Aweys, a trapped rat

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Aweys, a trapped rat

Post by AhlulbaytSoldier »

Xisbul Islaam iyo Al Shabaab oo isku horfadhiya qeybo ka mi ah gobolka Sh/hoose.

Afgooye: (Sh.M.Network) Wararka laga helayo deegaano badan oo ka tirsan gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay isku horfadhiyaan Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo kuwa Ururka Xisbul Islaam.

Deegaanada Labadaani ciidan ay isku horfadhiyaan ayaa waxaa la sheegayaa in ay ka mid yihin Afgooye, Xaawo Cabdi waxaana saan saan Colaadeed oo u dhaxeysa labada dhinac laga dareemayaa inta u dhaxeysa degmada Wanlaweyne ilaa deegaanka Ceelasha biyaha ee gobolka Sh/hoose halkaasi oo si wada jir ah ay u joogaan labada dhinac.

Qaar ka mid ah dadka ku dhaqan degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa Shabelle u sheegay inay ka cabsi qabaan in halkaasi uu dagaal ku dhexmaro Ciidamada Xarakada Mujaahidinta Al Shabaab iyo kuwa Ururka Xisbul Islaam oo haatan gacanta ku haya degmadaasi Afgooye waxaana hadii ay halkaasi ku dagaalamaan dagaalkoodu uu sameeynayaa dadka barakacayaasha ah.

Lama oga waxyaabaha xiligaan keenay xiisadahaani u dhaxeeya Ururka Xsibul Islaam iyo Xarakada Mujaahidinta Al Shabaab hase ahaatee horay ayaa ciidamo ka tirsan Xarakada mujaahidiinta Al Shabaab iyo kuwa Xisbul Islaam waxaa ay ugu dagaalameen deegaano ka tirsan gobolada Jubooyinka.


Saansaantaani dagaal ee ay dareemeen dadka ku dhaqan deegaanada ay isku horfadhiyaan Xarakada AL Shabaab iyo Xisbul Islaam ayaa ka dambeysay kadib markii maalintii shalay ciidamo farbadan oo watay hub aad u badan islamarkaana ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam ay ku biireen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab, waxaana xalay ilaa maanta dadku ay hadal hayeen in goordhow Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay la wareegi doonaan deegaanada ay gobolka Sh/hoose gacanta uga hayaan Ururka Xisbul Islaam sidii ay ula wareegeen oo kale Maamulkii Magaalada Baladweyne.

Marka laga soo tago xiisadahaani dagaal ayaa waxaa ciidamo la wareegista Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab ka hadlay hogaamiyaha Ururka Xsibul Islaam Sheekh Xasan DAahir Aweys kaasi oo inbadan ku cel celiyay in Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay uga baxeen balan ahaa in aan ciidan iyo hub la kala qaadan.

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.


:clap: :clap: :clap:
kill this bastard :up:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Aweys, a trapped rat

Post by AhlulbaytSoldier »

Image

Aweys: where should i go? I cant go to villa somalia, they rule 1 km. i cant go to my birthplace guriceel. if i join alshabaab i will loose leadership :cry: :(
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Aweys, a trapped rat

Post by ciyaal_warta »

pay back is a beautiful bytch :lol: :lol: :lol:
yesterday the whole south was begging not to start a war against sherif's government and start a reconciliation conference with TFG..and he declared a war against TFG.

ninki so joog laga waayo so jiif aa laga helaa :up: :up:
http://www.calanka.com/warka/article730.htm
Image
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Aweys, a trapped rat

Post by AhlulbaytSoldier »

lol

iam really interested what will be the next move of aweys.
the only way to save his head is by joining shabab and becoming their soldier. :mrgreen:
User avatar
ahmad guray
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 964
Joined: Sat Apr 21, 2007 11:45 pm

Re: Aweys, a trapped rat

Post by ahmad guray »

the same story ... 5 days ago.
Somalia’s Hizbu Islam Terrorist may be nearing its end.. Al-Qaida consolidate power in Somalia
http://terror freesomalia.blogspot.com/2 ... g-its.html
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Aweys, a trapped rat

Post by ciyaal_warta »

HutuKing01 wrote:lol

iam really interested what will be the next move of aweys.
the only way to save his head is by joining shabab and becoming their soldier. :mrgreen:

this is his next move man..does he has another option :lol: :lol: :lol: he will be joining muuse suudi in maqaayad somewhere in xamar jajab asigoo sacabooley ah :lol: :lol: :lol:

http://www.soomaalinews.com/view_conten ... leid=16918
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Aweys, a trapped rat

Post by AhlulbaytSoldier »

ciyaal_warta wrote:
HutuKing01 wrote:lol

iam really interested what will be the next move of aweys.
the only way to save his head is by joining shabab and becoming their soldier. :mrgreen:

this is his next move man..does he has another option :lol: :lol: :lol: he will be joining muuse suudi in maqaayad somewhere in xamar jajab asigoo sacabooley ah :lol: :lol: :lol:

http://www.soomaalinews.com/view_conten ... leid=16918
:lol: :lol: :lol:
i dont think this will be good for tfg or somali people cuz xisbul shaytan is irrelevant and has no power. they are joke who rules refugee places :mrgreen:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Aweys, a trapped rat

Post by ciyaal_warta »

HutuKing01 wrote:
ciyaal_warta wrote:
HutuKing01 wrote:lol

iam really interested what will be the next move of aweys.
the only way to save his head is by joining shabab and becoming their soldier. :mrgreen:

this is his next move man..does he has another option :lol: :lol: :lol: he will be joining muuse suudi in maqaayad somewhere in xamar jajab asigoo sacabooley ah :lol: :lol: :lol:

http://www.soomaalinews.com/view_conten ... leid=16918
:lol: :lol: :lol:
i dont think this will be good for tfg or somali people cuz xisbul shaytan is irrelevant and has no power. they are joke who rules refugee places :mrgreen:
agreed..they must be crazy 2 do power sharing wif powerless leader...ina dahir aweys should be hanged by either side. :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”