka magaalada Balligubadle.

Ugu horeyn xubno ku hadlayay magaca Magaalada Balligubadle ee xarunta Gobolka Hawd oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in ay si diiran ugu soo dhaweynayaan guddoomiyaha xisbiga UCID Magaalada, waxaanay balan qaadeen in ay codkooda ugu deeqi doonaan marka la gaadho doorashada madaxtooyada.


Xoghayaha gobolada ee xisbiga UCID Maxamed Ibraahim Aadan (Qabo) oo isna halkaas ka hadlay ayaa dhamaanba dadkii madasha joogay ka qoslisay ka dib markii ay afkiisa ka soo yeedheen erayo ay ka mid ahaayeen (TOM and GERRY) oo sida uu u sheegay ula jeeday labada xisbi ee KULMIYE iyo UDUB.


Waxa kale oo uu tilmaamay in Magaalada Balligubadle ay ku soo dhaweynayaan guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, waxaanu ku dheeraaday in dhamaanba taageerayaasha iyo dadka deegaanka gobolka Hawd ay diyaar u yihiin sidii ay codkooda ugu taageeri lahaayeen xisbiga UCID.



Dhinaca kale waxa isna halkaas ka hadlay wasiirkii hore ee wasaarada warshada oo tilmaamay in xukuumada madaxweyne Daahir Rayaale ay tahay mid ku fashilntay in ay wax u qabato shacabka, waxaanu u soo jeediyay in dhamaanba dadka reer Somaliland in ay taageeradooda siiyaan xisbiga UCID oo buu yidhi uu sanadkan ka sharaxan yihiin laba masuul oo ay biyo dhigtay diinta islaamku isla markaana hore u balan qaaday in ay dalka ku dhiqi doonaan shareecada Islaamka.



Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xisbiga UCID Aadan Maxamed Mire Waqaf oo halkaa ka hadlay ayaa sheegay in uu ilaahay is baday dadka ku wada dhaqan gobolka Hawd, waxaanu tilmaamay in sanadkan looga baahan yahay in ay meel uga soo wada jeedsadaan sidii ay codkooda ugu taageeri lahaayeen xisbiga siyaasiga ah ee UCID.



Dhinaca kale cuqaal, odayaal iyo dhalinyaro ku hadlaysay afka degmada Sallaxlay ayaa iaguna tilmaamay in ay si dhab ah u taageersan yihiin gobolnimada Hawd, magaalada Sallaxlayna ay tahay degmo hoos iman doonto gobolka Hawd, waxaanay u soo jeediyeen dhamaanba dadka ku dhqan deegaankan in ay codkooda ku taageeraan xisbiga UCID.



Ugu danbaytniina guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali waraabe oo isna la hadlayay taageerayaashan ayaa u soo jeediyay in ay codkooda siiyaan, hadii uu xukunka ku guulaystana uu wax ka qaban doono baahiyaha kala duwan ee ka jira deegaanka gobolka Hawd.



Waxa kale oo uu tilmaamay in uu dadka reer miyiga u nabadgelin doono neefkooda xoolaha, xoogana saari doono sidii uu iskuulo tiro badan uga dhisi lahaa gobolka Hawd.



Waftigan ayaa markii ay dhamasteen booqashadii ay ku joogeen Magaalo madaxda Gobolka Hawd u caraabay dhinaca magaalada Sallaxlay iyada oo uu guddoomiyuhu dadka reer Sallaxlay kula hadlay meel fagaare, ah waxaanay ku kala tageen in codkooda siin doonaan isna haddii uu doorashada ku guulaysto oo uu wax ka qaban doono dhinacyada baahiyaha aasaasiga ah.



Najax Aadan Cunaaye

Hadhwanaagnews/Office

Hargeysa/Somaliland




Pictures


Image


Image


Image


Image
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Muj.Faysal Ali Waraabe welcomed in Baligubadle

Post by hargaysaay »

arab sees habar awal as their big brother :D :D :D , when they were cupturing baligubadle did they consider you as their big brothers, I guess not
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Muj.Faysal Ali Waraabe welcomed in Baligubadle

Post by Siciid85 »

Emperior, and hargaysaay stop injecting qabil into my topic. :twisted: it's not about clan baligubadle want horumaar alongside sallaxley and many places in somaliland UCID is the way forward. :up:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Muj.Faysal Ali Waraabe welcomed in Baligubadle

Post by Khalid Ali »

hargaysaay wrote:arab sees habar awal as their big brother :D :D :D , when they were cupturing baligubadle did they consider you as their big brothers, I guess not
It doesn’t really matter Tolku dhulka wa kala riixsaada for god sake sacadmuse used to live in berbera , and they pushed west wards all the way to gabilay and wajaale. And ciise muse and sacadmuse are brothers ka waran taas , Arab wanu is dilany in the sixties. But we are still tol jira. But if garxajis was a bit more friendly to Arab 150 years ago maybe today they would be more friendly to you, I mean faisal cali warabe is a direct descanted of suldaan guleed , what does that tell you arab were punished during the sultanate of Suldaan guleeds dynasty
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Muj.Faysal Ali Waraabe welcomed in Baligubadle

Post by Siciid85 »

Related news from Muj Faysals visit to Baligubadle.


Muj: Xasan Ciise Jaamac Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Dhagax Dhigay Xaruntii Halganka Ee SNM.

Hargaysa (CRBO) June 15, 2010 - Guddoomiyaha ururkii SNM Mujaahid Xasan Ciise Jaamac iyo Murashaxa Madaxwayne ee Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa maalintii shalay dhagax dhigay taalo laga dhisayo xaruntii halganka SNM ee magaaladda Baligubadle.

Mujaahid Xasan Ciise oo goobtii ay dhagaxa dhigeen hadal yar oo kooban ka jeediyey ayaa sheegay in halgankii SNM uu sabab u noqday in dib loo xoreeyo dalka Somaliland, laguna soo caliyo xoriyadii ka luntay lixdamaadkii, waxaanu u duceeyey Mujaahidiintii ku geeriyootay halgankaas oo uu inay qayb ka jiraan taariikhda Somaliland.

Guddoomiyuhu waxa kale oo uu Ilaahay uga baryey in Mujaahidiinta inuu Ilaahay ciseeyo, isagoo dhinaca ku amaanay Murashaxa Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe fikirka wanaagsan ee uu la yimid, kaas oo uu sheegay inuu mar walba isticmaalo kalmada Isha Allaah.


“Mujaahidiinta aan magacooda ku hadlayaa waxa ay ku jiraan Saddexda Xisbiba, qaarkoodna saddexda Xisbi midna kuma jiraan, waxanan Ilaahay ka baryeyaa inuu ciseeyo meelkasta oo ay joogaan intii Dhimatay Ilaahay u naxiirto.” Ayuu Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo ahaa Madaxwayne Ku xigeenkii ugu horeeyey ee Somaliland.

Dhinaca kale waxa isna meeshaas ka hadlay Murashaxa Madaxwayne ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe oo Ilaahay ka baryey in aanu dhagax dhigani noqon kii Madaxwayne Daahir Rayaale, waxaanu carabka u adkeeyey in taariikhda Mujaahidiintii dalka xoreeyey lagu

aruurin doono taaladan marka ay dhisanto, waxaanu yidhi “Ilaahay waxaan ka baryeyaa in aanu dhagax dhigani noqon kii Madaxwayne Rayaale ee uu noqdaa mid Ilaahay nagu guuleeyo.


Ummad kastaaba taariikh ayay leedahay, markaa walaalayaal waxaanu doonaynaa in goobtani noqoto meel lagu aruuriyo taariikhdii Mujaahidiintii dalkan u shihiiday Isha allaah hadii Ilaahay ka dhigo, waxaanu sheegay in hadii ay dalka ku guulaystaan uu Xasan Ciise Jaamac noqon doono dadka ugu horeeya ee nala shaqeeya.”

Ceerigaabo.com

Hargeysa-Somaliland
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Muj.Faysal Ali Waraabe welcomed in Baligubadle

Post by hargaysaay »

khalid ali wrote:
hargaysaay wrote:arab sees habar awal as their big brother :D :D :D , when they were cupturing baligubadle did they consider you as their big brothers, I guess not
It doesn’t really matter Tolku dhulka wa kala riixsaada for god sake sacadmuse used to live in berbera , and they pushed west wards all the way to gabilay and wajaale. And ciise muse and sacadmuse are brothers ka waran taas , Arab wanu is dilany in the sixties. But we are still tol jira. But if garxajis was a bit more friendly to Arab 150 years ago maybe today they would be more friendly to you, I mean faisal cali warabe is a direct descanted of suldaan guleed , what does that tell you arab were punished during the sultanate of Suldaan guleeds dynasty
tolku dhulka wuu kala riixsadaa :D :D :D :up: :up: waad iga heshay taa waan kuu qiray
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Muj.Faysal Ali Waraabe welcomed in Baligubadle

Post by Cali_Gaab »

Faisal waraabe is a 'mujaahid' now is it?
Oh ok, I just didn't receive the memo yet.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Muj.Faysal Ali Waraabe welcomed in Baligubadle

Post by LiQaaye_TDH »

Everyone is Claiming Arap to be their best Friend :lol: I Can Honestly say Arap and Ciidagale is not Close, its like HY and HJ...... HJ and Arap might not Live Next to each othe, but HJ and Arap had Always the Same intrest, and when it comes to Politics Araps and HJ are the Closest Friends....
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”