PUNTLAN IS NO PART OF SOMALIA..IT'S SOVEREIGN LAND ..PROOF !
Posted: Mon Jun 21, 2010 10:11 am
http://www.puntlandpost.com/newspage.ph ... leid=12157
GAROOWE: Safiirro ka socday dalalka Yurub oo Magaalada Garoowe kulammo kula qaatay Madaxwaynaha Puntland (SAWIRO)
Posted to the Web Jun 20, 04:15
Garoowe (PP) - Wafdigaan oo ka socaday wadamda kala ah Itaaliya, Ispan, farance,Biljam iyo Filand ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Canoco ee magaalada Garoowe ku soo dhaweeyay madaxwayne kuxigeenka puntland iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada puntland waxaan wafdigaan loo soo galbiyey xarrunta madaxtooyada ee magaalda Garoowe halkas oo ay kulan kula qaateen madaxwaynha puntland iyo ku xigeen kiisa iyo xubno kamida ah wasiirda Puntalnad.
Kulankaan kadib ayaa waxaa saxaafad xarrunta Madaxtooyada kula hadalay Maxamed Cismaan Adan Idson oo ka mid ahaa wafdiga isagoo saxaafad uga warbixiyey wafdigaan iyo sidii ay u yimaadeen waxaan uu sheegay in wafdigaan ay yihiin safiiro EU ah ayna u yimaadeen in ay si rasmi ah usoo booqdaan deegaanada Puntland.
Waxaa kaloo la isla soo qaaday in la hagaajiyo wada shaqayanta iyo xiriirka iyadoo uu shirkaan maanta uu hordhac u yahay shirar badan oo ay yeelan doonaan Puntland EU, Intaasi kaddib ayaa wafdiga loo ka xeeyey meel loogu sameeyay qado shataf tasoo ku taal duleedka magaalda Garoowe, halkaas oo ay joogeen Isimo ka mid ah puntland sida Islaan Ciise Islaam Maxamed, Suladaan Saciid Maxamed Garaase,Garaad C/laahi Cali Ciid iyo Labo isim oo kale waxaan ay isimadaan ay kala hadleen sidii ay uga qayab qaadan lahaayeen horumarka puntland maadaama ay arkeen xaalada amaan ee ka jirta deegaanka Puntland mid aad la isugu halayn karo.
Qadadaas Kaddib ayaa Madaxwayanha puntland Dr C/rixmaan Maxamed Maxmuud Faroole ayaa saxaafada warbixin kooban siiyey waxaana uu sheegay in ay wafdigaan balaaran ay kawada hadleen waxa yaabo badan kuwasoo ay kamid yihiin in ay kawada shaqeeyaan dhinac amaanka isalamarkaana ay booqashada deegaanka puntland .
Madaxwaynaha ayaa sidoo kale sheegay in mashaariicda wadamadaan ay noqdaan kuwa sidii loogu talgalay loo hirgaliyey tasina ay keeni karto iska waraqab buuxa iyo xiriir joogta ah
Wafdigaan safiirada ah ayaa maanta markiiba ka noqaday magaalda Garoowe iyagoo dib ugu anbabaxay magaalda Nairobi oo ay saaka ka soo duuleen waan markii ugu horaysay oo wafdi heerkaan oo kale ay yimaadan puntland.
Tan iyo Intii uu Madaxweyne Faroole uu qabtay maamulka Puntland ayuu waxay dowladiisu ku guulaysatay inay hagaajiso Xiriirka Puntland iyo kan wadamada Caalamlka iyadoo dowladani ay bedeshay Sawirkii horay looga qabay deegaanada Puntland.
Saciid Cabdisalaan Siciid
Wakiilka Puntlandpost - garoowe