Ogaden poet karbashes Idoors big time

InaKhalif
Posts: 108
Joined: Sat May 08, 2010 10:41 am
Location: GK

Ogaden poet karbashes Idoors big time

Post by InaKhalif »

Daarood ku fuul kaama dego, daayin abidkaaye
Intaad dunida nooshahay anunbaa, duudka kaa rarane
Dacay adag waxaan kuugu xidhay, daalinbaad tahaye
Haddaan dabarka kaa furi lahayn, amaanu kaa dayno
Duunyadii waraabuhu cuniyo, daayacbaad noqone
Dalanbaabiyahow meel xunbaad, dalaq tidhaahdaane
Nin Amxaaro Daafida u karin, amase Doofaarka
Dabeecuu u leeyahay Isaaq, gaalo daba jooge :lol:
Dillaal iyo hunguri waa wixii, dilay awowgoode
Dalkay gadan lahaayeen haddaan, lagaga deyrayne.

http://www.doollo.com/mainpage/boggasuu ... kufuul.htm
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Ogaden poet karbashes Idoors big time

Post by hargaysaay »

InaKhalif wrote:Daarood ku fuul kaama dego, daayin abidkaaye
Intaad dunida nooshahay anunbaa, duudka kaa rarane
Dacay adag waxaan kuugu xidhay, daalinbaad tahaye
Haddaan dabarka kaa furi lahayn, amaanu kaa dayno
Duunyadii waraabuhu cuniyo, daayacbaad noqone
Dalanbaabiyahow meel xunbaad, dalaq tidhaahdaane
Nin Amxaaro Daafida u karin, amase Doofaarka
Dabeecuu u leeyahay Isaaq, gaalo daba jooge :lol:
Dillaal iyo hunguri waa wixii, dilay awowgoode
Dalkay gadan lahaayeen haddaan, lagaga deyrayne.

http://www.doollo.com/mainpage/boggasuu ... kufuul.htm

daarood ku fuul kaama dego :D :D :D niyaw intaasa iga qoslisay ma waxbuu jabertigu wasayaa
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”