War deg deg ah- Guurtida Beesha Habar Yoonis oo ku dhawaaq
Moderator: Moderators
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
War deg deg ah- Guurtida Beesha Habar Yoonis oo ku dhawaaq
War Deg deg Ah: Golaha Guurtida Beesha Habaryoonis oo Caawa shir ay Burco Ku Qabteen Shaacisay Inay Taageeradooda Si Mug Leh u Siinayaan Xisbiga UCID
Burco(Oodweynenews)- Waxaa goor dhaweyd soo gebagaboobay shirweyne ay isugu yimaadeen dhamaan beelaha ay ka koobanatahay Bahweynta Habaryoons kaas oo ka dhacay Hotel Barwaqo2 waxaanu shirkani ahaa mid aya kaga arinsatay beeshu cidii ay codkooda siin lahayd waxaanay isku raaceen inay si mug leh codkooda u siiyaan xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee UCID.
shirkani oo ahaa mid ay soo agaasintay Gudiga guurtida habaryoonis ayaa ugu horayn waxa halkaasi ka hadalayay Gudoomiyaha golaha guurtida Habaryoonis Cawil yuusuf Dhiif waxaanu sheegay in caawa codkeeda ay beshu si mugleh ay ugu taageerto xisbiga UCID oo uu ku sifeeyay inuu yahay mid kaga duwanaaday labada xisbi ee kaleba 4tan barnaamijkiisa siyaasadeed.
Hadaba goaamadii laysla qaatay waaxyaabihii keenayba waxaa ka mid ahaa.
1-waxa uu xisbiga UCID nagu xujeeyay hadaan nahay Beesha Habaryoonis iyo Guud ahaaba Somaliland isku xukunka kitaabka quraanka kariimka ah.
2-Ceeb aan laga soo sheegayn madaxda ka sharaxan xisbiga UCID heer kastaba ha ahaadaane isla markana leh maamul waxgarada iyo masax ka fayow tii duugawday.
3-waxaanan ku raacnay inuu yahay xisbiga UCID mid dadka xiligan la hortaagan barnaamij siyaasadeed oo cad kaas oo ku hagi kara dalaka 5sanadood ee socda horumar balaadhan.
4-waxaanay Beeshu caawa baaq u diarysaa dhamaanba beelaha iyo shacbiweynaha reer Somaliland inay raacaan xisbigani UCID oo isagu xiligan u muuqda ka keliya ee dalka Badbaadadiisa ah.
Shirkan ay caawa isugu yimaadeen beelaha habaryoonis in kabadan 80xubnood oo ka kala tirsan ardaayada beeshani ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa iyada oo doorashadii madaxtinimada Somalaind ay dhacayso maalinta sabtida ah ee fooda iangu soo haysa taas oo xisbiyada qarankuna ay xiligan ku hawlanyihiin kala jiidashada beelaha iyo ardaayada Somaliland.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: War deg deg ah- Guurtida Beesha Habar Yoonis oo ku dhawa
oo aabo riyaale muxu yeelaya , hada ucid beesha habaryoonis ugu shubto,. ma aboo riyaale meesha fadhisanaya mise abo riyaale faisal bu badalaya oo ucid ba loo dhiibayaBohol iyo karaman wrote:War Deg deg Ah: Golaha Guurtida Beesha Habaryoonis oo Caawa shir ay Burco Ku Qabteen Shaacisay Inay Taageeradooda Si Mug Leh u Siinayaan Xisbiga UCID
Burco(Oodweynenews)- Waxaa goor dhaweyd soo gebagaboobay shirweyne ay isugu yimaadeen dhamaan beelaha ay ka koobanatahay Bahweynta Habaryoons kaas oo ka dhacay Hotel Barwaqo2 waxaanu shirkani ahaa mid aya kaga arinsatay beeshu cidii ay codkooda siin lahayd waxaanay isku raaceen inay si mug leh codkooda u siiyaan xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee UCID.
shirkani oo ahaa mid ay soo agaasintay Gudiga guurtida habaryoonis ayaa ugu horayn waxa halkaasi ka hadalayay Gudoomiyaha golaha guurtida Habaryoonis Cawil yuusuf Dhiif waxaanu sheegay in caawa codkeeda ay beshu si mugleh ay ugu taageerto xisbiga UCID oo uu ku sifeeyay inuu yahay mid kaga duwanaaday labada xisbi ee kaleba 4tan barnaamijkiisa siyaasadeed.
Hadaba goaamadii laysla qaatay waaxyaabihii keenayba waxaa ka mid ahaa.
1-waxa uu xisbiga UCID nagu xujeeyay hadaan nahay Beesha Habaryoonis iyo Guud ahaaba Somaliland isku xukunka kitaabka quraanka kariimka ah.
2-Ceeb aan laga soo sheegayn madaxda ka sharaxan xisbiga UCID heer kastaba ha ahaadaane isla markana leh maamul waxgarada iyo masax ka fayow tii duugawday.
3-waxaanan ku raacnay inuu yahay xisbiga UCID mid dadka xiligan la hortaagan barnaamij siyaasadeed oo cad kaas oo ku hagi kara dalaka 5sanadood ee socda horumar balaadhan.
4-waxaanay Beeshu caawa baaq u diarysaa dhamaanba beelaha iyo shacbiweynaha reer Somaliland inay raacaan xisbigani UCID oo isagu xiligan u muuqda ka keliya ee dalka Badbaadadiisa ah.
Shirkan ay caawa isugu yimaadeen beelaha habaryoonis in kabadan 80xubnood oo ka kala tirsan ardaayada beeshani ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa iyada oo doorashadii madaxtinimada Somalaind ay dhacayso maalinta sabtida ah ee fooda iangu soo haysa taas oo xisbiyada qarankuna ay xiligan ku hawlanyihiin kala jiidashada beelaha iyo ardaayada Somaliland.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: War deg deg ah- Guurtida Beesha Habar Yoonis oo ku dhawa
Bohol are you now against udub or not are you now fully an ucid supporter, as you see the habaryoonis elders want riyaale out and want faisal the garxajis man in
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: War deg deg ah- Guurtida Beesha Habar Yoonis oo ku dhawa
Inkaste oo aan ka soo hor jeedo anigu dhaq-dhaqaaqa noocan oo kale , UCID ka'ma baxayo anigu
Waxaan uga baxayn baan idin sheegaya .
Horta in labadii week ba la is bedelo waa yara foolxumo
{speaking about myself}, 6 cishaa ba ka hadhay .
Midda kale waxa weeye , HA , HJ-dii baa kaga horreysay HY-ta , marka iney iyaguna baaq ka socda beesha soo saaran baa lagu qabsay

Waxaan uga baxayn baan idin sheegaya .
Horta in labadii week ba la is bedelo waa yara foolxumo

Midda kale waxa weeye , HA , HJ-dii baa kaga horreysay HY-ta , marka iney iyaguna baaq ka socda beesha soo saaran baa lagu qabsay

Last edited by SahanGalbeed on Sun Jun 20, 2010 7:12 pm, edited 2 times in total.
Re: War deg deg ah- Guurtida Beesha Habar Yoonis oo ku dhawa
Khaliid, why do you care what bohol wants. 

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: War deg deg ah- Guurtida Beesha Habar Yoonis oo ku dhawa
Siciid85 wrote:Khalid, why do you care what bohol wants.seems bohol gives you nightmares.
No sxb I just want to understand what the connection is between ucid and udub
Ileen how can you be ucid and udub at the same time

Re: War deg deg ah- Guurtida Beesha Habar Yoonis oo ku dhawa
Pictures of the Wadaado's and Guurtii.

Last edited by Siciid85 on Sun Jun 20, 2010 7:25 pm, edited 2 times in total.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: War deg deg ah- Guurtida Beesha Habar Yoonis oo ku dhawa
Faisal
ma lacag ka badan intay Udub siisay buu siiyey?

Goljano, maya dacaad ba lo tageeraya Muj. Faysal not bribe.

Re: War deg deg ah- Guurtida Beesha Habar Yoonis oo ku dhawa
Emperior, i have no idea ask Muj.Bohol himself.
Last edited by Siciid85 on Sun Jun 20, 2010 7:33 pm, edited 1 time in total.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: War deg deg ah- Guurtida Beesha Habar Yoonis oo ku dhawa
Siciid85 wrote:Emperior, i have no idea maybe is a secret not designed for the likes of you.
Why what did gaboose do which is so bad
sicid why do you keep editing your stuff ur like almost like ducaysane lol a minute ago u said gaboose can go to hell explain that what did gaboose do?
Re: War deg deg ah- Guurtida Beesha Habar Yoonis oo ku dhawa
Khalid, wtf are you on about.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: War deg deg ah- Guurtida Beesha Habar Yoonis oo ku dhawa
Siciid85 wrote:Khalid, wtf are you on about.
you just said someting about dr gaboose then u edit it and then u wrote something else then you edited and then you said what i am on come on, ii sheeg what did Dr gaboose the muj do.
Re: War deg deg ah- Guurtida Beesha Habar Yoonis oo ku dhawa
Maya it was for a different topic i though it was the topic about Oodweyne then i realised this was a different topic that is why i edited, as for Dr.Gaboose he tries to divide beesha for his silly personal gains, so it's a good thing if H.Y are united on 1 front and vote for UCID and forget about UDUB & KULMIYE.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 544 Views
-
Last post by AbrahamXirsi
-
- 18 Replies
- 2761 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 1 Replies
- 2930 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 4 Replies
- 1967 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 786 Views
-
Last post by Erigavo-Man
-
- 3 Replies
- 1796 Views
-
Last post by Siigodheer
-
- 9 Replies
- 925 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 84 Replies
- 6267 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 8 Replies
- 870 Views
-
Last post by KingMJ
-
- 130 Replies
- 7816 Views
-
Last post by Ismail_Boss