Hartiga Xildhibaano la kulamaya Shariif

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Hartiga Xildhibaano la kulamaya Shariif

Post by oldenglish »

Hartiga Xildhibaano la kulamaya Shariif

June 20, 2010
By Admin
Maanta ayaa waxa Hotel Ambasador ee Magaalada Muqdisho waxa Ku Kulmaya Xildhibaano ka soo Jeeda Beesha Daarood, iyo kuwa Hartiga ee ka mid ah Xukuumada Somaliya waa wakhtigan Jirtay, Kulankaasi ayaa waxa Go’Goasha dhigay Xildhibaanada Hartiga oo sheegay inay tufeen ama aanay ku Qanacsanayn Raisalwasaaraha Somaliya Cumar C/Rashiid Cali Shamraake.


Xildhibaan Xareed, iyo Xildhibaan Sanyare Inadha Buur, Maxamed Cali Shire iyo Ahmed Sakiin, ayaa ka mid ah Xildhibaanada Hartiga ee la Kulmaya kuwa Daaroodka,waxana warka intaasi ku darayaa inay Maalinta Bari ah ay la Kulmayaan Madaxwaynaha Somaliya SHeekh Shariif oo ay Kala Xaajoonayaan inay Ka Hor yimaadeen qaabka uu wax u wado Raisalwasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake.

Dhamaan Xildhibaanadan ayaa sheegay inay Doonayaan in la bedelo Cumar C/rashiid oo awal Meesha ku Tegay Qaab beeleed oo ah Harti balse maanta ayay uu muuqataa in Beelaha Harti ay ka Hor Yimaadeen Raisalwasaaraha Sharmaake.
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Hartiga Xildhibaano la kulamaya Shariif

Post by oldenglish »

Why do Dabaycos use Harti, we dont give a flying f-uck about the weak Hawiye gov.
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Hartiga Xildhibaano la kulamaya Shariif

Post by paidmonk »

Just act proper and your kin might get a chance at Puntland president, might.
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Hartiga Xildhibaano la kulamaya Shariif

Post by oldenglish »

No thanks, we dont need the weight of Mudug-Nugaal-Eastern Bari let alone its residents. We've got enough on our own plate.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”