Somaliland Kulmiye Campaign day in hargeisa pics

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Somaliland Kulmiye Campaign day in hargeisa pics

Post by Khalid Ali »

Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye oo Maanta Hargeysa si wayn iskugu soo baxay


Image

Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye ayaa Maanta si wayn iskugu soo baxay guud ahaanba Dalka. isku soo baxyadan oo ka dhacay guud ahaanba Gobolada iyo Degmooyinka Dalka Sawiro badan

Hargeysa(GNS)Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye ayaa Maanta si wayn iskugu soo baxay guud ahaanba Dalka. isku soo baxyadan oo ka dhacay guud ahaanba Gobolada iyo Degmooyinka Dalka. Dadwaynaha ku dhaqan Caasimada Hargeysa oo ah halka ay ku dhaqan yihiin Taageerayaasha ugu badan ee Xisbiga Kulmiye ayaa Meelihii ay iskugu soo baxeen waxa ka mid ahaa Garoonka Kubada Cagta ee 31-ka May, Garoonka Kubada Gacanta ee Timacadde, Xafiis uu Xisbigu ku leeyahay meel aan ka fogayn Kaantaroolka Galbeedka Hargeysa iyo Meelo kale. waxa kala qayb galay Masuuliyiinta Xisbiga sida Guddoomiyaha Ololaha Gobolada Galbeedka ee Xisbiga Baashe Cabdi Gaboobe, Guddoomiyaha Ololaha Gobolka Hargeysa Xil. Axmed Maxamed Diiriye(Nac Nac) Xildhibaan Axmed Sandoon Xasan iyo Masuuliyiin kale



Image

Image

Image

[imghttp://farm5.static.flickr.com/4072/4705962047_d56683868b.jpg][/img]

Image



More pics
http://www.gabiley.net/pages/tDetails.p ... audioFile=
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”