Beesha Habar Yoonis ee Hargeysa oo siwayn uu taageeray Udub

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Beesha Habar Yoonis ee Hargeysa oo siwayn uu taageeray Udub

Post by Bohol iyo karaman »

Shir balaadhan oo maanta ka dhacay Hargaysa oo lagu taageeray xisbiga UDUB
Written by Qarannews
Jun 16, 2010 at 10:25 AM


Hargaysa, (Qarannews)-Waxa maanta shir balaadhan isugu yimid dad aad u tiro badan oo ka soo jeeda beelaha Habaryoonis, shirkaasi oo ay ka soo qayb galeen dad aad u tiro badan isla markaasina miisaan iyo samayn culus ku leh beelahaasi.

Kulankan oo si aad iyo aad u balaadhan looga soo qaybgalay, waxa gundhig u ahaa ama tageero buuxda lagu garab istaagay sidii xisbiga UDUB, loo tageeri lahaa isla markaasina waxa la isla qaatay in si dhakhso ah loo dhiso gudi ka kooban dhamaan beesha oo dhan oo si dhakhso ah uga hawlgasha arintaasi, iyo sidii la isu abaabuli lahaa sidii codkooda loo siin lahaa xisbiga UDUB, oo ay isla qaateen in uu yahay xisbi nabadeed.



Waxa goobtaasi ka hadlay ganacsato, aqoonyahano,siyaasiyiin iyo wax garad kala gadisan oo ka soo jeeda isla beeshaasi Habaryoonis









Shirkani oo ka dhacay Hudheelka Kaah oo ku yaala bariga magaalada Hargaysa, ayaa waxa ka soo qayb galay dad kor u dhaafaaya dhowr boqol oo qof oo dhamaantood ah dadka laga dhex qadariyo isla beelahaasi iyo gud ahaan dalka oo dhanba

Kulankani oo aad loo soo agaasimay ayaa si wanaagsan u qabsoomay isla markaasina xubnihii ka soo qaybgalay waxa ay si buuxda u taageereen sidii xisbiga UDUB, ay codkooda u siin lahaayeen isla markaasina ay ka hawlgalilahaayeen deegaamada ay ka soo kala jeedaan.

Halkan hoose ka daawo qaar ka mid ah muuqaalkii maanta ee shirkaasi.

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image













Last Updated ( Jun 16, 2010 at 11:53 AM )
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Beesha Habar Yoonis ee Hargeysa oo siwayn uu taageeray U

Post by Khalid Ali »

is that beesha habaryoonis in hargeisa dad hudheel yar ku shiray oo meel ka qadayey oo yidhi udub baanu nahay lets just wait till the elections :D
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Beesha Habar Yoonis ee Hargeysa oo siwayn uu taageeray U

Post by Siciid85 »

Bohol it's more like beesha Isaxaaq since we know they are supporting UDUB and make up majority of the h.y population in hargeysa.
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Beesha Habar Yoonis ee Hargeysa oo siwayn uu taageeray U

Post by Bohol iyo karaman »

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Beesha Habar Yoonis ee Hargeysa oo siwayn uu taageeray U

Post by Bohol iyo karaman »

Siciid85 wrote:Bohol it's more like beesha Isaxaaq since we know they are supporting UDUB and make up majority of the h.y population in hargeysa.
I know alot face, they are all Ismaaciil Care
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Beesha Habar Yoonis ee Hargeysa oo siwayn uu taageeray U

Post by Siciid85 »

Bohol, then why don't they just say Ismail . :geek:
Last edited by Siciid85 on Wed Jun 16, 2010 3:21 pm, edited 2 times in total.
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Beesha Habar Yoonis ee Hargeysa oo siwayn uu taageeray U

Post by Bohol iyo karaman »

Siciid85 wrote:Bohol, then why don't they just say Ismail Arreh.
There are some Muse arre, Isahaaq, And Ismail Arre, alltogether
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Beesha Habar Yoonis ee Hargeysa oo siwayn uu taageeray U

Post by Bohol iyo karaman »

Siciid maa dhagaysatay heestan Cusub ee uu Sameeyeey Abwan Cali Seenyo http://oodweynenews.com/display_page.ph ... leid=19389
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Beesha Habar Yoonis ee Hargeysa oo siwayn uu taageeray U

Post by Siciid85 »

Bohol, ha waan dhagaystay bal niyohow ka waran bohol iyo geelihi karaman ee meesha barwaqaada ah daqijiray.
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Beesha Habar Yoonis ee Hargeysa oo siwayn uu taageeray U

Post by Bohol iyo karaman »

Siciid85 wrote:Bohol, ha waan dhagaystay bal niyohow ka waran bohol iyo geelihi karaman ee meesha barwaqaada ah daqijiray.
Sanadkan "GUGAN" Deegaankii waa barwaaqo I wish> i was there, Insha allah dayrtan tegayaa oo ramag Geel soo dhamayaa, MaYDHNAA KALUUN KU SOO DUBANAYAA, BUURTAA DAALONAA ISKU DULTAAGAYAA IYO LAYDHAA MACAAN :D
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”