Mayor of Hargeysa hits out on Kulmiye lies

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Mayor of Hargeysa hits out on Kulmiye lies

Post by Siciid85 »

Maayarka Hargeysa oo Xisbiga Kulmiye ku eedeeyay inay been abuurtteen wado Dawladda Hoose ka dhisayso Sh. Madar

Hargeysa,(Qarannews)-Duqa magaaladda Hargeysa oo ay wehelinayaan Xildhibaan Xasan Xaydh iyo Xoghayaha Fulinta ee Dawladda Hargeysa ayaa maanta si wadajir ah ugu canbaareeyay Guddoomiyaha Ololaha Doorashada ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Hargeysa Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac-nac iyo guddoomiyaha Gobolka Hargeysa ee Kulmiye Xamarji inya ka been abuureen wadada marta Sh Madar ee ay Dawladda Hoose dhisayso

Masuuliyiintani waxay ku tilmaameen wax laga xishoodo inay tahay Xisbi dhan oo doonaya inuu talada Dalka la wareego inuu been iyo borobagaando ku Ololeeyo isla markaana uu sheegto inuu dhisayo Jidkaasi iyagoo bay yidhaahdeen isku sawiray jidkaasi oo warbaahinta ka sheegtay inay iyagu dhisayaan

Masuuliyiinta Dawladda Hoose ee Hargeysa waxa ay sheegeen jidkaasi inay iyagu dhisayaan isla markaana aanu ahayn mid ku salaysan olole sida Xisbiga Kulmiye u sheeganayo ee uu yahay jid u qorshaysnaa Dawladaa Hoose sida Jidadka kale ee Xaafadaha Hargeysaba ay ugu sameeyeen sanadihii danbe

Waxaanay intaa ku dareen in ay iska kaashadeen dadaweynaha Xaafadda Sh Madar, Dawladda Hoose ee Hargeysa iyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin taasoo uu madaxweyne ku xigeenka Somaliland si gaar ah ugu deeqay Daamurka lagu samaynayo

Maayarka Caasimadda Hargeysa iyo masuuliyiintas kale eek u wehelinaysay hadalkiisa maantu waxa ay u soo jeediyeen reer Kulmiye haddii ay doonayaan wax qabad ay ku ololeeyaan oo ay sheegtaan inay dhisaan jidadka kale ee ay xaafadaasi u baahantahay gaar ahaana jidka ku xiga ee Daami, waxaanay u soo jeediyeen xildhibaan Nac-naca inuu ku dhamaystiro lacagta uu jidkan ku dhisayo jidka Gurigiisa Hormara ee ay dhawaan dhistay Dawladda Hoose iyadoo la kaashanaysa Dadweynaha Xaafadiisa oo uu ka mid ah, jidkaasi oo ay wax yari u hadhsan yihiin.


Waaheen
ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: Mayor of Hargeysa hits out on Kulmiye lies

Post by ModerateMuslim »

absurd anti-kulmiye propaganda :arrow:

kulmiye - the trojan-horse which will destroy 'sland' from within and open its gates to al-shabab - will not be stopped by ridiculous and desperate moves like these. kulmiye is unstoppable; and those who try otherwise only do it at their own peril.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Mayor of Hargeysa hits out on Kulmiye lies

Post by Siciid85 »

:lol: :lol: Somali_Star any Al shabab terrorists who are a threat to somaliland will be shot dead meesha koonfuur soomaaliiya maha where you got al shabab walking around in the streets in mogadishu.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Mayor of Hargeysa hits out on Kulmiye lies

Post by The_Emperior5 »

sicid as an ucid supporter shouldn’t you focus more on the udub lies, Ileen Kulmiye don’t rule Somaliland udub does , doesn’t udub want to get the highest seat of Somaliland , if that’s so focus more on udub and how to get rid of them , instead of kulmiye.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Mayor of Hargeysa hits out on Kulmiye lies

Post by hargaysaay »

:som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som:

fuck somaliland
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Mayor of Hargeysa hits out on Kulmiye lies

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote::som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som:

fuck somaliland

Also change your avater to the blue flag :lol: :lol:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Mayor of Hargeysa hits out on Kulmiye lies

Post by hargaysaay »

fuck you tooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo ass holeeeeeeeeeeee
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Mayor of Hargeysa hits out on Kulmiye lies

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:fuck you tooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo ass holeeeeeeeeeeee

sxb u feeling all right today maxa ku daran?
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Mayor of Hargeysa hits out on Kulmiye lies

Post by hargaysaay »

niman gaagaaban oo mexicpo la yidhaa baa iga xanaajiyay
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Mayor of Hargeysa hits out on Kulmiye lies

Post by Siciid85 »

hargaysaay, is it because france lost.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Mayor of Hargeysa hits out on Kulmiye lies

Post by hargaysaay »

haa caawa madaxaa i xanuunaya
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”