MEMORIAL DAY JUNE 18TH 2009
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- ciiseguure
- Posts: 227
- Joined: Mon Jan 22, 2007 10:42 pm
- Location: Beled Weyne
MEMORIAL DAY JUNE 18TH 2009
On June 18th, 2009 Terrorists (ALSHAYDAANS) attacks Hiiraan and our world changed forever.
We must all find the perception, comfort and strength to move forward.
But we must all the time remember those who were lost, who died living their lives with the freedom we so appreciated in Hiiraan.
The symbol below stands as a memorial, and will stay for years to come, in honor of all our Hawadle Heroes, who was killed on June 18th, 2009 and May Allah have mercy on them and grant them Jannah.
Here is the BAROORDIIQDII NAIROBI LOOGU SAMEEYEY.
http://hiiraan.com/news/2010/Jun/warark ... -10189.htm
Xuskii Sannadguuradii 1-aad qaraxii 18 June 2009 ee ka dhacay magaalada Baladweyne
Qaraxii ka dhacay Hotel Madina oo sababay dhimasho dad ka badan 37 (June 18, 2010) - Sawir: Diini/HOL
--------------------------------------------------------------------------------
Sabti, Juun 19, 2010 (HOL) - Waxaa hoolka shirarka ee Hotel Andalus ee degmada Islii, magaalada Nairobi lagu xusay Sannadguurada koobaad qaraxii 18 june ka dhacay magaalada Baladweyne. Qaraxaas oo sababay dhimasho dad gaarayo 37 qofood ayna ka mid ahaayeen wasiirkii Amniga mudane Cumar Xaashi Aadan iyo Danjire Cabdikariim Faarax Laqanyo.
Munaasabadaas waxaa soo xaadiray dhamaan bulsho weynta Soomaaliyeed ee ku nool wadankaan Kenya, gaar ahaan Nairobi iyo hareeraheeda.
Waxaa munaasabaddaas ka hadlay masuuliyiin kala duwan oo uu ugu horeeyay gudoomiyaha jaaliyada reer Hiiraan ee wadanka Kenya Prof Cade Duqow. Prof Cade wuxuu si tiiraanyo leh uga hadlay qaraxii ka dhacay Hotel Madina; wuxuuna asigoo hadalkiisa sii wata yiri in jaaliyada reer Hiiraan ay xasuusan doonto maalintaan murugada leh.
Muxudiin Cumar Cabdi ayaa si faahfaahsan uga warbixiyey taariikh nololeedkii Mudane Cumar Xaashi Aadan iyo Danjire C/kariim Faarax Laqanyo.
Waxaa isna munaasabad ka hadlay gudoomiyaha qurbajoogta reer Hiiraan mudane Maxamud Cabdi Gaab. Mudane Maxamud oo ay wajigiisa xamaas ka muuqatay ayaa dadweynihii halkaas isugu yimid ku dhiirigaliyey in reer Hiiraan meel kasta oo ay joogaan ay xasuustaan maalinta mugdiga ah.
Waxaa isnla halkaas ka hadlay Mudane Maxamed Cabdi Yusuf oo R/Wasaari u ahaa dowladda lagu soo dhisay Magaalada Carta. “Cumar Xaashi iyo aniga waxaynu ahayn saaxibo aad isugu dheer , waxayna ahayd saaxibtinimo aan qaranka Soomaaliyeed ku badbaadineyno. Cumar Xaashi halgankii aan ku ballanay ayuu ku dhintay” sidaa waxaa yiri Mudane Maxamed Cabdi Yuusuf.
Caaqil Bashir Maxamed Jaamac (Caraacir) ayaa ku gubaabiyey ka soo qaybgalayaashii munaasabad in ay dadkii ku geeriyooday qaraxii Beledweyne loo dhiso dugsiyo iyo dhismooyin kale oo lagu xasuusto. Waxaa sidoo kale goobta munaasabadda ka hadlay Xildhibaan Cabdiwali Sh. Maxmed oo sheegay in ay muhiim tahay in maxkamad la soo taago dhamman dadkii ka dambeeyey qaraxyadii lala beegsaday Hotelada Shamow iyo Madina. Salaad Cusmaan Rooble oo isna halkaas ka hadlay ayaa u tacsiyadeey dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan bulshaweynta reer Hiiraan, wuxuuna xusay in maanta ay mudantahay in mar waliba la xusuusto.
Dadweynihii halkaas isugu yimid ayaa ilaaheey u baryey in dadkii ku geeriyooday qarixii Hotel Madina uu Jannadii ka waraabiyo, halgankii ay u dhinteena meeshiisii laga sii wado
Maanta oo ah ( 18-Jun-2010 )waxeey ku beegantahay maalin naxtin, murugo iyo Calool xuma aan uurkooda ka go’i doonin dhaxashiishay dadka reer hiiraan.
18-JuN-2009, waxeey aheeyday maalintii ugu naxtinta badneeyday ee soo marta dadka reer hiiraan intii eey noolaayeen.
Waxaa ka dhacay magaalada Baledweeyne qarax xoog badan , xili eey saacada Hiiraan abaareeysay 11:AM, ama shan saac oo subaxnimo, waa xiliga ugu dadka badan suuqa dhaxe ee Baledweeyne,waa xili eey dadku ka dukaameeysanayeen magaalada ayagoo ka kala yimiday baadiyaha fog tuulooyinka iyo magaalada dhaxdeedaba, sida caadiga ah waqtiga qaraxa dhacay waa waqtiga ugu dadka badan ee la dhihi karo dhamaan wadooyinka magaalda waa buuxsamaan.
Qaraxa waxuu ka dhacay Hoteel Madiina oo ku yaalo bartamaha suuqa dhexe ee magaalada, waxaa xiligaa ka soconayay hoteelka xaflad aroos, waxaana ku casuumnaa dhamaan bulshada dhinacyadeeda kala duwan.
Waxaa hal mar ah la maqlay jug weeyn ,qofkasta oo suuqa taagnaa asagoo halkiisa ku argagaxay ayuu ku soo daatay dhiig iyo xinjiro iyo hilib dadeed, waxuu garan waayay halka looga yimiday magaladana nabad ayuu ku ogaa, asagoo sii miir beelayo waxeey ishiisa sii qabaneeysay ,qiiiq iyo uuro qarisay circa,dadka qaar ayaa ku dhawaaqayay ma aduunkiibaa gadoomayo, dadka intii eeysan wax gaarin waxaa galay qiiq iyo suntii ku jirtay waxyaalaha qarxo, dadkii suuqa joogay intiisa badan waxeey la kaceen matag iyo hunqaaco.
Muda nusa saaca ah ayuu qof kastaa yiilay halkii uu joogay asagoo wareersan , waxaa la dhihi karaa dadkii suuqa joogay nusa saacad islama hadlin,
Aayadoo lawada dawaqsanyahay ayuu noqday codkii ugu horeeyay ee dhagahooda ku soo dhaco, codkii afayanka Alshabaab , Cali-Maxmaed raage Ali Dheere oo dhahayo waxaan leeynay gaaladii joogtay magalada Baled Weyne,kuna kor aqriyay ayad qur’an ah oo macnaheeda yahay “Laaya oo la diriro madaxda gaalada iyagu ma lahan wax iimaan ah,ama ma galaan wax badan ah” Waxaa kale oo saacad kedib hadalkii Afhayeenka Ururka Shabab ugu xigay bulshada reer Gaar ahaan gaar ahaan beesha Xawaadle oo aheyday kuwa dadkooda maalinkaas la xasuuqay hadal taariiqda galay oo ay hal mar labo nin oo ilmo adeer ah ay dad Somaliyeed gaaleynayaan sida Caraale oo Cali Dheere kedib yiri waa la asiibay meel fiican ayaa lala helay. 24 saac kedib waxaa si layaab leh u qoslay hogaamiyaha ururkii Xisbul ISlaam Hasan Daahir Aweeys oo isaguna yiri beesh Xawaadle waxaanu dirney indhahii ay ku socdeen.Halka Hasan Yacquub oo ku sugnaa magaalada Kismaayo uu isaguna is celin waayey isagoo faraxsana yiri Gaalo madow ayaanu la helney qarax iyo wax la mid ah. Sidaasina 4 nin oo 2 ka mid ah ka soo jeedaan beesha Murusade 1- U dhashay beesha Gaaljecel iyo waliba 1- Habar gidir ah inkastoo Hasan dahir laga filanayey hadaladaas iyo wax la mid ah.
Beesha Xawaadle ayaa hal mar isweydiisay wax loo waayeye hal shaqsi oo ka mid ah ururka Shabab amaba Xizbul Islaam oo ka soo jeeda qabiilada kale ee SOmaliyeed oo Gaaleeya dadkii halkaasi ku shahiiday halka dhawrkaan qabiil oo ay waliba beesha Xawaadle ay deris wadaag ahaayeen ay shaqsiyaad u dhashay ugu dhiiradeen ereyadan aan walito wax jawaab ah laga bixin waqtigeeduna ilaah uun og yahay.
Dadkii oo yaaban waxaa loo dhaqaaqay in la tiriyo,lana aruuriyo meeydadkii qaraxa ku dhintay, saa wax yar ayaaba ka maqan ,aqoonyahandii, saraakiishii,cuqaashi,nabadoonadi,abwaanadi iyo dhamaan waxgaradkii reer hiiraan, waxaa maalintaas hal mar ah dhintay 73 ruux oo ma dhaafaan ah, dadku intaas waa ka yaraan lahaa hadii meesha ka socon lahaa wax cabsi keeni karo wayoo meesha waxaa ka socday xaflad aroos,
Marlabaad dadku waxeey is weeydiiyeen sababta eey alshabaab ugu leynayaan hal famil sidan arxan la’anta ah, ee isir tirka ah, waxaa sii quusiyay gaaleeysiintan fiqi xumada iyo aqoondarada diineed ku dhisan, dadku waxeey is tusiyeen in qabiil shaar diimeed u gashtay doonayana in uu baabi’yo dadkan Hiiraan dago amaba beesha Xawaadle, waayo qof diin leh sidan uma dhaqmo haduu u dhaqmana kuma faano,
Aayadan loo daliishaday baabi’inta waxgaradkii , siyaasiyiintii iyo waliba aqoonyahanadii beesha Xawaadle waxeey ku soo dagtay dad gaalo ah, Ibnu Cabaas mufasirka weeyn waxuu leeyahay waxaa lala hadlaa sanamyadii qureeysh ee gaalada ahaa, mufasirka Alqurdhabi ayaa asna dhahaayo Qureesh lagama wado oo waqcadii badar ka danbe ayeey aayada soo dagtay, waxaa laga wadaa uu leeyahay cid kasta oo gaalo ah,, hadii la aqriyo qiraa’ada ah (Laa eymaana) waxeey noqoneeysaa dad gaalo ah oo muslimiinta balan uga baxay, marnaba looma daliishan karo dad muslimiin ah, xitaa qawaarijta looma daliishan karo, aayadu waxaa loo daliishan karaa dad galo ah kaliya..
Hadaba waxaa is weeydiin mudan goormeey wada gaaloobeen reer hiiraan oo la qaatay go’aankan ah in la laayo dhamaantood waayo xaflad aroos ma ahan meel siyaasad lagu haayee waa cajiib!!!!!!!,
waxyaabaha la yaabka leh waxaa ka mid ah waxaa meesha ku dhintay sheekhi meherka sameeyn lahaa, oo hadeey gaalo yihiin maxeey meher islaam u sameeysanayaa, waxaa magaalada ku yaalo masaajid xiliga salaadaha buuxsamo maxeey u dukanayaan hadeey gaalo yihiin,
Kalimado gaaleeysiinta ah meel ma dhacdo sida uu nabigeena (scw) cadeeyay ama qofkii lagu shegay ayaa gaal ah ama alshabaab ayaa gaalo cadeeysatay ah,
Hadii eey Alshabaab yihiin dad islaam ah ee qalad ka dhacay waayo muslinka waa danbaabi karaa maxeey cudurdaar u bixin waayeen dadkii eey laayeena diyadoodana u gudi waayeen maxeey ula xaalami waayeen familadii eey dadkooda laayeen,waxaa cad in eey illaa hada u yaqaanaan reer hiiraan dad gaalo ah laguna dili karo meeshii lagu arko,
Waxeey shabaab sheeganayaan in eey la doonayeen dilka dhowr qafood inta kalana meesha eey joogeen ku qabsatay, marka aan warkooda fiirino, qofka meelkasta ha joogo dilkiisa waa xaaraam hadii aad dishana waa in aad soo martaa sidii eey diinta na fareeysay,
Qaacidadan eey isticmaalayaam ee ah, “alqaayatu tubarirul wasiila” ee macnaheeda yahay in aad gaarto doonistaada waxeey u garabyeeshaa wada kasta ood u mari kartod,mar hadii uu dhimanaayo qofkii aad rabtay waxii racayo howshaado ma ahan, arintan waa arin yahuudeed wax islaam ah eey lug ku leedahay ma jirto,
Cumar Xaashi Iyo laqanyo ayaan u dhameeynayaa Beesha Xawaadle oodhan oo dhan, warkaas wax diin ah kuma tiirsano ee hadeey diin leeyihiin ha bixiyeen diyda dadka eey laayeen qiyaamana xiasaabta ale ha u diyaar garoobaan.
Isku soo duuboo ururka Shabab waxuu ahaan lahaaba dalka waa leysla wada joogaa shaqsiyaadkii ku dhiiraday iney dadka walaalhooda gaaleeyaane meesha ay ku noolaan doonaan iyo sida ay ku danbeyn doonaan waanu arki doonaa mustaqbalka dhaw iyo midka fog intuba qaasatan Hasan Daahir Aweys, Caraale, Ali dheere iyow aliba Hasan Yacquub oo ku dhiiraday wax ay ku dhiiran waayeen raga iyaga xakuma sida Godane , Fu'aad iyo waliba Abuu Mansuur oo dhamaantood ka soo jeeda gobolada Puntland, Somaliland iyo waliba Bay iyo Bakool.
Waxaa loo baahan yahay calool adeyg inaad la timaadaan markiina xaqiiqdu waa taas. umada Somaliyeedna wey og tahay in aan beesha dadka laga xasuuqay aan wax aysan rabin lagu qasbi karin qofkastana wuu og yahay in gobolka kaliya ee ilaa maanta dagaal rasmi ah lagala soo horjeedo inuu yahay Hiiraan sidii dagaalka loogala soo horjeedi jiray ragii iyaga ka horeeyey sida Daraawiishtii, Dowladii dhexe iyo wax la mid ah. waxaa kale oo iyaduna marqaati ma doonto ah in Shabab hadey awood kasta sameysay ay awoodi weysay iney inta marto jidka dheer qabsato Galgaduud dantuna ku qasabtay iney Ceelbuur ka soo dagaalamaan. ujeedadu maahan in ay beeshu u daneyneyso beelaha dega Galgaduud oo ay ugu horeyso Habar gedir laakin waa in la tusiyo in meeshu dad joogo oo aysan awood la isticmaalo waxbo tareyn waxaana xaqiiqo ah inn aysan beesha Xawaadle ku qaadaneyn 5 daqiiqo iney u baneeyaan jidka dheer ee isku xira Belet weyne iyo Dhuusamareeb laakinse arintaas waxaa ka xigo iney horta dadkii ay gaaleeyeen ay si waadax ah uga raali galiyaan beesha iyadoo waliba baryo aheyn. kedibna waxey ogaan doonaan in aanu iyaga siyaasad uga soo horjeedno amaba ay inagu wax aysan Somalida kale ka maqneyn ay naga maqan yahiin.
Adeer kii rag ahaa idaa kukuma daayo aan is deyno maahane, shaqsiyaadka aan kor ku soo sheegayne dalka waa leysla joogaa waa tii hore loo yiri When the Cat is not around the mouse is playing.kuwa beesha ka dhashay ee ururkaan dadkeena gaaleeyey ku fikirka ahne in leydiin moog yahay ha moodina waqti ley wareysan karo ilaah hana gaarsiiyo oo midka maanta la joogo ka kedisan, aloow yaa inta ay goori goori tahay idiin yiraahdo is daba qabta oo raga walaalahiin gaaleeyeye ka keena raali galin ileen ninka ragaa waxuu wax ku yahay waa dadkiisa haduusan dadkiisa duliga ka ilaalina caaqibo iyo dadnimo la taaban garo maba lahane.
C Khalif
Horseedka Waraka Somaliyeed
http://WWW.Hiiraannet.com
Webmaster@hiiraannet.com.com

1 Comment · 496 Reads ·
Comments
#1 | mrhiiraan on June 18 2010 23:05:26
Salaan qaali ah dhamaan reer Hiiraan salaan kadib waxaa lagama maarmaan ah in aan wada tashano kana talino aayaha reer Hiiraan. tan kale maanta oo aheyd maalintii mugdiga reer hiiraan ayaa waxaa ´mudan in taariiqda la galiyo oo xataa hadii ey dhalato dowlad ka shaqeysa somaliya oo awood leh in lagu daro sharciga looga dhaqmo Hiiraan oo calaamad u noqota sida in la dajiyo Calanka ama hees loo qaado sanad kasta marka la gaaro 18 Jun. waxaan rajeynayaa in fikaradan noqoto mid astaanu ah reer hiiraan oo aanan noqon iloobi ogaa ma umul baa!!!!! waxaan jeclaan lahaa inaan arko inta aan noolahay ayada oo dhaqan gasha xataa hadii aan geeriyoodo in caruuteydu ogaadaan waxa ka dhacay hiiraan.
scw mrhiiraan

- Jah Rastafari.
- Posts: 210
- Joined: Fri Apr 25, 2008 8:57 am
Re: MEMORIAL DAY JUNE 18TH 2009
Al shabab are SHAHIIDEEN JIHAD WARRIORS MASHALLAH
-
LobsterUnit
- SomaliNet Super

- Posts: 10442
- Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
- Location: singapore
Re: MEMORIAL DAY JUNE 18TH 2009
is this dr donkey yalaxow? 
-
pudding
- Posts: 205
- Joined: Mon Jun 14, 2010 5:57 pm
- Location: Pacifism Somalia's Next Solution
- Contact:
Re: MEMORIAL DAY JUNE 18TH 2009
Only date 18 june?
Aaway Taariikhdii ceeydiid hiiraan uusoo weerarayna ku dar sxb
Laakiin Somalia dhan aa dhibaateesan....

paidmonk
- SomaliNet Super

- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: MEMORIAL DAY JUNE 18TH 2009
When did warlords get memorial services? 
Re: MEMORIAL DAY JUNE 18TH 2009
Jah Rastafari. wrote:Al shabab are SHAHIIDEEN JIHAD WARRIORS MASHALLAH
Killer and thugs, that’s who they are, and their rain of terror will not bring them neither acceptance nor respect from the population. They are used by foreign extremist who’s only purpose is the expansion of international terrorism.
- marcassmith
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2119
- Joined: Fri Oct 05, 2007 12:21 pm
- Location: Performing with an Acid Jazz group - touring the world and making good music
Re: MEMORIAL DAY JUNE 18TH 2009
Lets hope that Al-shabab are rooted out of the former Somalia.
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: MEMORIAL DAY JUNE 18TH 2009
abootadaa laaankeeed aa warlord ahpaidmonk wrote:When did warlords get memorial services?
AUN 2 all pple died in that slaughter ...it was a sad day indeed
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super

- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: MEMORIAL DAY JUNE 18TH 2009
f-king piece of shit. Dhiiladee kuu dhashay wass. Watch what you say, you little bastard.paidmonk wrote:When did warlords get memorial services?
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super

- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: MEMORIAL DAY JUNE 18TH 2009
A Sad day for our people and one that will be remembered for generations to come. The Tragedy in Baladwayne will never be forgotten. R I P to the heroes and martyrs that died in this vicious attack. Al Shabab and its supporters will be defeated and the memory of Col Omar Hashi AUN and Amb. Laqaanyo will not be in vain.ciiseguure wrote:On June 18th, 2009 Terrorists (ALSHAYDAANS) attacks Hiiraan and our world changed forever.
We must all find the perception, comfort and strength to move forward.
But we must all the time remember those who were lost, who died living their lives with the freedom we so appreciated in Hiiraan.
The symbol below stands as a memorial, and will stay for years to come, in honor of all our Hawadle Heroes, who was killed on June 18th, 2009 and May Allah have mercy on them and grant them Jannah.
Here is the BAROORDIIQDII NAIROBI LOOGU SAMEEYEY.
http://hiiraan.com/news/2010/Jun/warark ... -10189.htm
Xuskii Sannadguuradii 1-aad qaraxii 18 June 2009 ee ka dhacay magaalada Baladweyne
Qaraxii ka dhacay Hotel Madina oo sababay dhimasho dad ka badan 37 (June 18, 2010) - Sawir: Diini/HOL
--------------------------------------------------------------------------------
Sabti, Juun 19, 2010 (HOL) - Waxaa hoolka shirarka ee Hotel Andalus ee degmada Islii, magaalada Nairobi lagu xusay Sannadguurada koobaad qaraxii 18 june ka dhacay magaalada Baladweyne. Qaraxaas oo sababay dhimasho dad gaarayo 37 qofood ayna ka mid ahaayeen wasiirkii Amniga mudane Cumar Xaashi Aadan iyo Danjire Cabdikariim Faarax Laqanyo.
Munaasabadaas waxaa soo xaadiray dhamaan bulsho weynta Soomaaliyeed ee ku nool wadankaan Kenya, gaar ahaan Nairobi iyo hareeraheeda.
Waxaa munaasabaddaas ka hadlay masuuliyiin kala duwan oo uu ugu horeeyay gudoomiyaha jaaliyada reer Hiiraan ee wadanka Kenya Prof Cade Duqow. Prof Cade wuxuu si tiiraanyo leh uga hadlay qaraxii ka dhacay Hotel Madina; wuxuuna asigoo hadalkiisa sii wata yiri in jaaliyada reer Hiiraan ay xasuusan doonto maalintaan murugada leh.
Muxudiin Cumar Cabdi ayaa si faahfaahsan uga warbixiyey taariikh nololeedkii Mudane Cumar Xaashi Aadan iyo Danjire C/kariim Faarax Laqanyo.
Waxaa isna munaasabad ka hadlay gudoomiyaha qurbajoogta reer Hiiraan mudane Maxamud Cabdi Gaab. Mudane Maxamud oo ay wajigiisa xamaas ka muuqatay ayaa dadweynihii halkaas isugu yimid ku dhiirigaliyey in reer Hiiraan meel kasta oo ay joogaan ay xasuustaan maalinta mugdiga ah.
Waxaa isnla halkaas ka hadlay Mudane Maxamed Cabdi Yusuf oo R/Wasaari u ahaa dowladda lagu soo dhisay Magaalada Carta. “Cumar Xaashi iyo aniga waxaynu ahayn saaxibo aad isugu dheer , waxayna ahayd saaxibtinimo aan qaranka Soomaaliyeed ku badbaadineyno. Cumar Xaashi halgankii aan ku ballanay ayuu ku dhintay” sidaa waxaa yiri Mudane Maxamed Cabdi Yuusuf.
Caaqil Bashir Maxamed Jaamac (Caraacir) ayaa ku gubaabiyey ka soo qaybgalayaashii munaasabad in ay dadkii ku geeriyooday qaraxii Beledweyne loo dhiso dugsiyo iyo dhismooyin kale oo lagu xasuusto. Waxaa sidoo kale goobta munaasabadda ka hadlay Xildhibaan Cabdiwali Sh. Maxmed oo sheegay in ay muhiim tahay in maxkamad la soo taago dhamman dadkii ka dambeeyey qaraxyadii lala beegsaday Hotelada Shamow iyo Madina. Salaad Cusmaan Rooble oo isna halkaas ka hadlay ayaa u tacsiyadeey dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan bulshaweynta reer Hiiraan, wuxuuna xusay in maanta ay mudantahay in mar waliba la xusuusto.
Dadweynihii halkaas isugu yimid ayaa ilaaheey u baryey in dadkii ku geeriyooday qarixii Hotel Madina uu Jannadii ka waraabiyo, halgankii ay u dhinteena meeshiisii laga sii wado
Maanta oo ah ( 18-Jun-2010 )waxeey ku beegantahay maalin naxtin, murugo iyo Calool xuma aan uurkooda ka go’i doonin dhaxashiishay dadka reer hiiraan.
18-JuN-2009, waxeey aheeyday maalintii ugu naxtinta badneeyday ee soo marta dadka reer hiiraan intii eey noolaayeen.
Waxaa ka dhacay magaalada Baledweeyne qarax xoog badan , xili eey saacada Hiiraan abaareeysay 11:AM, ama shan saac oo subaxnimo, waa xiliga ugu dadka badan suuqa dhaxe ee Baledweeyne,waa xili eey dadku ka dukaameeysanayeen magaalada ayagoo ka kala yimiday baadiyaha fog tuulooyinka iyo magaalada dhaxdeedaba, sida caadiga ah waqtiga qaraxa dhacay waa waqtiga ugu dadka badan ee la dhihi karo dhamaan wadooyinka magaalda waa buuxsamaan.
Qaraxa waxuu ka dhacay Hoteel Madiina oo ku yaalo bartamaha suuqa dhexe ee magaalada, waxaa xiligaa ka soconayay hoteelka xaflad aroos, waxaana ku casuumnaa dhamaan bulshada dhinacyadeeda kala duwan.
Waxaa hal mar ah la maqlay jug weeyn ,qofkasta oo suuqa taagnaa asagoo halkiisa ku argagaxay ayuu ku soo daatay dhiig iyo xinjiro iyo hilib dadeed, waxuu garan waayay halka looga yimiday magaladana nabad ayuu ku ogaa, asagoo sii miir beelayo waxeey ishiisa sii qabaneeysay ,qiiiq iyo uuro qarisay circa,dadka qaar ayaa ku dhawaaqayay ma aduunkiibaa gadoomayo, dadka intii eeysan wax gaarin waxaa galay qiiq iyo suntii ku jirtay waxyaalaha qarxo, dadkii suuqa joogay intiisa badan waxeey la kaceen matag iyo hunqaaco.
Muda nusa saaca ah ayuu qof kastaa yiilay halkii uu joogay asagoo wareersan , waxaa la dhihi karaa dadkii suuqa joogay nusa saacad islama hadlin,
Aayadoo lawada dawaqsanyahay ayuu noqday codkii ugu horeeyay ee dhagahooda ku soo dhaco, codkii afayanka Alshabaab , Cali-Maxmaed raage Ali Dheere oo dhahayo waxaan leeynay gaaladii joogtay magalada Baled Weyne,kuna kor aqriyay ayad qur’an ah oo macnaheeda yahay “Laaya oo la diriro madaxda gaalada iyagu ma lahan wax iimaan ah,ama ma galaan wax badan ah” Waxaa kale oo saacad kedib hadalkii Afhayeenka Ururka Shabab ugu xigay bulshada reer Gaar ahaan gaar ahaan beesha Xawaadle oo aheyday kuwa dadkooda maalinkaas la xasuuqay hadal taariiqda galay oo ay hal mar labo nin oo ilmo adeer ah ay dad Somaliyeed gaaleynayaan sida Caraale oo Cali Dheere kedib yiri waa la asiibay meel fiican ayaa lala helay. 24 saac kedib waxaa si layaab leh u qoslay hogaamiyaha ururkii Xisbul ISlaam Hasan Daahir Aweeys oo isaguna yiri beesh Xawaadle waxaanu dirney indhahii ay ku socdeen.Halka Hasan Yacquub oo ku sugnaa magaalada Kismaayo uu isaguna is celin waayey isagoo faraxsana yiri Gaalo madow ayaanu la helney qarax iyo wax la mid ah. Sidaasina 4 nin oo 2 ka mid ah ka soo jeedaan beesha Murusade 1- U dhashay beesha Gaaljecel iyo waliba 1- Habar gidir ah inkastoo Hasan dahir laga filanayey hadaladaas iyo wax la mid ah.
Beesha Xawaadle ayaa hal mar isweydiisay wax loo waayeye hal shaqsi oo ka mid ah ururka Shabab amaba Xizbul Islaam oo ka soo jeeda qabiilada kale ee SOmaliyeed oo Gaaleeya dadkii halkaasi ku shahiiday halka dhawrkaan qabiil oo ay waliba beesha Xawaadle ay deris wadaag ahaayeen ay shaqsiyaad u dhashay ugu dhiiradeen ereyadan aan walito wax jawaab ah laga bixin waqtigeeduna ilaah uun og yahay.
Dadkii oo yaaban waxaa loo dhaqaaqay in la tiriyo,lana aruuriyo meeydadkii qaraxa ku dhintay, saa wax yar ayaaba ka maqan ,aqoonyahandii, saraakiishii,cuqaashi,nabadoonadi,abwaanadi iyo dhamaan waxgaradkii reer hiiraan, waxaa maalintaas hal mar ah dhintay 73 ruux oo ma dhaafaan ah, dadku intaas waa ka yaraan lahaa hadii meesha ka socon lahaa wax cabsi keeni karo wayoo meesha waxaa ka socday xaflad aroos,
Marlabaad dadku waxeey is weeydiiyeen sababta eey alshabaab ugu leynayaan hal famil sidan arxan la’anta ah, ee isir tirka ah, waxaa sii quusiyay gaaleeysiintan fiqi xumada iyo aqoondarada diineed ku dhisan, dadku waxeey is tusiyeen in qabiil shaar diimeed u gashtay doonayana in uu baabi’yo dadkan Hiiraan dago amaba beesha Xawaadle, waayo qof diin leh sidan uma dhaqmo haduu u dhaqmana kuma faano,
Aayadan loo daliishaday baabi’inta waxgaradkii , siyaasiyiintii iyo waliba aqoonyahanadii beesha Xawaadle waxeey ku soo dagtay dad gaalo ah, Ibnu Cabaas mufasirka weeyn waxuu leeyahay waxaa lala hadlaa sanamyadii qureeysh ee gaalada ahaa, mufasirka Alqurdhabi ayaa asna dhahaayo Qureesh lagama wado oo waqcadii badar ka danbe ayeey aayada soo dagtay, waxaa laga wadaa uu leeyahay cid kasta oo gaalo ah,, hadii la aqriyo qiraa’ada ah (Laa eymaana) waxeey noqoneeysaa dad gaalo ah oo muslimiinta balan uga baxay, marnaba looma daliishan karo dad muslimiin ah, xitaa qawaarijta looma daliishan karo, aayadu waxaa loo daliishan karaa dad galo ah kaliya..
Hadaba waxaa is weeydiin mudan goormeey wada gaaloobeen reer hiiraan oo la qaatay go’aankan ah in la laayo dhamaantood waayo xaflad aroos ma ahan meel siyaasad lagu haayee waa cajiib!!!!!!!,
waxyaabaha la yaabka leh waxaa ka mid ah waxaa meesha ku dhintay sheekhi meherka sameeyn lahaa, oo hadeey gaalo yihiin maxeey meher islaam u sameeysanayaa, waxaa magaalada ku yaalo masaajid xiliga salaadaha buuxsamo maxeey u dukanayaan hadeey gaalo yihiin,
Kalimado gaaleeysiinta ah meel ma dhacdo sida uu nabigeena (scw) cadeeyay ama qofkii lagu shegay ayaa gaal ah ama alshabaab ayaa gaalo cadeeysatay ah,
Hadii eey Alshabaab yihiin dad islaam ah ee qalad ka dhacay waayo muslinka waa danbaabi karaa maxeey cudurdaar u bixin waayeen dadkii eey laayeena diyadoodana u gudi waayeen maxeey ula xaalami waayeen familadii eey dadkooda laayeen,waxaa cad in eey illaa hada u yaqaanaan reer hiiraan dad gaalo ah laguna dili karo meeshii lagu arko,
Waxeey shabaab sheeganayaan in eey la doonayeen dilka dhowr qafood inta kalana meesha eey joogeen ku qabsatay, marka aan warkooda fiirino, qofka meelkasta ha joogo dilkiisa waa xaaraam hadii aad dishana waa in aad soo martaa sidii eey diinta na fareeysay,
Qaacidadan eey isticmaalayaam ee ah, “alqaayatu tubarirul wasiila” ee macnaheeda yahay in aad gaarto doonistaada waxeey u garabyeeshaa wada kasta ood u mari kartod,mar hadii uu dhimanaayo qofkii aad rabtay waxii racayo howshaado ma ahan, arintan waa arin yahuudeed wax islaam ah eey lug ku leedahay ma jirto,
Cumar Xaashi Iyo laqanyo ayaan u dhameeynayaa Beesha Xawaadle oodhan oo dhan, warkaas wax diin ah kuma tiirsano ee hadeey diin leeyihiin ha bixiyeen diyda dadka eey laayeen qiyaamana xiasaabta ale ha u diyaar garoobaan.
Isku soo duuboo ururka Shabab waxuu ahaan lahaaba dalka waa leysla wada joogaa shaqsiyaadkii ku dhiiraday iney dadka walaalhooda gaaleeyaane meesha ay ku noolaan doonaan iyo sida ay ku danbeyn doonaan waanu arki doonaa mustaqbalka dhaw iyo midka fog intuba qaasatan Hasan Daahir Aweys, Caraale, Ali dheere iyow aliba Hasan Yacquub oo ku dhiiraday wax ay ku dhiiran waayeen raga iyaga xakuma sida Godane , Fu'aad iyo waliba Abuu Mansuur oo dhamaantood ka soo jeeda gobolada Puntland, Somaliland iyo waliba Bay iyo Bakool.
Waxaa loo baahan yahay calool adeyg inaad la timaadaan markiina xaqiiqdu waa taas. umada Somaliyeedna wey og tahay in aan beesha dadka laga xasuuqay aan wax aysan rabin lagu qasbi karin qofkastana wuu og yahay in gobolka kaliya ee ilaa maanta dagaal rasmi ah lagala soo horjeedo inuu yahay Hiiraan sidii dagaalka loogala soo horjeedi jiray ragii iyaga ka horeeyey sida Daraawiishtii, Dowladii dhexe iyo wax la mid ah. waxaa kale oo iyaduna marqaati ma doonto ah in Shabab hadey awood kasta sameysay ay awoodi weysay iney inta marto jidka dheer qabsato Galgaduud dantuna ku qasabtay iney Ceelbuur ka soo dagaalamaan. ujeedadu maahan in ay beeshu u daneyneyso beelaha dega Galgaduud oo ay ugu horeyso Habar gedir laakin waa in la tusiyo in meeshu dad joogo oo aysan awood la isticmaalo waxbo tareyn waxaana xaqiiqo ah inn aysan beesha Xawaadle ku qaadaneyn 5 daqiiqo iney u baneeyaan jidka dheer ee isku xira Belet weyne iyo Dhuusamareeb laakinse arintaas waxaa ka xigo iney horta dadkii ay gaaleeyeen ay si waadax ah uga raali galiyaan beesha iyadoo waliba baryo aheyn. kedibna waxey ogaan doonaan in aanu iyaga siyaasad uga soo horjeedno amaba ay inagu wax aysan Somalida kale ka maqneyn ay naga maqan yahiin.
Adeer kii rag ahaa idaa kukuma daayo aan is deyno maahane, shaqsiyaadka aan kor ku soo sheegayne dalka waa leysla joogaa waa tii hore loo yiri When the Cat is not around the mouse is playing.kuwa beesha ka dhashay ee ururkaan dadkeena gaaleeyey ku fikirka ahne in leydiin moog yahay ha moodina waqti ley wareysan karo ilaah hana gaarsiiyo oo midka maanta la joogo ka kedisan, aloow yaa inta ay goori goori tahay idiin yiraahdo is daba qabta oo raga walaalahiin gaaleeyeye ka keena raali galin ileen ninka ragaa waxuu wax ku yahay waa dadkiisa haduusan dadkiisa duliga ka ilaalina caaqibo iyo dadnimo la taaban garo maba lahane.
C Khalif
Horseedka Waraka Somaliyeed
http://WWW.Hiiraannet.com
Webmaster@hiiraannet.com.com
--------------------------------------------------------------------------------
1 Comment · 496 Reads ·
Comments
#1 | mrhiiraan on June 18 2010 23:05:26
Salaan qaali ah dhamaan reer Hiiraan salaan kadib waxaa lagama maarmaan ah in aan wada tashano kana talino aayaha reer Hiiraan. tan kale maanta oo aheyd maalintii mugdiga reer hiiraan ayaa waxaa ´mudan in taariiqda la galiyo oo xataa hadii ey dhalato dowlad ka shaqeysa somaliya oo awood leh in lagu daro sharciga looga dhaqmo Hiiraan oo calaamad u noqota sida in la dajiyo Calanka ama hees loo qaado sanad kasta marka la gaaro 18 Jun. waxaan rajeynayaa in fikaradan noqoto mid astaanu ah reer hiiraan oo aanan noqon iloobi ogaa ma umul baa!!!!! waxaan jeclaan lahaa inaan arko inta aan noolahay ayada oo dhaqan gasha xataa hadii aan geeriyoodo in caruuteydu ogaadaan waxa ka dhacay hiiraan.
scw mrhiiraan
Re: MEMORIAL DAY JUNE 18TH 2009
AUN to the innocent people.
Somalia was terrorised from 1991 to today not only 1 day. May SSDF, SNM, USC,Warlords,Xabashi Puppets,Fake Shiekhs and anyone who supported/supports them rott in hell Amiin Dhaha.

Last edited by Babygirl- on Mon Jun 21, 2010 4:46 am, edited 2 times in total.
-
LobsterUnit
- SomaliNet Super

- Posts: 10442
- Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
- Location: singapore
Re: MEMORIAL DAY JUNE 18TH 2009
cumar xaashi was the bitch ass nigga who brought xabashis back the areas surroundings areas of beledweyne, when only the day before he was killing poor somalis for working with the ethiopians. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 383 Views
-
Last post by ciiseguure
-
- 12 Replies
- 1820 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 20 Replies
- 1443 Views
-
Last post by Xaaji_Xundjuf
-
- 1 Replies
- 326 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 6 Replies
- 558 Views
-
Last post by The Nomad
-
- 3 Replies
- 684 Views
-
Last post by ProfessionalIdiot
-
- 13 Replies
- 2015 Views
-
Last post by siren
-
- 92 Replies
- 49388 Views
-
Last post by HalfBked
-
- 49 Replies
- 6071 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 16 Replies
- 1616 Views
-
Last post by mahoka